Sefanyaah 3 ~ Софонія 3

picture

1 W axaa iska hoogtay magaalada caasiyowday oo nijaasowday oo wax dulunta!

Горе місту тому ворохобному та занечищеному, місту насильникові!

2 I yadu codkii ma ay addeecin, oo edbintiina ma ay aqbalin, oo Rabbiga iskuma ay hallayn, oo Ilaahna kuma ay soo dhowaan.

Не слухається воно голосу, не приймає картання, не складає надії на Господа, до Бога свого не зближається.

3 A miirradeeda iyada dhex jooga waa sida libaaxyo ciyaya, xaakinnadeeduna waa sida yeey habeennimo oo aan waxba tan iyo aroortii reebin.

Його зверхники посеред нього то леви ревучі, його судді вечірні вовки, які не лишають до ранку нічого.

4 N ebiyadeedu waa kuwo fudud oo khiyaano badan, oo wadaaddadeediina meeshii quduuska ahayd ayay nijaaseeyeen, oo sharcigiina si xun bay u dhaafeen.

Пророки його чванькуваті, зрадливі, його священики зневажають святиню, ламають Закона.

5 R abbiga dhexdeeda jooga waa xaq, oo innaba xumaan ma samayn doono, oo caddaaladdiisana aroor kastaba wuu soo saaraa, oo marnaba kama baaqdo, laakiinse caddaaladlaawuhu isma ceebsan yaqaan.

Серед нього Господь справедливий, Він кривди не чинить, щоранку дає Своє право на соняшне світло, не бракне його, але кривдник не відає сорому.

6 A nigu quruumo ayaan baabbi'iyey, oo qalcadahoodiina waa baabba', oo jidadkoodiina cidla baan ka dhigay si aan ciduna u marin, oo magaalooyinkoodiina waa la dumiyey, si aan qofna u joogin oo aan cid keliyuhuna u degganaan.

Народи Я вигубив, попустошені їхні заборола, Я вулиці їхні зруйнував, і нема перехожого, їхні міста поруйновані, так що немає й людини, немає й мешканця!

7 W axaan idhi, Sida xaqiiqada ah waad iga cabsan doontaa, oo edbin baad aqbali doontaa. Markaas hoygeedu uma uu baabbe'een sidii aan iyada u goostay. Laakiinse aroor horay keceen oo falimahoodii oo dhan way xumeeyeen.

Я йому говорив: Тільки будеш боятись Мене, тільки приймеш картання, і не витяте буде мешкання його, усе, що про нього Я постановив, та вони ревно псули всі чини свої!

8 H addaba i suga, ayaa Rabbigu leeyahay, ilaa maalinta aan ugaadhsade u soo kici doono, waayo, waxaan ku talajiraa inaan quruumaha isu soo ururiyo oo aan boqortooyooyinka isu soo shiriyo, si aan korkooda ugu shubo dhirifkayga iyo xataa xanaaqayga kulul oo dhan, waayo, dhulka oo dhan waxaa baabbi'in doona dabka qiiradayda.

Тому то чекайте Мене, промовляє Господь, на той день, коли встану, як свідок, бо право Моє позбирати народи, згромадити царства, щоб вилити на них Свою лють, увесь жар Свого гніву, бо огнем Моїх заздрощів буде поглинута ціла земля!

9 W aayo, markaas ayaan dadyowga siin doonaa af daahir ah, si ay kulligood magaca Rabbiga ugu yeedhaan, oo ay isaga ugu adeegaan isku niyad keliya.

Бо тоді уста чисті народам Я дам, щоб усі вони кликали Ймення Господнє, щоб раменом одним послужити Йому.

10 K uwa i barya oo ah dadkayga firidhsan waxay webiyaasha Itoobiya shishadooda ka keeni doonaan qurbaankayga.

З другого боку річок Етіопії Моїх поклонників, Моїх розпорошених дарунком Мені принесуть.

11 W akhtigaas uma aad ceeboobi doontid falimahaaga oo dhan, kuwaas oo aad igaga xadgudubtay, waayo, markaas waxaan dhexdaada ka bixin doonaa kuwaaga kibray oo isfaaninaya, oo adna mar dambe ku madax weynaan maysid buurtayda quduuska ah.

