1 M alkisadaqan, oo Saalem boqorka u ahaa, wadaadkii Ilaaha ugu sarreeyana ahaa, wuxuu la kulmay Ibraahim oo ka soo noqday layntii boqorrada, wuuna barakeeyey.
Бо цей Мелхиседек, цар Салиму, священик Бога Всевишнього, що був стрів Авраама, як той вертався по поразці царів, і його поблагословив.
2 O o Ibraahim wuxuu isagii wax kasta ka siiyey toban meelood oo meel. Malkisadaq hortii waxaa magiciisii lagu fasiray, Boqorka Xaqnimada, dabadeedna, Boqorka Saalem, oo ah Boqorka Nabadda.
Авраам відділив йому й десятину від усього, найперше бо він визначає цар правди, а потім цар Салиму, цебто цар миру.
3 A abbe ma lahayn, hooyona ma lahayn, abtirsiinyona ma lahayn, oo isagoo aan lahayn bilowga maalmaha ama dhammaadka nolosha laakiin loo ekaysiiyey Wiilka Ilaah, ayuu weligiis wadaad sii ahaanayaa.
Він без батька, без матері, без родоводу, не мав ані початку днів, ані кінця життя, уподобився Божому Сину, пробуває священиком завжди.
4 H addaba ka fiirsada ninkanu siduu u weynaa, kan Ibraahim oo madaxda awowayaashii ahi meeltobnaad ka siiyey boolidii.
Побачте ж, який він великий, що йому й десятину з добичі найліпшої дав патріярх Авраам!
5 O o runtii kuwii qoladii Laawi oo helay shuqulka wadaadnimada waxay haystaan amar ay dadka kaga qaataan meeltobnaadka sida sharcigu leeyahay, kuwaas waxaa weeye walaalahood in kastoo ay kuwanu ka yimaadeen xanjaadka Ibraahim.
Ті з синів Левієвих, що священство приймають, мають заповідь брати за Законом десятину з народу, цебто з братів своїх, хоч і вийшли вони з Авраамових стегон.
6 L aakiin kii aan iyaga ku abtirsanin ayaa wuxuu Ibraahim ka qaatay meeltobnaadyo, oo barakeeyey kii ballamada loo qaaday.
Але цей, що не походить з їхнього роду, десятину одержав від Авраама, і поблагословив того, хто обітницю мав.
7 L aakiin muranla'aan kan yar waxaa barakeeya kan ka wanaagsan.
І без усякої суперечки більший меншого благословляє.
8 O o halkan waxaa meeltobnaadyada qaata dadka dhinta, laakiin halkaas mid loo markhaati furay inuu nool yahay.
І тут люди смертельні беруть десятину, а там той, про якого засвідчується, що живе.
9 W axaa la odhan kara, Laawiga meeltobnaadyada qaataana, Ibraahim meeltobnaadyo ayuu ku bixiyey.
І, щоб сказати отак, через Авраама і Левій, що бере десятини, дав сам десятини.
10 W aayo, isagu weli xanjaadkii aabbihiis buu ku jiray kolkii Malkisadaq la kulmay. Ciise Wadaadnimadiisu Way Ka Sarraysaa Wadaadnimada Yuhuudda
Бо ще в батькових стегнах він був, коли стрів його Мелхиседек.
11 H addaba haddii kaamilnimo ku jirtay wadaadnimadii Laawi, waayo, iyada ayuu dadku sharciga ka hoos helaye, maxaa weli loogu baahnaa in wadaad kale ka kaco derejadii Malkisadaq oo aan lagu magacaabin derejadii Haaruun?
Отож, коли б досконалість була через священство левитське, бо люди Закона одержали з ним, то яка ще потреба була, щоб Інший Священик повстав за чином Мелхиседековим, а не зватися за чином Аароновим?
12 W aayo, wadaadnimada markii la beddelo waa lagamamaarmaan in sharcigana la beddelo.
Коли бо священство зміняється, то з потреби буває переміна й Закону.
13 W aayo, kii waxyaalahan laga sheegay waa qolo kale oo aan nin meeshii allabariga ka shaqeeyey ka iman.
Бо Той, що про Нього говориться це, належав до іншого племени, з якого ніхто не ставав був до жертівника.
