Yuudas 1 ~ Юда 1

picture

1 A nigoo Yuudas ah oo ah addoonkii Ciise Masiix, Yacquubna walaalkiis ah, waxaan warqaddan u qorayaa kuwa loo yeedhay oo Ilaaha Aabbaha ahu jecel yahay, Ciise Masiixna loo dhawray.

Юда, раб Ісуса Христа, а брат Якова, покликаним, улюбленим у Бозі Отці та збереженим Ісусом Христом:

2 N axariis iyo nabad iyo jacayl ha idiin bateen. Kadigidda Macallimiin Been Ah Iyo Dabiicad Qudhun Ah

милість вам, і мир, і любов хай примножиться!

3 G acaliyayaalow, intaan aad u dadaalayay inaan idiin soo qoro wax ku saabsan badbaadada inaga dhexaysa, waxaa dirqi igu noqday inaan idiin soo qoro oo aan idinku waaniyo inaad aad ugu dadaashaan iimaankii mar la wada siiyey quduusiinta oo dhan.

Улюблені, всяке дбання чинивши писати до вас про наше спільне спасіння, я признав за потрібне писати до вас, благаючи боротись за віру, раз дану святим.

4 W aayo, waxaa jira niman qarsoodi idiinku soo galay, waana kuwii waa hore xukunkan loo qoray, oo ah kuwa aan cibaadada lahayn, oo nimcada Ilaaheenna ku beddela nijaas, oo inkira Ciise Masiix oo ah Sayidkeenna iyo Rabbigeenna keliya.

Бо крадькома повходили деякі люди, на цей осуд віддавна призначені, безбожні, що благодать нашого Бога обертають у розпусту, і відкидаються єдиного Владики і Господа нашого Ісуса Христа.

5 H adda, in kastoo aad hore u tiqiineen wax kasta, waxaan jeclahay inaan idin xusuusiyo sidii Rabbigu dad uga badbaadiyey dalka Masar, dabadeedna u baabbi'iyey kuwii aan rumaysan isaga;

А я хочу нагадати вам, що раз усе знаєте, що Господь визволив людей від землі єгипетської, а згодом вигубив тих, хто не вірував.

6 o o malaa'igihii aan dhawrin madaxtinimadoodii, laakiinse rugtoodii ka tegey, wuxuu ilaa xukunka maalinta weyn ku hayaa silsilado weligood ah iyagoo gudcur ku hoos jira.

І Анголів, що не зберегли початкового стану свого, але кинули житло своє, Він зберіг у вічних кайданах під темрявою на суд великого дня.

7 S i la mid ah Sodom iyo Gomora iyo magaalooyinkii kale ee ku wareegsanaa oo sinaystay oo jidh kale uga daba orday, ayaa masaal laga dhigay, iyagoo ciqaabta dabka weligiis ah ku silcaya.

Як Содом і Гоморра та міста коло них, що таким самим способом чинили перелюб та ходили за іншим тілом, понесли кару вічного огню, і поставлені в приклад,

8 W eliba kuwan riyooda sidaas oo kalay jidhkooda u nijaaseeyaan, sayidnimadana u nacaan, oo kuwa derejada leh u caayaan.

так само буде й цим сновидам, що опоганюють тіло, погорджують владами, зневажають слави.

9 L aakiin Mikaa'iil oo ah malagga sare markuu Ibliiska kula murmayay meydkii Muuse aawadiis, kuma uu dhicin inuu xukun cay ah ku xukumo, laakiinse wuxuu ku yidhi, Rabbigu ha ku canaanto.

І сам Архангол Михаїл, коли сперечався з дияволом і говорив про Мойсеєве тіло, не наважився винести суду зневажливого, а сказав: Хай Господь докорить тобі!

10 L aakiin kuwanu wax kastoo ayan garanaynba way caayaan, oo waxay ku baabba'aan waxay abuuristooda ku garanayaan sida xayawaanka aan caqliga lahayn.

А ці зневажають, чого не знають; а що знають із природи, як німа звірина, то й у тому псуються.

11 W aa u hoog iyaga, waayo, waxay raaceen jidkii Qaabiil, oo faa'iido aawadeed ayay Balcaam qaladkiisii ugu yaaceen, oo waxay ku halligmeen fallaagadii Qorax.

Горе їм, бо пішли вони дорогою Каїновою, і попали в обману Валаамової заплати, і загинули в бунті Корея!