Того дня ти не будеш соромитись всіма своїми ділами, якими грішив проти Мене, бо тоді Я відкину з твоєї середини тих, хто радіє твоєю пишнотою, і ти високо більш не стоятимеш вже на святій Моїй горі.

12 L aakiinse dhexdaada waxaan uga tegi doonaa dad dhibaataysan oo masaakiin ah, oo iyana magaca Rabbiga ayay isku hallayn doonaan.

І серед тебе зоставлю убогий й нужденний народ, і будуть шукати пристановища в Іменні Господнім вони.

13 K uwa reer binu Israa'iil ka hadhay xumaan ma samayn doonaan, beenna ma sheegi doonaan, oo afkoodana innaba carrab khiyaano badan lagama heli doono, waayo, iyagu wax bay quudan doonaan oo way iska jiifsan doonaan, oo waxba iyaga ma cabsiin doonaan.

Останок Ізраїлів кривди не буде робити, і не будуть казати неправди, і облудний язик в їхніх устах не знайдеться, бо пастися будуть вони та вилежуватись, і не буде такого, хто б їх настрашив.

14 M agaalada Siyoonay, gabay, reer binu Israa'iilow, qayliya, Magaalada Yeruusaalemay, farax oo qalbiga oo dhan ku reyree.

Співай, дочко Сіону! Втішайся, Ізраїлю! Радій та втішайся всім серцем, дочко Єрусалиму!

15 R abbigu wuxuu qaaday xukummadaadii, oo cadowgaagiina wuu tuuray. Boqorkii reer binu Israa'iil oo Rabbiga ah ayaa dhexdaada jooga, oo mar dambe shar ka baqi maysid.

Відкинув Господь твої присуди, усунув у кут твого ворога! Серед тебе Господь, цар Ізраїлів, уже ти не будеш боятися зла!

16 W akhtigaas waxaa Yeruusaalem lagu odhan doonaa, Ha cabsan, Siyoonay, yaan gacmahaagu debcin.

Того дня буде сказане Єрусалимові: Не бійся! Сіонові: Нехай не опустяться руки твої!

17 R abbiga Ilaahaaga ah ayaa dhexdaada jooga, isagu waa mid xoog badan oo ku badbaadin doona. Farxad buu kuugu rayrayn doonaa, oo wuxuu ku nasan doonaa jacaylkiisa, oo gabay buu kuugu farxi doonaa.

Господь, Бог твій, серед тебе, Велет спасе! Він у радості буде втішатись тобою, обновить любов Свою, зо співом втішатися буде тобою!

18 W axaan soo ururin doonaa kuwaagii laga masaafuriyey oo haatan u murugaysan shirka quduuska ah, kuwaasoo culaabta kor saaranu ay cay ahayd.

Тих, що сумують за святами, Я позбираю, від тебе вони, тягарем над ними був сором.

19 B al eeg, wakhtigaas anigaa la macaamiloon doona kuwa ku dhiba oo dhan, oo waan badbaadin doonaa kuwa dhutiya, oo kuwii la eryayna waan soo ururin doonaa, oo kuwii ceebtoodu ay wada gaadhay dhulka oo dhan ayaan u yeeli doonaa ammaan iyo magac.

Ось Я вчиню зо всіма мучителями твоїми кінець того часу, і спасу кульгаве, і позбираю розігнане, і зроблю їх хвалою та йменням у цілому Краї їхнього сорому.

20 O o wakhtigaas waan idin soo gelin doonaa gudaha, oo wakhtigaas waan idin soo ururin doonaa, waayo, dadyowga dunida jooga oo dhan waxaan idiinku dhex yeeli doonaa magac iyo ammaan, markaan maxaabiistiinnii oo dhan hortiinna ku soo celiyo, ayaa Rabbigu leeyahay.

Того часу спроваджу Я вас, і того часу Я вас позбираю, бо на ймення й на славу віддам вас поміж усіх народів землі, коли долю верну вам на ваших очах, промовляє Господь.