1 W axaa u yimid Farrisiintii iyo Sadukiintii iyagoo jirrabaya, oo waxay ka baryeen inuu calaamo cirka ka tuso.
І підійшли фарисеї та саддукеї, і, випробовуючи, просили Його показати ознаку їм із неба.
2 W uxuu u jawaabay oo ku yidhi, Goortii ay makhrib tahay waxaad tidhaahdaan, Waxay noqonaysaa maalin wanaagsan, waayo, cirku waa guduudan yahay.
А Він відповів і промовив до них: Ви звечора кажете: Буде погода, червоніє бо небо.
3 A roortiina waxaad tidhaahdaan, Maanta roob baa da'aya, waayo, cirku waa guduudan yahay, waana kicinsan yahay. Waxaad taqaaniin sida loo garto muuqashada cirka, laakiin ma kala garan kartaan calaamooyinka wakhtiyada.
А ранком: Сьогодні негода, червоніє бо небо похмуре. Розпізнати небесне обличчя ви вмієте, ознак часу ж не можете!
4 W axaa calaamo doonaya qarni shareed oo sina leh, calaamose lama siin doono calaamadii Yoonis maahee. Markaasuu iska daayay iyaga oo ka tegey. Ciise Baa Xertii Ku Canaantay Indhala'aantoodii
Рід лукавий і перелюбний шукає ознаки, та ознаки йому не дадуть, окрім ознаки пророка Йони. І, їх полишивши, Він відійшов.
5 M arkii xertii dhanka kale timid, waxay illoobeen inay kibis sii qaataan.
А учні Його, перейшовши на той бік, забули взяти хліба.
6 C iise ayaa ku yidhi, Iska eega oo iska jira khamiirka Farrisiinta iyo Sadukiinta.
Ісус же промовив до них: Стережіться уважливо фарисейської та саддукейської розчини!
7 M arkaasay isla wada hadleen oo isku yidhaahdeen, Sababtaasu waa kibistii aannan soo qaadan aawadeed.
Вони ж міркували собі й говорили: Ми ж хлібів не взяли.
8 C iise oo gartay ayaa ku yidhi, Maxaad isula hadlaysaan, rumaysadyarayaalow? Ma kibista aydnan haysan aawadeed baa?
А Ісус, знавши те, запитав: Чого між собою міркуєте ви, маловірні, що хлібів не взяли?
9 M iyaydnaan weli garan ama miyaydnaan xusuusnayn shantii kibsood oo shantii kun cuntay, iyo intii dambiilood oo aad ka soo ururiseen?
Чи ж ви ще не розумієте й не пам'ятаєте про п'ять хлібів на п'ять тисяч, і скільки кошів ви зібрали?
10 A ma toddobadii kibsood oo afartii kun cuntay iyo intii dambiilood oo aad ka soo ururiseen?
Ані про сім хлібів на чотири тисячі, і скільки кошиків ви назбирали?
11 S idee baad u garan weydeen inaanan kibis idinkala hadlayn? Iska jira khamiirka Farrisiinta iyo Sadukiinta.
Як ви не розумієте, що Я не про хліб вам сказав? Стережіться но розчини фарисейської та саддукейської!
12 M arkaasay garteen inaanu ku lahayn, Iska jira khamiirka kibista, laakiin waxbaridda Farrisiinta iyo Sadukiinta. Butros Wuxuu Qiray Inuu Ciise Yahay Masiixa
Тоді зрозуміли вони, що Він не казав стерегтися їм розчини хлібної, але фарисейської та саддукейської науки.
13 C iise goortuu dhinacyada Kaysariya Filibos yimid ayuu xertiisii weyddiiyey, oo wuxuu ku yidhi, Dadku yay ku sheegaan Wiilka Aadanaha?
Прийшовши ж Ісус до землі Кесарії Пилипової, питав Своїх учнів і казав: За кого народ уважає Мене, Сина Людського?
14 W axay yidhaahdeen, Qaar waxay yidhaahdaan, Yooxanaa Baabtiisaha, qaarna Eliyaas, qaar kalena waxay yidhaahdaan, Yeremyaah, ama nebiyada midkood.
Вони ж відповіли: Одні за Івана Христителя, одні за Іллю, інші ж за Єремію або за одного з пророків.
15 M arkaasuu wuxuu ku yidhi, Idinkuse yaad igu sheegtaan?
Він каже до них: А ви за кого Мене маєте?
16 S imoon Butros ayaa u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Waxaad tahay Masiixa ah Wiilka Ilaaha nool.
А Симон Петро відповів і сказав: Ти Христос, Син Бога Живого!
