1 O o isla sannaddaasba, bilowgii boqornimadii Sidqiyaah uu boqorka ka ahaa dalka Yahuudah, sannaddii afraad bisheedii shanaad ayaa Xananyaah ina Casuur oo ahaa nebigii Gibecoon ka yimid igula hadlay guriga Rabbiga dhexdiisa iyadoo ay wada joogaan wadaaddadii iyo dadkii oo dhammu, oo wuxuu igu yidhi,
І сталося того року на початку царювання Седекії, царя Юди, четвертого року, п'ятого місяця, сказав до мене Ананія, син Аззурів, пророк, що з Ґів'ону, у Господньому домі, на очах священиків та всього народу, говорячи:
2 R abbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Anigu harqoodkii boqorka Baabuloon waan jebiyey.
Так говорить Господь Саваот, Бог Ізраїлів, кажучи: Зламаю ярмо царя вавилонського!
3 I ntaanay laba sannadood dhammaan ayaan halkan ku soo celin doonaa weelashii guriga Rabbiga oo uu Nebukadnesar oo ah boqorka Baabuloon halkan ka qaatay, oo uu Baabuloon la tegey.
За два роки часу Я верну до цього місця ввесь посуд Господнього дому, що забрав був Навуходоносор, цар вавилонський, з цього місця, і спровадив його до Вавилону.
4 O o Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaan halkan ku soo celin doonaa Yekonyaah ina Yehooyaaqiim oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah, iyo maxaabiistii dadka Yahuudah ee Baabuloon lala tegey oo dhan, waayo, harqoodka boqorka Baabuloon waan jebin doonaa.
І Єхонію, Єгоякимового сина, царя Юди, і всіх Юдиних вигнанців, що прийшли до Вавилону, Я верну до цього місця, говорить Господь, бо зламаю ярмо царя вавилонського!
5 M arkaas Nebi Yeremyaah baa la hadlay Nebi Xananyaah iyadoo ay wada joogaan wadaaddadii iyo dadkii guriga Rabbiga dhex taagnaa oo dhammu.
І говорив пророк Єремія до пророка Ананії на очах священиків і на очах усього народу, що стояли в Господньому домі.
6 O o Nebi Yeremyaah wuxuu yidhi, Aamiin, Rabbigu saas ha yeelo. Rabbigu ha wada sameeyo erayadii aad sii sheegtay oo weelashii guriga Rabbiga ha soo celiyo, oo kuwii maxaabiis ahaanta loo kaxaystay oo dhan Baabuloon ha ka soo celiyo oo meeshan ha keeno.
І сказав пророк Єремія: Амінь! Нехай так зробить Господь, нехай виконає Господь слова твої, що ти пророкував про поворот посуду Господнього дому та всього вигнання в неволю з Вавилону до цього місця.
7 H ase ahaatee bal adigu haatan maqal eraygan aan kula hadlayo dhegahaaga iyo dhegaha dadkan oo dhan.
Тільки послухай це слово, що я говорю в вуха твої та в вуха всього народу:
8 N ebiyadii waayihii hore oo aniga iyo adigaba inaga sii horreeyey waxay waddammo badan iyo boqortooyooyin waaweyn wax kaga sii sheegeen dagaal iyo masiibo iyo belaayo.
Ті пророки, що від віків були передо мною і перед тобою, пророкували про численні краї та про царства великі, про війни, і про голод та про моровицю.
9 N ebigii nabad wax ka sii sheega, oo uu eraygii nebigaasu run noqdo, markaas nebigaas waxaa loo aqoonsadaa in Rabbigu isaga dhab ahaan u soo diray.
Пророк, що пророкує про мир, коли справдиться слово пророче, буде пізнаний цей пророк, що його справді послав Господь.
10 K olkaasaa Nebi Xananyaah harqoodkii qoortii Nebi Yeremyaah ka qaaday oo uu kala jebiyey.
І взяв пророк Ананія ярмо з шиї пророка Єремії, і поламав його.
11 M arkaasaa Xananyaah dadkii oo dhan hortiisa ku hadlay oo wuxuu yidhi, Rabbigu wuxuu leeyahay, Sidaas oo kale intaanay laba sannadood dhammaan ayaan quruumaha oo dhan uga jebin doonaa harqoodka Nebukadnesar oo ah boqorka Baabuloon. Kolkaasaa Nebi Yeremyaah iska tegey.
І сказав Ананія на очах усього народу, говорячи: Так говорить Господь: Отак поламаю ярмо Навуходоносора, царя вавилонського, за два роки часу, з шиї всіх народів! І пішов пророк Єремія своєю дорогою.
12 O o markii Nebi Xananyaah uu harqoodkii ka jebiyey qoortii Nebi Yeremyaah dabadeed ayaa eraygii Rabbigu u yimid Nebi Yeremyaah, isagoo leh,
І було слово Господнє до Єремії по тому, як пророк Ананія поламав ярмо з шиї пророка Єремії, говорячи:
13 T ag, oo waxaad Xananyaah ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu kugu leeyahay, Adigu waxaad jebisay harqoodkii qoriga ahaa, laakiinse waxaad meeshiisa ka yeelan doontaa harqood bir ah.
Іди, і скажеш до Ананії, говорячи: Так говорить Господь: Ти поламав дерев'яне ярмо, але Я зроблю замість нього ярмо залізне.
14 W aayo, Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Quruumahan oo dhan waxaan qoortooda kor saaray harqood bir ah, si ay ugu adeegaan boqorka Baabuloon oo ah Nebukadnesar, oo iyana way u adeegi doonaan, oo weliba xayawaanka duurkana isagaan siiyey.
Бо так промовляє Господь Саваот, Бог Ізраїлів: Я дав на шию всіх цих народів залізне ярмо, щоб вони служили Навуходоносорові, цареві вавилонському, і вони будуть служити йому, і навіть польову звірину віддам Я йому!
15 M arkaas Nebi Yeremyaah wuxuu Nebi Xananyaah ku yidhi, Xananyaahow, bal haatan i maqal. Rabbigu kuma soo dirin, laakiinse waxaad dadkan ka dhigaysaa inay been isku halleeyaan.
І сказав пророк Єремія до пророка Ананії: Послухай же, Ананіє: Не посилав тебе Господь, але ти доводиш, що народ цей довіряє неправді.
16 S idaas daraaddeed Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogow, anigu waan kaa fogayn doonaa dhulka korkiisa, oo isla sannaddan ayaad dhiman doontaa, maxaa yeelay, waxaad ku hadashay caasinimo Rabbiga ka gees ah.
Тому так промовляє Господь: Ось Я викидаю тебе з поверхні землі, цього року ти помреш, бо про відступство від Господа говорив ти!...
17 S idaas daraaddeed Nebi Xananyaah isla sannaddaas bisheedii toddobaad ayuu dhintay.
І помер пророк Ананія того року сьомого місяця...