1 O o Rabbigaa u muuqday isaga oo ag jooga dhirtii Mamre, isagoo iridda teendhada fadhiya markii maalinta ugu kululayd.
І явився до нього Господь між дубами Мамре, а він сидів при вході в намет під час денної спеки.
2 O o indhihiisii buu kor u taagay oo eegay, oo wuxuu arkay saddex nin oo hortiisa taagan: oo kolkuu arkay, ayuu ka orday iriddii teendhada inuu ka hor tago iyagii, kolkaasuu dhulka ku sujuuday,
І він ізвів очі свої та й побачив: ось три Мужі стоять біля нього. І побачив, і вибіг із входу намету назустріч Їм, і вклонився до землі,
3 o o wuxuu yidhi, Sayidkaygiiyow, haddaad raalli iga tahay, ha i dhaafin anigoo addoonkaaga ah.
та й промовив: Господи, коли тільки знайшов я милість в очах Твоїх, не проходь повз Свойого раба!
4 B iyo yar ha laydiin keeno, oo cagamaydha, oo geedka hoostiisa ku nasta:
Принесуть трохи води, і ноги Свої помийте, і спочиньте під деревом.
5 o o waxaan idiin keeni doonaa wuxoogaa cunto ah, ee raaxaysta; waayo, waxaad u timaadeen addoonkiinna; markaas ka dib waad tegi doontaan. Oo waxay ku yidhaahdeen, Yeel sidaad tidhi.
І хай хліба шматок принесу я, а Ви підкріпіть серце Ваше. Потому підете, бо на те Ви йдете повз свойого раба. І сказали вони: Зроби так, як сказав.
6 I braahimna dhaqsuu u galay teendhadii, oo Saarah u tegey, oo wuxuu ku yidhi, Saddex koombo oo bur ah degdeg u diyaari, oo cajiin, oo kibis ka samee.
І Авраам поспішив до намету до Сарри й сказав: Візьми швидко три міри пшеничної муки, заміси, і зроби коржі.
7 O o Ibraahim xagga lo'dii buu ku orday, oo wuxuu soo kaxeeyey dibi yar oo dhaylo ah oo wanaagsan, oo wuxuu u dhiibay nin dhallinyaro ah, isaguna dhaqsuu u diyaariyey.
І побіг Авраам до товару, і взяв молоде та добре теля, і дав слузі, а той швидко його приготовив.
8 K olkaasuu u qaaday subag, iyo caano, iyo dibigii uu diyaariyey, oo hortooduu dhigay; isna dhinacooduu istaagay geedkii hoostiisii; iyana way cuneen.
І взяв масла й молока, та теля приготовлене, та й поклав перед Ними, а сам став біля Них під деревом. І їли Вони.
9 O o waxay ku yidhaahdeen, Meeday bilcantaadii Saarah? Markaasuu yidhi, Waa taa; teendhaday ku jirtaa.
І сказали до нього: Де Сарра, жінка твоя? А він відказав: Ось у наметі.
10 W uxuuna ku yidhi, Hubaal waan kuu soo noqon doonaa markii xilligu soo wareego; oo bal ogow, naagtaada Saarah wiil bay dhali doontaaye. Saarahna way maqashay, iyadoo joogta iriddii teendhada oo ka dambaysay isaga.
І сказав один з Них: Я напевно вернуся до тебе за рік цього самого часу. І ось буде син у Сарри, жінки твоєї... А Сарра це чула при вході намету, що був за Ним.
11 H addaba Ibraahim iyo Saarah way da' weynaayeen; gabow bayna la dhaceen; caadadii naaguhuna Saarah way ka joogsatay.
Авраам же та Сарра старі були, віку похилого. У Сарри перестало бувати звичайне жіноче.
12 S aarahna qalbigay ka qososhay, iyadoo leh, Ma anigoo gaboobay baan farxad heli doonaa, iyadoo sayidkayguna gaboobay?
І засміялася Сарра в нутрі своїм, говорячи: Коли я зів'яла, то як станеться розкіш мені? Таж пан мій старий!
13 R abbiguna wuxuu Ibraahim ku yidhi, Saarah maxay u qososhay, iyadoo leh, Runtii ma ilmaan dhali doonaa, anoo gaboobay?
І сказав Господь до Авраама: Чого то сміялася Сарра отак: Чи ж справді вроджу, коли я зостарілась?
14 M a wax Rabbiga ku adag baa jira? Wakhtigii la ballamay baan kugu soo noqon doonaa, markii xilligu soo wareego, oo Saarah wiil bay dhali doontaa.
Чи для Господа є річ занадто трудна? На означений час Я вернуся до тебе за рік цього самого часу, Сарра ж тоді матиме сина.
15 M arkaasaa Saarah dafirtay oo tidhi, Ma aan qoslin; maxaa yeelay, way cabsatay. Oo isna wuxuu yidhi, Maya, laakiin waad qososhay. Calaacalkii Ibraahim U Calaacalay Sodom
А Сарра відріклася, говорячи: Не сміялася я, бо боялась. Але Він відказав: Ні, таки сміялася ти!
16 N imankiina halkaas way ka kaceen, oo waxay u jeesteen xagga Sodom: Ibraahimna wuu raacay inuu sagootiyo iyaga.
І повставали звідти ті Мужі, і поглянули на Содом, а Авраам пішов з Ними, щоб Їх відпровадити.
17 R abbiguna wuxuu yidhi, Miyaan Ibraahim ka qariyaa waxaan samaynayo,
А Господь сказав: Чи Я від Авраама втаю, що Я маю зробити?
18 M axaa yeelay, hubaal Ibraahim wuxuu noqon doonaa quruun weyn oo xoog leh, oo quruumaha dhulka oo dhammu isagay ku barakoobi doonaan?
