1 H addaba waxyaalahaas dabadeed intii Artaxshasta oo boqorkii Faaris ahaa dowladnimada haystay ayaa Baabuloon waxaa ka soo kacay Cesraa ina Seraayaah, oo ahaa ina Casaryaah, ina Xilqiyaah,
А по цих пригодах, за царювання Артаксеркса, царя перського, Ездра, син Азарії, сина Хійлкійї,
2 i na Shalluum, ina Saadooq, ina Axiituub,
сина Шаллуна, сина Садока, сина Ахітуви,
3 i na Amaryaah, ina Casaryaah, ina Meraayood,
сина Амарії, сина Азарії, сина Мерайота,
4 i na Seraxyaah, ina Cusii, ina Buqii,
сина Захарія, сина Уззі, сина Буккі,
5 i na Abiishuuca, ina Fiinexaas, ina Elecaasaar, ina Haaruun kii ahaa wadaadka sare;
сина Авішуї, сина Пінхаса, сина Елеазара, сина Аарона, первосвященика,
6 o o Cesraahan ayaa ka tegey Baabuloon, oo wuxuu ahaa karraani aad u yaqaan sharcigii Muuse uu Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil siiyey; oo boqorkuna wuxuu siiyey wixii uu weyddiistay oo dhan sidii ay gacantii Rabbiga Ilaahiis ahu u saarnayd.
цей Ездра вийшов із Вавилону, а він був учитель, знавець Мойсеєвого Закону, що його дав Господь, Бог Ізраїлів. І дав йому цар згідно з тим, як була на ньому рука Господа, Бога його, всяке його пожадання.
7 O o sannaddii toddobaad oo dowladnimadii Boqor Artaxshasta waxaa Yeruusaalem tegey qaar ah reer binu Israa'iil, iyo wadaaddada, iyo reer Laawi, iyo nimankii gabayaaga ahaa, iyo irid-dhawryadii, iyo reer Netiiniim.
І пішли з ним дехто з Ізраїлевих синів, і з священиків, і Левитів, і співаків, і придверних, і храмових підданців до Єрусалиму сьомого року царя Артаксеркса.
8 O o wuxuu Yeruusaalem yimid boqorka sannaddiisii toddobaad, bisheedii shanaad.
І прибув він до Єрусалиму п'ятого місяця, а то сьомий рік царювання.
9 B aabuloon ayuu ka soo baxay bishii kowaad maalinteedii kowaad, oo wuxuu Yeruusaalem yimid bishii shanaad maalinteedii kowaad, sidii ay gacantii Ilaahiisa oo wanaagsanayd u saarnayd.
Бо першого дня місяця першого був початок виходу з Вавилону, а першого дня п'ятого місяця він прийшов до Єрусалиму, бо рука його Бога була добра на ньому.
10 W aayo, Cesraa wuxuu qalbigiisa u diyaariyey inuu doondoono oo sameeyo Rabbiga sharcigiisa iyo inuu reer binu Israa'iil baro qaynuunno iyo xukummo. Warqaddii Boqor Artaxshasta U Diray Cesraa
Бо Ездра приготовив своє серце досліджувати Господнього Закона, і виконувати його, і навчати в Ізраїлі устава та права.
11 H addaba kanu waa naqilkii warqaddii uu Boqor Artaxshasta siiyey Cesraa oo ahaa wadaadkii iyo karraanigii kaasoo ahaa karraanigii erayadii amarrada Rabbiga iyo qaynuunnadiisii uu reer binu Israa'iil siiyey.
А оце відпис писання, що цар Артаксеркс дав священикові Ездрі, учителеві, що пише слова заповідей Господа та Його устави над Ізраїлем:
12 A nigoo ah Artaxshasta boqorkii boqorrada, waxaan u qorayaa wadaadkii Cesraa oo ah karraanigii sharciga Ilaaha samada ee kaamil ah, iyo wax la mid ah. Salaan
Артаксеркс, цар над царями, до священика Ездри, досконалого вчителя Закону Бога Небесного, і так далі.
13 W axaan amar ku bixinayaa in dadka reer binu Israa'iil, iyo wadaaddadooda, iyo reer Laawi, inta boqortooyadayda ku jirta, ee ikhtiyaarkooda u doonaya inay Yeruusaalem tagaan, ay dhammaan ku raacaan.
А ось виданий від мене наказ, щоб кожен, хто в моїм царстві з Ізраїлевого народу, і їхніх священиків, і Левитів з доброї волі бажає йти до Єрусалиму з тобою, нехай іде,
14 W axaa ku soo diray boqorkii iyo toddobadiisii lataliye inaad soo warsatid Yahuudah iyo Yeruusaalem, sida waafaqsan sharciga Ilaahaaga oo gacantaada ku jira,
через те, що ти посланий від царя та семи його дорадників, щоб дослідити про Юдею та про Єрусалим за правом твого Бога, правом, що в руці твоїй,
15 i yo inaad qaaddid lacagta iyo dahabka ay boqorka iyo lataliyayaashiisu ikhtiyaarkooda ugu bixiyeen Ilaaha reer binu Israa'iil oo rugtiisu tahay Yeruusaalem,
і щоб відправити срібло та золото, що цар та дорадники його пожертвували для Бога Ізраїлевого, Якого місце перебування в Єрусалимі,
16 i yo kulli lacagta iyo dahabka aad ka heli doonto gobolka Baabuloon oo dhan, iyo qurbaanka dadku ikhtiyaarka u bixiyo, iyo kan wadaaddadu ay ikhtiyaarkooda ugu bixiyaan guriga Ilaahooda oo Yeruusaalem ku yaal aawadiis,
і все срібло та золото, яке ти знайдеш у всій вавилонській окрузі разом із пожертвами народу та священиків, які жертвують для дому їхнього Бога, що в Єрусалимі.
