1 W aayo, walaalayaalow, waxaad og tihiin imaatinkayagii aannu idiin nimid inuusan noqon mid aan waxtar lahayn.
Самі бо ви знаєте, браття, прихід наш до вас, що не марний він був.
2 L aakiinse annagoo awil aad ugu xanuunsannay oo lanagu ceebeeyey Filiboy, sidaad og tihiin, waxaannu ku dhiirranaannay Ilaaheenna inaannu injiilka Ilaah idiin sheegno annagoo dhib badan ku jirna.
Та хоч ми натерпілися перед тим, і дізнали зневаги в Филипах, як знаєте, проте ми відважилися в нашім Бозі звіщати вам Божу Євангелію з великою боротьбою.
3 W aayo, waanadayadu kama iman qalad ama wasakh ama khiyaano,
Бо покликання наше було не з обмани, ані з нечистости, ані від лукавства,
4 l aakiinse siduu Ilaah noogu bogay inuu nagu ammaaneeyo injiilka, sidaasaannu u hadalnaa, mana aha inaannu dadka ka farxinno, laakiinse inaannu ka farxinno Ilaaha qalbigayaga imtixaama.
але, як Бог визнав нас гідними, щоб нам доручити Євангелію, ми говоримо так, не людям догоджуючи, але Богові, що випробовує наші серця.
5 S idaad og tihiin, marnaba kuma aannu isticmaalin hadal sasabasho ah ama damacnimo qarsoon, oo taas Ilaah baa marag ka ah.
Ми слова підлесливого не вживали ніколи, як знаєте, і не винні в зажерливості. Бог свідок тому!
6 D adka xaggiisana ammaan kama aannu doondoonin, ama xaggiinna ha noqoto, ama xagga dad kale, in kastoo aan culaab idinku noqon kari lahayn, annagoo ah rasuulladii Masiixa.
Не шукаємо ми слави в людей, ані в вас, ані в інших.
7 L aakiin dhexdiinna waxaannu idiinku roonayn sida mid carruurteeda nuujisa ay iyaga u dhaqaalayso.
Хоч могли ми потужними бути, як Христові апостоли, але ми серед вас були тихі, немов годувальниця та, яка доглядає дітей своїх.
8 S idaas daraaddeed, annagoo aad idiin jecel, ayaannu ku faraxnay inaannu wax idin siinno, mana aha injiilka Ilaah oo keliya, laakiinse xataa naftayada, maxaa yeelay, waxaad noo noqoteen kuwo aan jecel nahay.
Так бувши ласкаві до вас, хотіли ми вам передати не тільки Божу Євангелію, але й душі свої, бо були ви улюблені нам.
9 W aayo, waad xusuusan tihiin, walaalayaalow, sidaannu dhib iyo daal ugu shaqaynay habeen iyo maalinba, inaannan midkiinna culaysin, oo waxaannu idinku wacdinnay injiilka Ilaah.
Бо ви пам'ятаєте, браття, наше струднення й утому: день і ніч ми робили, щоб жадного з вас не обтяжити, і проповідували вам Божу Євангелію.
10 I dinkuna markhaati baad ka tihiin, Ilaahna wuu ka yahay, sidaannu daahir iyo xaq iyo ceebla'aan kula macaamiloonnay kuwiinna rumaysan.
Ви свідки та Бог, як свято, і праведно, і бездоганно поводилися ми між вами, віруючими!
11 S idaad og tihiin waxaannu midkiin kastaba kula macaamiloonnay sida aabbe carruurtiisa ula macaamiloodo, annagoo idin waaninayna oo idin dhiirigelinayna oo idiin markhaati furayna,
Бож знаєте ви, як кожного з вас, немов батько дітей своїх власних,
12 i naad u socotaan si istaahisha Ilaaha idiinku yeedhay boqortooyadiisa iyo ammaantiisa. Silec
просили ми вас, і намовлювали та показували, щоб ви гідно поводилися перед Богом, що покликав вас у Своє Царство та в славу.
13 O o sababtaas daraaddeed ayaannu joogsila'aan Ilaah ugu mahadnaqnaa in, markii aad naga hesheen ereygii Ilaah oo aad naga maqasheen, aydnaan u aqbalin sidii dad hadalkiis laakiin siduu run u yahay ereygii Ilaah oo haddana idinka dhex shaqeeya kuwiinna rumaysan.
Тому то й ми дякуємо Богові безперестанку, що, прийнявши почуте від нас Слово Боже, прийняли ви не як слово людське, але як правдиво то є Слово Боже, що й діє в вас, віруючих.
14 W aayo, walaalayaalow, waxaad noqoteen kuwo ku dayday dadka kiniisadaha Ilaah oo Yahuudiya jooga, kuwaas oo ah kuwa Ciise Masiix, maxaa yeelay, idinkuna waxaad dadkiinna ka hesheen dhibtaas oo kale, siday iyaguba uga heleen Yuhuudda,
Бо стали ви, браття, наслідувачами Церквам Божим, що в Юдеї в Христі Ісусі, бо те саме і ви були витерпіли від своїх земляків, як і ті від юдеїв,
15 o o ah kuwii dilay Rabbi Ciise iyo nebiyadiiba, oo annagana dibadda noo eryay, oo aan Ilaah ka farxin, dadka oo dhanna ka geesta ah.
що вбили вони й Господа Ісуса, і пророків Його, і вигнали нас, і Богові не догоджають, і супротивні всім людям.
16 O o waxay noo diidaan inaannu dadka aan Yuhuudda ahayn la hadalno inay badbaadaan. Sidaasay mar walba dembiyadooda u dhammaystiraan, laakiin ugu dambaysta cadhada waa ku dul degtay. Bawlos Wuxuu Doonayay Inuu Mar Kale Kiniisadda Soo Booqdo
Вони забороняють нам говорити поганам, щоб спаслися, щоб тим доповняти їм завжди провини свої. Але Божий гнів їх спіткає вкінці!
17 L aakiin, walaalayaalow, annagoo wakhti yar lanaga kiin qaaday, xagga isla-joogidda ee ayan ahayn xagga qalbiga, aad iyo aad baannu ugu dadaalnay inaannu wejigiinna aragno, annagoo xiiso weyn u qabna;
А ми, браття, на короткий часок розлучившися з вами лицем, а не серцем, тим із більшим бажанням силкувались побачити ваше лице.
18 w aayo, waannu jeclaan lahayn inaannu idiin nimaadno, anigoo Bawlos ah mar iyo lababa waan jeclaa, laakiinse Shayddaan baa naga hor joogsaday.
Тим то до вас ми хотіли прийти, я, Павло, раз і двічі, але сатана перешкодив був нам.
19 M axaa yeelay, waa ayo rajadayada iyo farxaddayada iyo taajka faanidda oo ahaan doona Rabbigeenna Ciise Masiix hortiisa goortuu yimaado? Sow idinka ma aha?
Бо хто нам надія, чи радість, чи вінок похвали? Хіба ж то й не ви перед Господом нашим Ісусом в Його приході?
20 W aa idinka faankayaga iyo farxaddayaduba.
Бо ви наша слава та радість!