12 K uwanu waa dhagaxyo qarsoon oo ku dhex jira cashooyinkiinna jacaylka markay idinla faysteeyaan iyagoo aan cabsanaynin; waxayna yihiin adhijirro naftooda jira, iyo daruuro aan biyo lahayn oo dabaylo kaxeeyaan, iyo geedo jiilaal oo aan midho lahayn, oo laba goor dhintay, oo la rujiyey;

Вони скелі підводні на ваших вечерях любови, бо з вами без страху їдять та себе попасають; хмари безводні, що носяться вітром; осінні дерева безплідні, двічі померлі, викорінені;

13 i yo hirar kacsan oo badda, oo ceebtoodu xumbaynayso, iyo xiddigo ambaday, oo madowga gudcurka weligood loo hayaa.

люті хвилі морські, що з піною викидають власний сором; зорі блудні, що для них морок темряви бережеться повік.

14 E noog oo ahaa farcankii toddobaad oo Aadan isna kuwanuu wax ka sii sheegay isagoo leh, Bal eega, Rabbigu wuxuu yimid isagoo wata quduusiintiisii aan tirada lahayn,

Про них же звіщав був Енох, сьомий від Адама, і казав: Ось іде Господь зо Своїми десятками тисяч святих,

15 i nuu xukun ku soo dejiyo kulli, iyo inuu kuwa aan cibaadada lahayn oo dhan ku caddeeyo shuqulladoodii cibaadola'aanta ahaa oo ay cibaadola'aanta ku sameeyeen, iyo waxyaalihii adkaa oo dhan oo ay dembilayaasha aan cibaadada lahaynu isaga ka sheegeen.

щоб суд учинити над усіма, і винуватити всіх безбожних за всі вчинки безбожности їхньої, що безбожно накоїли, та за всі жорстокі слова, що їх говорили на Нього безбожні грішники.

16 K uwanu waa kuwa gunuunaca, oo cawda, oo damacyadooda xaaraanta ah ka daba orda, afkooduna wuxuu ku hadlaa hadallo isweyneyn ah, dadkana way u kala eexdaan inay faa'iido helaan aawadeed.

Це ремствувачі, незадоволені з долі своєї, що ходять у своїх пожадливостях, а уста їхні говорять чванливе; вони вихваляють особи для зиску!

17 L aakiinse idinku, gacaliyayaalow, xusuusta hadalladii rasuulladii Rabbigeenna Ciise Masiix ay hore idinkula hadleen.

А ви, улюблені, згадуйте слова, що їх давніше казали апостоли Господа нашого Ісуса Христа,

18 W axay idinku yidhaahdeen, Ugu dambaysta waxaa jiri doona kuwa wax ku majaajilooda, oo daba socda damacyadooda aan cibaadada lahayn.

які вам говорили: За останнього часу будуть глузії, що ходитимуть за своїми пожадливостями та безбожністю.

19 K uwanu waa kuwa dadka kala erya, oo nafta dunida u nool iyagoo aan Ruuxa lahayn.

Це ті, хто відлучується від єдности, тілесні, що духа не мають.

20 L aakiinse, gacaliyayaalow, nafsaddiinna ku dul dhisa rumaysadkiinna aad quduuska u ah, oo Ruuxa Quduuska ah ku tukada,

А ви, улюблені, будуйте себе найсвятішою вашою вірою, моліться Духом Святим,

21 n afsaddiinna ku haya jacaylka Ilaah, idinkoo sugaya naxariista Rabbigeenna Ciise Masiix oo idin geeynaysa nolosha weligeed ah.

бережіть себе самих у Божій любові, і чекайте милости Господа нашого Ісуса Христа для вічного життя.

22 K uwa shakisan u naxariista;

І до одних, хто вагається, будьте милостиві,

23 q aarna dabka ka dhufta oo badbaadiya, qaarna u naxariista idinkoo cabsanaya oo nacaya xataa dharka jiidhka ku wasakhoobay. Duco

спасайте і виривайте з огню, а до інших будьте милосердні зо страхом, і ненавидьте навіть одежу, опоганену від тіла!

24 O o kan kara inuu turunturada idinka ilaaliyo oo uu ammaantiisa idin hor taago, idinkoo aan iin lahayn oo aad u faraxsan,

А Тому, Хто може вас зберегти від упадку, і поставити перед Своєю славою непорочними в радості,

25 i sagoo ah Ilaaha keligiis ah oo Badbaadiyeheenna ah, ammaan iyo weynaan iyo xoog iyo amar ha u ahaadeen xagga Rabbigeenna Ciise Masiix, wakhtiga oo dhan ka hor iyo haatan iyo weligeedba. Aamiin.

Єдиному премудрому Богові, Спасителеві нашому через Ісуса Христа, Господа нашого, слава, могутність, сила та влада перше всього віку, і тепер, і на всі віки! Амінь.