Yeremyaah 10 ~ Єремія 10

picture

1 D adka Israa'iilow, bal maqla erayga Rabbigu idinkula hadlayo.

Послухайте слова того, що вам каже Господь, о доме Ізраїлів!

2 R abbigu wuxuu leeyahay, Ha baranina jidka quruumaha, oo hana ka nixina calaamadaha samada, waayo, quruumahaa ka naxa iyaga.

Так говорить Господь: Не навчайтесь доріг цих народів, і небесних ознак не лякайтесь, бо тільки погани лякаються їх!

3 W aayo, dadyowga caadooyinkoodu waxtar ma leh, maxaa yeelay, mid baa kaynta geed ka soo jara, waana wax ay nin saanac ah gacmihiisu faas ku sameeyaan.

Бо устави народів марнота вони, божок бо це дерево, з лісу вирубане, і це діло рук майстра сокирою!

4 W axaa lagu sharraxaa lacag iyo dahab, oo waxaa lagu dhuujiyaa musmaarro iyo dubbayaal, si uusan u dhaqdhaqaaqin.

Сріблом та злотом його прикрашають, цвяхами та молотками прикріплюють їх, і він не захитається.

5 S anamyadaas waa sida geed timireed oo toosan, laakiinse ma ay hadlaan, oo waxay u baahan yihiin in la qaado, maxaa yeelay, ma ay socon karaan. Iyaga ha ka baqina, waayo, wax xun idinkuma samayn karaan, oo weliba innaba wax san ma samayn karaan.

Вони, як опудало на огірковім городі, й безмовні, і конче їх носять, бо не ходять вони. Не бійтеся їх, бо не вчинять лихого, і також учинити добро це не в їхній силі!

6 R abbiyow, mid kula mid ahu ma jiro. Adigu waad weyn tahay, oo magacaaguna waa xoog badan yahay.

Такого, як Ти, нема, Господи: Ти великий й велике Ім'я Твоє могутністю!

7 B oqorka quruumahow, kan aan kaa cabsanaynu waa kuma? Waayo, way kugu habboon tahay, maxaa yeelay, kuwa xigmadda leh ee quruumaha iyo boqortooyooyinkooda oo dhanba mid kula mid ahu ma jiro.

Хто не буде боятись Тебе, Царю народів? Бо Тобі це належить, бо між усіма мудрецями народів і в усьому їхньому царстві немає такого, як Ти!

8 L aakiinse iyagu dhammaantood waa doqonno iyo nacasyo, cilmigoodu waa wax aan waxtar lahayn, waayo, waa qori uun.

Вони стали всі разом безумні й безглузді, наука марна оце дерево!

9 L acag la tumay baa Tarshiish laga keenaa, oo dahabna Uufaas, waana nin saanac ah shuqulkiis, iyo wixii lacagshubuhu uu gacmihiisa ku sameeyey, oo dharkooduna waa buluug iyo guduud, oo dhammaantoodna waa nin saanac ah shuqulkiis.

Срібна бляха з Таршішу привезена, злото ж з Офіру, праця майстра й руки золотарської, блакить та пурпура їхня одіж, усі вони праця мистців.

10 L aakiinse Rabbigu waa Ilaaha runta ah. Isagu waa Ilaaha nool iyo boqorka weligiis ah. Cadhadiisa ayaa dhulku la gariiraa, oo quruumuhuna uma ay adkaysan karaan dhirifkiisa.

А Господь Бог правдивий, Він Бог Живий та Цар вічний! Від гніву Його затрясеться земля, і не знесуть Його гніву народи.

11 W axaad iyaga ku tidhaahdaan, Ilaahyadii aan samooyinka iyo dhulka samayninu way ka wada baabbi'i doonaan dhulka dushiisa iyo samooyinka hoostooda.

Отак їм скажіть: боги, що неба й землі не вчинили, погинуть з землі та з-під неба цього!

12 I sagu dhulka xooggiisuu ku sameeyey, dunidana xigmaddiisuu ku dhisay, oo samooyinkana waxgarashadiisuu ku kala bixiyey.

Своєю Він силою землю вчинив, Своєю премудрістю міцно поставив вселенну, і небо напнув Своїм розумом.

13 M arkuu codkiisa ku hadlo biyo badan guuxooda baa samooyinka laga maqlaa, oo isagaa ka dhiga in dhulka darafyadiisa uumi ka soo kaco, roobkana wuxuu u sameeyaa hillaac, oo dabayshana isagaa khasnadihiisa ka soo saara.