17 h addaba sidaas daraaddeed waa inaad aad ugu dadaashaa inaad lacagtan ku iibiso dibi, iyo wanan, iyo baraar, iyo qurbaannadooda hadhuudhka ah, iyo qurbaannadooda cabniinka ah, oo aad ku dul bixisaa meesha allabariga ee guriga Ilaahaaga oo Yeruusaalem ku yaal.
Тому ти невідкладно купиш за це срібло биків, баранів, овечок, і їх жертви хлібні та їх жертви ливні, і принесеш їх на жертівнику дому вашого Бога, що в Єрусалимі.
18 O o lacagta iyo dahabka intooda kale ku sameeya wax alla wixii adiga iyo walaalahaa idinla wanaagsan oo sida Ilaahiin doonayo ah.
А що тобі та браттям твоїм буде добре вчинити з рештою срібла та золота, те зробіть за вподобанням вашого Бога.
19 O o weelasha laguugu dhiibay in lagu qabto adeegidda guriga Ilaahaaga waxaad hor geeysaa Ilaaha Yeruusaalem.
А посуд, що даний тобі на служення дому твого Бога, віддай у цілості перед Богом Єрусалиму.
20 O o wax alla wixii kaloo loogu baahan yahay guriga Ilaahaaga aawadiis, ee kugu habboon inaad bixiso, ka bixi boqorka gurigiisa khasnadda ah.
А решта потрібного для дому Бога твого, що випаде тобі дати, буде дана з дому царських скарбів.
21 O o weliba anigoo ah Boqor Artaxshasta waxaan amar ku siinayaa khasnajiyada webiga shishadiisa jooga oo dhan, in dadaal lagu sameeyo wax alla wixii uu idin weyddiisto wadaadka Cesraa oo ah karraaniga sharciga Ilaaha samada,
А від мене я цар Артаксеркс виданий наказ для всіх скарбників, що в Заріччі, що все, чого зажадає від вас священик Ездра, учитель Закону Бога Небесного, нехай буде докладно зроблене:
22 i ntii ku siman boqol talanti oo lacag ah, iyo boqol kor oo sarreen ah, iyo boqol bad oo khamri ah, iyo boqol bad oo saliid ah, iyo cusbo aan la xisaabin intay tahay.
срібла аж до сотні талантів, і пшениці аж до сотні корів, і вина аж до сотні батів, і оливи аж до сотні батів, за соли без запису.
23 H addaba wax alla wixii Ilaaha samadu uu amro saas dadaal ha loogu sameeyo guriga Ilaaha samada aawadiis, waayo, bal maxay cadho ugu dhacaysaa boqortooyada boqorka iyo wiilashiisa?
Усе, що з наказу Небесного Бога, нехай буде горливо зроблене для дому Небесного Бога, бо нащо був би гнів на царство царя та на синів його?
24 O o weliba waxaannu ku ogeysiinaynaa inaanay xalaal ahaan doonin in gabbaro, canshuur, amase baad toona la saaro wadaaddada, iyo kuwa reer Laawi, iyo nimanka gabayaaga ah, iyo irid-dhawryada, iyo reer Netiiniim, iyo addoommada gurigan Ilaah midkoodna.
І вас завідомляємо, що всі священики та Левити, співаки, придверні, храмові підданці та працівники того Божого дому вільні, данини, податку, чи мита не належить накладати на них!
25 O o adigoo Cesraa ahu xigmadda Ilaahaagu ku siiyey ku dooro xaakinno iyo qaadiyo u garsoora dadka webiga ka shisheeya oo dhan, in alla inta taqaan sharciyada Ilaahaaga, oo kii aan aqoonna bara.
А ти, Ездро, за мудрістю Бога твого, яка в руці твоїй, попризначай суддів та виконавців Закону, щоб судили для всього народу, що в Заріччі, для всіх, хто знає закони твого Бога, а хто не знає, тих навчите.
26 O o ku alla kii aan addeecin sharciga Ilaahaaga iyo sharciga boqorka, xukun ha lagu soo dejiyo, iyadoo aad loogu dadaalayo, hadday tahay in la dilo, ama in la masaafuriyo, ama in xoolihiisa lagala wareego, amase in la xidho.
А кожен, хто не буде виконувати Закона твого Бога та закона царського докладно, щоб чинився над ним суд: чи то на смерть, чи то на вигнання, чи то на кару маєткову, чи то на ув'язнення.
27 W axaa ammaan leh Rabbiga ah Ilaaha awowayaashayo, oo boqorka qalbigiisa geliyey wax sidanoo kale ah, inuu ku qurxiyo guriga Rabbiga oo Yeruusaalem ku yaal,
Благословенний Господь, Бог наших батьків, що вклав у цареве серце, щоб оздобити дім Господній, що в Єрусалимі,
28 o o naxariis iga siiyey boqorkii, iyo lataliyayaashiisa, iyo amiirradiisa xoogga badan hortooda oo dhan. Oo waxaan u xoogaystay sidii gacanta Rabbiga Ilaahayga ahu ii saarnayd, markaasaan reer binu Israa'iil ka dhex urursaday rag madax ah inay i raacaan.
а на мене нахилив милість перед царем та його дорадниками, та всіма хоробрими царевими зверхниками! А я зміцнився, бо рука Господа, Бога, була надо мною, і я зібрав провідних людей з Ізраїля, щоб вони пішли зо мною.