Бож Авраам справді стане народом великим та дужим, і в ньому поблагословляться всі народи землі!
19 W aayo, waan garanayaa isaga, inuu carruurtiisa iyo kuwa gurigiisa jooga ku amri doono, inay jidka Rabbiga xajiyaan inay sameeyaan xaqnimo iyo caaddilnimo; si uu Rabbigu Ibraahim ugu soo dejiyo wixii uu kaga hadlay.
Бо вибрав Я його, щоб він наказав синам своїм і домові своєму по собі. І будуть вони дотримуватися дороги Господньої, щоб чинити справедливість та право, а то для того, щоб Господь здійснив на Авраамові, що сказав був про нього.
20 R abbiguna wuxuu yidhi, Qaylada Sodom iyo Gomora way badatay, dembigooduna aad buu u weynaaday.
І промовив Господь: Через те, що крик Содому й Гомори великий, і що гріх їхній став дуже тяжкий,
21 H addaba waan degi doonaa, oo waxaan arki doonaa inay wada sameeyeen sida qayladu ii soo gaadhay iyo in kale; haddaanay wada samaynna, waan ogaan doonaa.
зійду ж Я та й побачу, чи не вчинили вони так, як крик про них, що доходить до Мене, тоді їм загибіль, а як ні то побачу.
22 O o nimankii halkaasay ka noqdeen oo waxay tageen xagga Sodom: laakiinse Ibraahim weli wuxuu hor taagnaa Rabbiga.
І повернулися звідти ті Мужі, і пішли до Содому, а Авраам усе ще стояв перед Господнім лицем.
23 O o Ibraahim baa u dhowaaday, oo yidhi, Miyaad kuwa xaqa ah la baabbi'inaysaa kuwa sharka fala?
І Авраам підійшов та й промовив: Чи погубиш також праведного з нечестивим?
24 M indhaa waxaa magaalada jooga konton xaq ah. De miyaad baabbi'inaysaa meesha oo aadan ugu tudhaynin kontonka xaqa ah ee jooga aawadood?
Може є п'ятдесят праведних у цьому місті, чи також вигубиш і не пробачиш цій місцевості ради п'ятидесяти тих праведних, що в ньому є?
25 Y aanay noqon inaad sidaas samayso, inaad kuwa xaqa ah la dishid kuwa sharka fala, oo sidaas kuwa xaqa ahu ay kula mid noqdaan kuwa sharka fala, taas yaanay noqon. Dunida oo dhan Xaakinkeedu miyuusan xaq samayn doonin?
Не можна Тобі чинити так, щоб убити праведного з нечестивим, бо стане праведний як нечестивий, цього ж не можна Тобі! Чи ж Той, Хто всю землю судить, не вчинить правди?
26 M arkaasaa Rabbigu yidhi, Haddaan Sodom ka helo konton qof oo xaq ah oo magaalada jooga, de markaas meeshaa oo dhan waxaan ugu tudhi doonaa iyaga daraaddood.
І промовив Господь: Коли Я в Содомі, у цьому місті, знайду п'ятдесят праведних, то вибачу цілій місцевості ради них.
27 O o Ibraahimna wuu jawaabay oo yidhi, Bal eeg, waxaan isu diray inaan Sayidka la hadlo, anoo ciid iyo dambas ah.
І відповів Авраам та й промовив: Оце я осмілився був говорити до Господа свого, а я порох та попіл.
28 M indhaa kontonka xaqa ah shan baa ka dhiman; miyaad magaalada oo dhan u baabbi'in hadday shanu ka dhiman tahay? Markaasuu yidhi, Baabbi'in maayo haddaan meeshaas shan iyo afartan ka helo.
Може п'ятдесят тих праведних не матиме п'яти, чи Ти знищиш ціле місто через п'ятьох? І промовив Господь: Не знищу, коли там знайду сорок і п'ять!
29 K olkaasuu mar kale la hadlay, oo yidhi, Mindhaa waxaa halkaas laga heli afartan. Markaasuu yidhi, Afartanka aawadood ayaanan u baabbi'inayn.
І промовив до Нього він ще, та й сказав: Може сорок там знайдеться? А Господь відказав: Не зроблю й ради сорока!
30 O o wuxuu yidhi, Sayidku yuusan cadhoon, waan la hadlayaaye. Mindhaa waxaa halkaas laga heli soddon. Markaasuu yidhi, Baabbi'in maayo haddaan soddon halkaas ka helo.
І сказав Авраам: Хай не гніває це мого Господа, і нехай я скажу: Може тридцять там знайдеться? А Господь відказав: Не зроблю, коли й тридцять знайду там!
31 M arkaasuu yidhi, Bal eeg, waxaan isu diray inaan Sayidka la hadlo: mindhaa waxaa halkaas laga heli labaatan. Markaasuu yidhi, Labaatanka daraaddood ayaanan u baabbi'inayn.
І сказав Авраам: Оце я осмілився був говорити до Господа мого: Може двадцять там знайдеться? А Господь відказав: Не зроблю й ради двадцяти!
32 O o wuxuu yidhi, Sayidku yuusan cadhoon, oo weli waan la hadlayaaye, waase markan keliya. Mindhaa waxaa halkaas laga heli toban. Wuxuuna yidhi, Tobanka daraaddood ayaanan u baabbi'inayn.
І сказав Авраам: Хай не гніває це мого Господа, і нехай я скажу тільки разу цього: Може хоч десять там знайдеться? А Господь відказав: Не знищу й ради десятьох!
33 R abbiguna wuu iska tegey markuu Ibraahim la dhammeeyey hadalkii, Ibraahimna meeshiisii buu ku noqday.
І пішов Господь, як скінчив говорити до Авраама. А Авраам вернувся до свого місця.