Sharciga Kunoqoshadiisa 6 ~ Повторення Закону 6

picture

1 H addaba waxanu waa amarkii, iyo qaynuunnadii, iyo xukummadii uu Rabbiga Ilaahiinna ahu amray inaan idin baro, inaad ku dhex samaysaan dalka aad ugu gudbaysaan inaad hantidaan,

А оце заповідь, постанови та закони, що наказав Господь, Бог ваш, щоб навчити вас виконувати їх у Краї, що ви переходите туди посісти його,

2 o o aad Rabbiga Ilaahiinna ah ka cabsataan, oo aad wada xajisaan qaynuunnadiisa iyo amarradiisa aan idinku amrayo oo dhan. Waa inaad idinka iyo wiilashiinna iyo wiilashiinna wiilashooduba wada dhawrtaan intaad nooshihiin oo dhan in cimrigiinnu dheeraado.

щоб ти боявся Господа, Бога свого, щоб пильнувати всіх постанов Його та заповідей Його, що я наказую тобі, ти й син твій, та син твого сина по всі дні життя твого, і щоб були довгі твої дні.

3 H addaba reer binu Israa'iilow, maqla oo yeela si aad u nabdoonaataan oo aad ugu badataan dal caano iyo malab la barwaaqaysan sidii Rabbiga ah Ilaaha awowayaashiin uu idiin ballanqaaday.

І слухай, Ізраїлю, і пильнуй виконувати це, щоб було добре тобі, і щоб ви сильно розмножились, як прирік був Господь, Бог батьків твоїх, дати Край, що тече молоком та медом.

4 M aqal, Israa'iilow, Rabbiga Ilaaheenna ahu waa Rabbi keliya.

Слухай, Ізраїлю: Господь, Бог наш Господь один!

5 W aa inaad Rabbiga Ilaahaaga ah ka jeclaataa qalbigaaga oo dhan iyo naftaada oo dhan iyo xooggaaga oo dhan.

І люби Господа, Бога твого, усім серцем своїм, і всією душею своєю, і всією силою своєю!

6 O o erayadan aan maanta kugu amrayo ha ku sii jireen qalbigaaga.

І будуть ці слова, що Я сьогодні наказую, на серці твоїм.

7 O o waa inaad carruurtaada aad u bartaa oo aad kula hadashaa markaad gurigaaga fadhido, iyo markaad jid marto, iyo markaad jiifto, iyo markaad sara joogtaba.

І пильно навчиш цього синів своїх, і будеш говорити про них, як сидітимеш удома, і як ходитимеш дорогою, і коли ти лежатимеш, і коли ти вставатимеш.

8 W aa inaad iyaga calaamad ka dhigtaa oo gacantaada ku xidhaa, oo iyagu ha kuu ahaadeen qardhaas indhaha dhexdooda kuugu xidhan.

І прив'яжеш їх на ознаку на руку свою, і будуть вони пов'язкою між очима твоїми.

9 O o waa inaad ku qortaa tiirarka albaabka gurigaaga iyo irdahaagaba.

І напишеш їх на бічних одвірках дому свого та на брамах своїх.

10 O o markii Rabbiga Ilaahiinna ahu idin geeyo dalkii uu ugu dhaartay inuu siiyo awowayaashiin oo ahaa Ibraahim iyo Isxaaq iyo Yacquub, oo uu idin siiyo magaalooyin waaweyn oo wanwanaagsan oo aydaan dhisan,

І станеться, коли Господь, Бог твій, уведе тебе до того Краю, якого присягнув був батькам твоїм, Авраамові, Ісакові та Якову, щоб дати тобі великі та гарні міста, яких ти не будував,

11 i yo guryo waxyaalo wanwanaagsanu ay ka buuxaan oo aydaan buuxin, iyo ceelal qodan oo aydaan qodan, iyo beero canab ah iyo geedo saytuun ah oo aydaan beeran, oo intaad wax ka cuntaan aad dheregtaan,

та доми, повні всякого добра, яких ти не наповнював, і тесані колодязі, яких ти не тесав, і виноградники та оливки, яких ти не садив, і ти будеш їсти й наситишся,

12 d e markaas iska jira oo ha illoobina Rabbigii idinka soo bixiyey dalkii Masar iyo gurigii addoonsiga.

стережися тоді, щоб ти не забув Господа, що вивів тебе з єгипетського краю, з дому рабства!