14 W aa cad dahay in Sayidkeennu ka soo baxay Yahuudah, oo ah qolo aan Muuse kaga hadlin wax wadaaddo ku saabsan.
Бож відомо, що Господь наш походить від Юди, а про це плем'я, про священство його, нічого Мойсей не сказав.
15 O o weliba aad bay u sii cad dahay, haddii wadaad kale oo Malkisadaq u egi kaco,
І ще більше відомо, коли повстає на подобу Мелхиседека Інший Священик,
16 k ii aan wadaad lagaga dhigin sharciga abtirsiinyada xagga jidhka, laakiin xagga xoogga nolosha aan dhammaadka lahayn.
що був не за законом тілесної заповіді, але з сили незнищального життя.
17 W aayo, isaga waxaa loogu markhaati furay, Adigu weligaaba wadaad baad tahay Sidii derejadii Malkisadaq.
Бо свідчить: Ти Священик навіки за чином Мелхиседековим.
18 W aayo, amarkii hore waxaa loo buriyey itaaldarradiisii iyo faa'iidola'aantiisii,
Попередня бо заповідь відкладається через неміч її та некорисність.
19 m axaa yeelay, sharcigu waxba ma uu kaamilin. Oo waxaa la keenay rajo ka wanaagsan oo aynu Ilaah ugu dhowaanno.
Бо не вдосконалив нічого Закон. Запроваджена ж краща надія, що нею ми наближуємось до Бога.
20 O o isagu dhaarla'aan wadaad kuma uu noqon.
І поскільки воно не без клятви,
21 I yagu dhaarla'aan bay wadaaddo ku noqdeen, laakiin isagu wuxuu ku noqday dhaarta kan ku yidhi, Rabbigu waa dhaartay, kana soo noqon maayo, Adigu weligaaba wadaad baad tahay.
вони бо без клятви були священиками, Цей же з клятвою через Того, Хто говорить до Нього: Клявся Господь і не буде Він каятися: Ти Священик навіки за чином Мелхиседековим,
22 O o sidaasuu Ciise ku noqday dammiinka axdiga ka wanaagsan.
то постільки Ісус став запорукою кращого Заповіту!
23 I yaguna waxay noqdeen wadaaddo tiro badan, maxaa yeelay, dhimashada ayaa ka joojisay inay sii jiraan:
І багато було їх священиків, бо смерть боронила лишатися їм,
24 I saguse wuxuu haystaa wadaadnimadiisa aan beddelmi karin, waayo, weligiis buu sii jirayaa.
але Цей, що навіки лишається, безперестанне Священство Він має.
25 S idaas daraaddeed dhammaan buu u badbaadin karaa kuwa Ilaah ugu dhowaada isaga, maxaa yeelay, isagu weligiis waa nool yahay si uu ugu duceeyo iyaga.
Тому може Він завжди й спасати тих, хто через Нього до Бога приходить, бо Він завжди живий, щоб за них заступитись.
26 W aayo, wadaad sare oo caynkan ahu waa inagu habboonaa, mid quduus ah oo aan khiyaano iyo wasakh toona lahayn, oo dembilayaasha ka soocan, oo samooyinka laga sarraysiiyey,
Отакий бо потрібний нам Первосвященик: святий, незлобивий, невинний, відлучений від грішників, що вищий над небеса,
27 k an aan u baahnayn inuu maalin walba allabari u bixiyo sida wadaaddadii sare, kolka hore dembiyadiisa aawadood, dabadeedna kuwa dadka aawadood; tan mar keliya ayuu sameeyey markuu isbixiyey.
що потреби не має щодня, як ті первосвященики, перше приносити жертви за власні гріхи, а потому за людські гріхи, бо Він це раз назавжди вчинив, принісши Самого Себе.
28 W aayo, sharcigu niman itaaldaran ayuu wadaaddo sare ka dhigaa, laakiin hadalka dhaarta oo sharciga ka dambeeyey wuxuu ka dhigaa Wiil weligiis kaamil ah.
Закон бо людей ставить первосвящениками, що немочі мають, але слово клятви, що воно за Законом, ставить Сина, Який досконалий навіки!