1 M arkaasaa Muuse bannaankii Moo'aab ka tegey oo wuxuu aaday Buur Nebo, oo fuulay dhaladii Buur Fisgaah oo Yerixoo ka soo hor jeedda. Kolkaasaa Rabbigu isagii tusay dalkii Gilecaad oo dhan iyo tan iyo Daan,
І вийшов Мойсей із моавських степів на гору Нево, на верхів'я Пісґі, що навпроти Єрихону, а Господь дав йому побачити ввесь Край: Ґілеад аж до Дану,
2 i yo dalkii reer Naftaali oo dhan, iyo dalkii reer Efrayim iyo reer Manaseh, iyo dalkii reer Yahuudah oo dhan, tan iyo badda galbeed,
і ввесь Нефталим, і край Єфрема та Манасії, і ввесь край Юди аж до Останнього моря,
3 i yo xagga koonfureed, iyo bannaanka dooxada Yerixoo oo ah magaalada geedaha timireed, iyo tan iyo Socar.
і південь, і рівнину долини Єрихону, пальмового міста аж до Цоару.
4 O o Rabbigu wuxuu isagii ku yidhi, Waa kaas dalkii aan ugu dhaartay Ibraahim iyo Isxaaq iyo Yacquub oo aan midkood kasta ku idhi, Dalkaas waxaan siinayaa farcankaaga. Haddaba waxaan ka dhigay inaad indhahaaga ku aragto, laakiinse xaggaas u gudbi maysid.
І сказав Господь до нього: Оце той Край, що Я присягнув Авраамові, Ісакові та Якову, говорячи: Насінню твоєму Я дам його. Я вчинив, що ти бачиш його власними очима, та туди не перейдеш.
5 S idaas daraaddeed Muuse oo ahaa addoonkii Rabbigu meeshaasoo ahayd dalkii reer Moo'aab ayuu ku dhintay, sida erayga Rabbigu ahaa.
І впокоївся там Мойсей, Господній раб, у моавському краї на приказ Господа.
6 O o wuxuu isagii ku aasay dooxada ku taal dalka Moo'aab oo ka soo hor jeeda Beytfecoor, laakiinse ilaa maantadan la joogo ma jiro nin qabrigiisii yaqaan.
І похований він у долині в моавському краї навпроти Бет-Пеору, і ніхто не знає гробу його аж до цього дня.
7 O o Muuse markuu dhintay wuxuu jiray boqol iyo labaatan sannadood, oo haddana indhihiisu ma aragdarnaan, xooggiisiina kama yaraan.
А Мойсей був віку ста й двадцяти літ, коли він помер, та не затемнилось око його, і вологість його не зменшилась.
8 O o reer binu Israa'iilna soddon maalmood ayay Muuse ugu ooyayeen bannaankii Moo'aab, haddaba maalmihii loo barooranayay Muuse way dhammaadeen.
І оплакували Мойсея Ізраїлеві сини в моавських степах тридцять день, та й покінчилися дні оплакування жалоби за Мойсеєм.
9 O o Yashuuca ina Nuunna waxaa ka buuxay ruuxa xigmadda, maxaa yeelay, Muusaa gacmihiisa mar hore saaray, oo reer binu Israa'iil isagii way maqleen, oo sidii Rabbigu Muuse ku amray ayay sameeyeen.
А Ісус, син Навинів, був повний духа мудрости, бо Мойсей поклав свої руки на нього. І слухали його Ізраїлеві сини, і робили, як Господь наказав був Мойсеєві.
10 O o tan iyo waagaasna reer binu Israa'iil kama dhex kicin nebi Muuse la mid ah oo Rabbigu fool ka fool u yaqaan.
І не появився вже в Ізраїлі пророк, як Мойсей, що знав його Господь обличчя-в-обличчя,
11 O o ma jirin mid sameeyey calaamooyinkii iyo yaababkii uu Rabbigu isaga dalkii Masar ugu diray inuu ku sameeyo Fircoon, iyo addoommadiisii oo dhan, iyo dalkiisii oo dhan,
щодо всіх ознак та чуд, що Господь послав його чинити в єгипетськім краї фараонові й усім рабам його та всьому його краєві,
12 w axyaalahaasoo uu Muuse gacantii xoogga badnayd oo dhan iyo cabsidii weynayd oo dhan kaga sameeyey reer binu Israa'iil oo dhan hortooda.
і щодо всієї тієї сильної руки, і щодо всього того страху великого, що Мойсей чинив на очах усього Ізраїля.