13 O o waa inaad Rabbiga Ilaahaaga ah ka cabsataa, oo u adeegtaa oo magiciisa ku dhaarataa.

Бійся Господа, Бога свого, і Йому будеш служити, і Йменням Його будеш присягати.

14 O o idinku waa inaydaan daba gelin ilaahyo kale oo ah ilaahyada dadyowga hareerihiinna ku wareegsan,

Не будеш ходити за іншими богами з богів тих народів, що в околицях ваших,

15 m axaa yeelay, Rabbiga Ilaahiinna ah oo dhexdiinna joogaa waa Ilaah masayr ah, waaba intaasoo Rabbiga Ilaahiinna ahu intuu aad idiinku cadhoodo uu dhulka idinka wada baabbi'iyaa.

бо Господь, Бог твій Бог заздрісний посеред тебе; щоб не запалився на тебе гнів Господа, Бога твого, і щоб Він не вигубив тебе з поверхні землі.

16 W aa inaydaan Rabbiga Ilaahiinna ah u jirrabin sidaad Masaah ugu jirrabteen oo kale.

Не будете спокушати Господа, Бога вашого, як спокушали ви в Массі.

17 O o waa inaad aad u xajisaan Rabbiga Ilaahiinna ah amarradiisa iyo markhaatifurkiisa iyo qaynuunnadiisa uu idinku amray.

Будете конче пильнувати заповідей Господа, Бога вашого, і свідоцтва Його, і постанови Його, що наказав Він тобі.

18 W aa inaad samaysaan wixii Rabbiga hortiisa ku qumman oo ku wanaagsan inaad nabdoonaataan oo aad intaad gashaan hantidaan dalka wanaagsan oo Rabbigu ugu dhaartay awowayaashiin,

І будеш робити справедливе та добре в Господніх очах, щоб було тобі добре, і щоб увійшов ти та посів той хороший Край, що Господь присягнув був батькам твоїм,

19 o o aad cadaawayaashiinna oo dhan hortiinna ka eridaan sidii Rabbigu idiin sheegay.

щоб вигнати всіх ворогів твоїх перед тобою, як говорив був Господь.

20 W akhtiga iman doona markii wiilkaagu wax ku weyddiiyo oo kugu yidhaahdo, Markhaatifurka iyo qaynuunnada iyo xukummada uu Rabbiga Ilaaheenna ahu idinku amray micnahoodu waa maxay?

Коли запитає тебе син твій колись, говорячи: Що це за свідоцтва й постанови та закони, що вам наказав Господь, Бог наш?

21 M arkaas waxaad wiilkaaga ku tidhaahdaa, Annagu Fircoon baannu addoommo ugu ahaan jirnay dalka Masar, markaasaa Rabbigu Masar nagaga soo bixiyey gacan xoog badan,

то скажеш синові своєму: Ми були раби фараонові в Єгипті, а Господь вивів нас із Єгипту сильною рукою.

22 o o Rabbigu annagoo u jeedna ayuu Masar iyo Fircoon iyo reerkiisii oo dhan ku sameeyey calaamooyin iyo yaabab waaweyn oo adadag.

І дав Господь ознаки та чуда великі та страшні на Єгипет, і на фараона та ввесь дім його на наших очах.

23 O o halkaas wuu naga soo bixiyey inuu na keeno oo na siiyo dalkii uu ugu dhaartay awowayaasheen.

А нас вивів звідти, щоб увести нас та дати той Край, що присягнув був Він нашим батькам.

24 O o Rabbigu waa nagu amray inaannu samayno qaynuunnadan oo dhan oo aannu wanaaggayaga aawadiis weligayo uga cabsanno Rabbiga Ilaahayaga ah, inuu nolosha noogu daayo siday maanta tahay.

І наказав нам Господь чинити всі ті постанови, щоб боятися Господа, Бога нашого, щоб було добре нам усі дні, щоб утримати нас при житті, як дня цього.

25 O o waxay inoo ahaanaysaa xaqnimo haddaynu dhawrno oo aynu amarkan oo dhan ku samayno Rabbiga Ilaaheenna ah hortiisa, siduu inoogu amray.

І буде нам праведність у тому, коли будемо пильнувати виконувати всі ці заповіді перед лицем Господа, Бога нашого, як Він наказав нам.