17 C iise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Waad barakaysan tahay Simoon ina Yoonis, waayo, bini-aadmi tan kuuma muujin, laakiin Aabbahayga jannada ku jira ayaa kuu muujiyey.
А Ісус відповів і до нього промовив: Блаженний ти, Симоне, сину Йонин, бо не тіло і кров тобі оце виявили, але Мій Небесний Отець.
18 A nigu waxaan kugu leeyahay, Butros baad tahay, oo dhagaxan ayaan ka dul dhisan doonaa kiniisaddayda, oo albaabbadii Haadees kama adkaan doonaan.
І кажу Я тобі, що ти скеля, і на скелі оцій побудую Я Церкву Свою, і сили адові не переможуть її.
19 W axaan ku siin doonaa furayaasha boqortooyada jannada, oo wax alla wixii aad dhulka ku xidho ayaa jannada ku xidhnaan doona, oo wax alla wixii aad dhulka ku furto ayaa jannada ku furnaan doona.
І ключі тобі дам від Царства Небесного, і що на землі ти зв'яжеш, те зв'язане буде на небі, а що на землі ти розв'яжеш, те розв'язане буде на небі!
20 M arkaasuu xertii ku amray inaanay cidna u sheegin inuu Masiixa yahay. Ciise Wuxuu Sii Sheegay Dhimashadiisa Iyo Sarakiciddiisa
Тоді наказав Своїм учням, щоб нікому не казали, що Він Христос.
21 K olkaa dabadeed Ciise Masiix ayaa bilaabay inuu xertiisii u sheego inay waajib ugu tahay inuu Yeruusaalem tago, oo xanuun badan ka helo waayeellada iyo wadaaddada sare iyo culimmada, oo la dilo, oo maalinta saddexaad la sara kiciyo.
Із того часу Ісус став виказувати Своїм учням, що Він мусить іти до Єрусалиму, і постраждати багато від старших, і первосвящеників, і книжників, і вбитому бути, і воскреснути третього дня.
22 M arkaasaa Butros gees u waday oo bilaabay inuu canaanto, oo wuxuu ku yidhi, Ilaah ha kaa hayo, Sayidow, taasu weligaa kuuma noqon doonto.
І, набік відвівши Його, Петро став Йому докоряти й казати: Змилуйся, Господи, такого Тобі хай не буде!
23 L aakiin Butros ayuu u soo jeestay oo ku yidhi, Gadaal iga mar, Shayddaan yahow. Waad i xumaynaysaaye, waayo, waxyaalaha Ilaah kama fikirtid, waxaadse ka fikirtaa waxyaalaha dadka. Waa In Nafta La Diido
А Він обернувся й промовив Петрові: Відступися від Мене, сатано, ти спокуса Мені, бо думаєш не про Боже, а про людське!
24 M arkaasaa Ciise wuxuu xertiisii ku yidhi, Mid uun hadduu doonayo inuu iga daba yimaado, ha dayriyo doonistiisa, iskutallaabtiisana ha soo qaato oo ha i soo raaco.
Промовив тоді Ісус учням Своїм: Коли хоче хто йти вслід за Мною, хай зречеться самого себе, і хай візьме свого хреста, та й іде вслід за Мною.
25 K an doonaya inuu naftiisa badbaadiyo, waa lumin doonaa, oo kan naftiisa u lumiya aawaday wuu heli doonaa.
Бо хто хоче спасти свою душу, той погубить її, хто ж за Мене свою душу погубить, той знайде її.
26 W aayo, nin maxay u taraysaa hadduu dunida oo dhan helo oo uu naftiisa lumiyo? Ama nin muxuu u bixiyaa naftiisa beddelkeeda?
Яка ж користь людині, що здобуде ввесь світ, але душу свою занапастить? Або що дасть людина взамін за душу свою?
27 W aayo, Wiilka Aadanahu wuxuu ammaanta Aabbihiis kula iman doonaa malaa'igihiisa, markaasuu nin kasta ugu abaalgudi doonaa siduu falay.
Бо прийде Син Людський у славі Свого Отця з Анголами Своїми, і тоді віддасть кожному згідно з ділами його.
28 R untii waxaan idinku leeyahay, Kuwa halkan taagan qaarkood sinaba dhimasho uma dhadhamin doonaan ilaa ay arkaan Wiilka Aadanaha oo boqortooyadiisa ku imanaya.
Поправді кажу вам, що деякі з тут-о приявних не скуштують смерти, аж поки не побачать Сина Людського, що йде в Царстві Своїм.