1 O o taas dabadeed ayaa Daa'uud reer Falastiin laayay oo jebiyey, oo Gad iyo magaalooyinkeediiba gacantii reer Falastiin wuu ka qaaday.
І сталося по тому, і побив Давид филистимлян та поконав їх; і взяв він Ґат та належні йому міста з руки филистимлян.
2 O o wuxuu kaloo laayay reer Moo'aab, oo reer Moo'aabna addoommay Daa'uud u noqdeen, oo baad bay u keeneen.
І побив він Моава, і стали моавітяни Давидовими рабами, що приносили дари.
3 O o ilaa Xamaad Daa'uud wuxuu dilayay boqorkii Soobaah oo ahaa Hadarceser, intuu ku socday inuu dowladnimadiisa ku ag dhiso Webi Yufraad.
І побив Давид Гадад'езера, царя цовського, в Хаматі, коли той ішов, щоб поставити владу свою на річці Ефраті.
4 O o Daa'uud wuxuu isagii ka qabsaday kun gaadhifaras, iyo toddoba kun oo fardooley ah, iyo labaatan kun oo nin oo lug ah, oo Daa'uudna wuxuu boqno jaray fardihii gaadhiyada waday oo dhan, laakiinse boqol gaadhifaras buu uga reebay.
І здобув Давид від нього тисячі колесниць і сім тисяч верхівців та двадцять тисяч пішого люду. І попідрізував Давид жили коням усіх колесниць, і позоставив із них тільки сотню для колесниць.
5 O o reer Suuriyihii Dimishaqna markay u yimaadeen inay u hiiliyaan boqorkii Soobaah oo ahaa Hadarceser, Daa'uud wuxuu iyagii ka laayay laba iyo labaatan kun oo nin.
І прийшов Арам із Дамаску на поміч Гадад'езерові, цареві цовському, та Давид вибив серед сиріян двадцять і дві тисячі чоловіка.
6 D aa'uudna wuxuu reer Dimishaq oo Suuriya jooga dhex dhigay rugo askareed, oo reer Suuriyana Daa'uud bay addoommo u noqdeen oo baad u keeneen. Oo Rabbiguna Daa'uud buu siiyey meel kastoo uu tegeyba.
І поставив Давид у Сирії Дамаській залогу, і сиріяни стали для Давида рабами, що приносили дари. А Господь допомагав Давидові скрізь, де він ходив.
7 M arkaasaa Daa'uud soo qaaday gaashaammadii dahabka ahaa oo ay wateen addoommadii Hadarceser, wuxuuna keenay Yeruusaalem.
І позабирав Давид золоті щити, що були на Гадад'езерових рабах, і позносив їх до Єрусалиму.
8 O o magaalooyinkii Hadarceser oo ahaa Tibxad iyo Kuun Daa'uud wuxuu ka soo qaaday naxaas aad u badan, taasoo uu Sulaymaan ka sameeyey berkeddii naxaasta ahayd iyo tiirarkii iyo weelashii naxaasta ahaa.
А з Тівхату та з Куну, Гадад'езерових міст, позабирав Давид дуже багато міді, з неї поробив Соломон мідяне море й стовпи, та мідяні речі.
9 O o Tocuu oo ahaa boqorkii Xamaad markuu maqlay in Daa'uud laayay Hadarceser oo ahaa boqorkii Soobaah ciidankiisii oo dhan
І прочув Тоу, цар хамотський, що Давид побив усе військо Гадад'езера, царя цовського.
10 a yuu Daa'uud wiilkiisii Hadooraam u soo diray inuu soo salaamo oo uu u soo duceeyo, maxaa yeelay, wuxuu la diriray oo dilay Hadarceser, waayo, Hadarceser wuxuu la diriri jiray Tocuu, oo wuxuu keenay weelal cayn kasta ah oo ah dahab iyo lacag iyo naxaasba.
І послав він сина свого Гадорама до царя Давида, щоб привітати його, та щоб поблагословити його за те, що воював із Гадад'езером та й побив його, бо Гадад'езер провадив війну з Тоу, а з ним послав всякі речі золоті, і срібні, і мідяні.
11 O o kuwaasna Boqor Daa'uud wuxuu quduus uga dhigay Rabbiga, oo wuxuu ku daray lacagtii iyo dahabkii uu ka soo dhacay quruumihii oo dhan, kuwaasoo ahaa reer Edom, iyo reer Moo'aab, iyo reer Cammoon, iyo reer Falastiin, iyo reer Camaaleq.
І Давид присвятив їх Господеві разом із тим сріблом та золотом, що повиносив від усіх народів з Едому, і з Моаву, і від Аммонових синів та від Амалика.
12 O o weliba Abiishay oo ay Seruuyaah dhashayna wuxuu reer Edom Dooxadii Cusbada kaga laayay siddeed iyo toban kun oo nin.
А Авшай, син Церуїн, побив Едома в Соляній долині, вісімнадцять тисяч.
13 O o isna wuxuu Edom dhex dhigay rugo askareed, oo reer Edom oo dhammuna Daa'uud bay addoommo u noqdeen. Oo Rabbiguna Daa'uud guul buu siiyey meel kastoo uu tegeyba. Madaxdii Daa'uud
І поставив він в Едомі залогу, і став увесь Едом Давидовими рабами. А Господь допомагав Давидові скрізь, де він ходив.
14 O o Daa'uudna reer binu Israa'iil oo dhan buu u taliyey, oo wuxuu dadkiisa oo dhan ugu gar qaybshay xukun iyo caddaalad.
І царював Давид над усім Ізраїлем, і чинив суд та справедливість усьому своєму народові.
15 O o waxaa ciidanka u sarrayn jiray Yoo'aab oo ay Seruuyaah dhashay, oo taariikhdana waxaa qori jiray Yehooshaafaad ina Axiiluud,
А Йоав, син Церуїн, був над військом, а Йосафат, син Ахілудів, канцлер.
16 o o wadaaddona waxaa ahaa Saadooq ina Axiituub, iyo Abiimeleg ina Aabyaataar, Shawshaana wuxuu ahaa karraani.
А Садок, син Ахітувів, та Авімелех, син Ев'ятарів, були священики, а Шавша писар.
17 O o Benaayaah ina Yehooyaadaacna wuxuu u taliyey reer Kereetiim iyo reer Feleetii, oo Daa'uud wiilashiisuna waxay ahaayeen madaxda boqorka u dhow.
А Беная, син Єгоядин, був над керетянином та над пелетянином, а Давидові сини перші при царевій руці.