Як голос Його забринить, у небесах шумлять води, а коли підіймає Він хмари із краю землі, коли блискавки чинить дощем та вітер виводить з криївок Своїх,

14 N in kastaaba wuxuu noqday doqon aan aqoon lahayn, oo dahabshube kastaaba wuxuu ku ceeboobay sanamkiisii la xardhay, waayo, sanamkiisii la shubay waa been oo innaba neef ma leh.

тоді кожна людина дуріє в своєму знанні, усяк золотар посоромлений через боввана, бо відлив його це неправда, і немає в них духа!...

15 I yagu waa wax aan waxtar lahayn iyo shuqul lagu majaajilowdo, oo wakhtiga ciqaabiddoodana way wada baabbi'i doonaan.

Марнота вони, вони праця на сміх, в час навіщення їх вони згинуть!

16 K an Yacquub qaybta u ah iyaga la mid ma aha, waayo, isagu waa kan wax kasta abuuray, oo reer binu Israa'iilna waa qoladii dhaxalkiisa, oo magiciisuna waa Rabbiga ciidammada. Baabba'a Imanayaa

Не така, як оці, частка Яковова, бо Він все вформував, а Ізраїль племено спадку Його, Господь Саваот Його Ймення!

17 T an la weerarayay, alaabtaada dalka ka soo ururso.

Забери із землі свій товар, ти, що сидиш ув облозі!

18 W aayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal eeg, dadka dalka deggan haddeer baan wadhfin doonaa, oo waan dhibi doonaa si ay u dareemaan.

Бо Господь каже так: Ось цим разом Я кину мешканців цієї землі, мов із пращі, і притисну їх так, щоб пізнання знайшли...

19 A nigaa iska hoogay nabarkayga aawadiis! Dhaawacaygu aad buu u xun yahay, laakiinse waxaan is-idhi, Sida runta ah kanu waa xanuundaran, waase inaan u adkaystaa.

Ой, горе мені з-за нещастя мого, моя рана болюча! А я говорив: це хвороба моя, і знесу я її.

20 T aambuuggaygii waa baabba'ay, oo xadhkahaygii oo dhanna waa la jaray. Carruurtaydii way iga tageen oo ma ay joogaan, oo innaba lama arko cid teendhadayda mar dambe dhisaysa oo daahyadayda kor u taagaysa toona.

Намета мого попустошено і зірвані всі мої шнури. Розійшлись мої діти від мене й нема їх, нема вже кому розтягнути намета мого та повісити завіси мої...

21 W aayo, adhijirradii way wada doqonoobeen, oo Rabbigana waxba ma ay weyddiin. Oo sidaas daraaddeed ma ay liibaanin, oo adhyahooda oo dhammuna way kala firidhsan yihiin.

Бо пастирі стали безглузді, і вони не звертались до Господа, тому не щастилося їм, і розпорошене все їхнє стадо...

22 B al maqla qaylada warka iyo rabshadda weyn oo xagga dalka woqooyi ka soo socota, oo markaas waxaa magaalooyinka dalka Yahuudah laga dhigi doonaa baabba' iyo meel ay dawacooyinku ku hoydaan. Baryadii Yeremyaah

Голос звістки: Іде ось, і гуркіт великий з північного краю, щоб юдські міста обернути в спустошення, на мешкання шакалів...

23 R abbiyow, waan ogahay in binu-aadmiga jidkiisu uusan gacantiisa ku jirin, ninkii socda innaba karti uma leh inuu tallaabooyinkiisa toosiyo.

Знаю, Господи, я, що не в волі людини дороги її, не в силі людини, коли вона ходить, кермувати своїм кроком.

24 R abbiyow, i edbi, si caddaalad ah mooyaane xanaaqaaga ha igu edbin, si aadan iiga dhigin wax aan waxba ahayn.

Карай мене, Господи, тільки ж за судом, не гнівом Своїм, щоб не знищити мене!

25 C adhadaada ku soo deji quruumaha aan ku aqoon iyo qolooyinka aan magacaaga kugu baryin, waayo, reer Yacquub way cuneen, hubaal way cuneen oo dhammeeyeen, oo rugtoodiina way baabbi'iyeen.

Вилий лютість Свою на народи, що не знають Тебе, та на роди, що Ймення Твого не кликали, що Якова з'їли й пожерли його, і погубили його, а мешкання його опустошили!...