Sekaryaah 11 ~ Захарія 11

picture

1 L ubnaanay, albaabbadaada fur in dab baabbi'iyo geedahaaga kedarka ah.

Ліване, відкрий свої двері, і огонь пожере з твоїх кедрів!

2 G eed beroosh ahow, ooya, waayo, geedkii kedarka ahaa waa dhacay, maxaa yeelay, kuwii qurqurxoonaa waa la kharribay. Kuwiinna geedaha alloonka ah oo Baashaan yahow, ooya, waayo, kayntii adkayd waa dhacday.

Голоси, кипарисе, бо кедр он упав, пограбовані пишні! Голосіте, башанські дуби, бо ліс неприступний звалився!

3 W axaa yeedhaya codkii baroortii adhijirrada! Waayo, sharaftoodii waa la kharribay! Waxaa yeedhaya codkii cida aaran libaaxyada! Waayo, kibirkii Urdun waa la kharribay. Laba Adhijir

Чути голос виття пастухів, бо гордощі їхні пограбовані! Чути рик левчуків, бо йорданська краса попустошена...

4 R abbiga Ilaahayga ahu wuxuu yidhi, Daaji idaha la qalayo.

Так говорить Господь, мій Бог: Паси ти отару, яка на заріз,

5 K uwii hantidooda lahaa way gowracaan, oo isumana ay haystaan inay eed leeyihiin, oo kuwa iyaga soo iibiyaana mid kastaaba wuxuu leeyahay, Mahad waxaa leh Rabbiga, waayo, taajir baan noqday, oo adhijirradooduna uma ay naxaan iyaga.

що ріжуть їх їхні купці і не винні, а їхні продавці промовляють: Благословенний Господь, що я збагатів! А їхні пастухи не помилують їх!...

6 W aayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Anigu mar dambe u sii nixi maayo dadka dalka deggan, laakiinse bal eeg, nin kastaba waxaan ku ridi doonaa gacanta deriskiisa, iyo gacanta boqorkiisa, oo iyana dalkay ku dhufan doonaan, oo gacantooda kama aan samatabbixin doono.

Бо Я не помилую більше вже мешканців цеї землі, промовляє Господь. І ось передам Я людину, одного одному до рук, та до рук царя їхнього, і землю вони потовчуть, і Я з їхніх рук не врятую нікого!

7 M arkaasaan daajiyey idaha la qalayo, oo sida xaqiiqada ah waxay ahaayeen idaha ugu miskiinsan. Oo waxaan soo qaatay laba ulood, oo mid waxaan u bixiyey Raallinimo, middii kalena waxaan u bixiyey Xidhiidh, oo idihii waan daajiyey.

І пас Я отару, яка на заріз тим, хто торгує отарою. І взяв Я Собі два киї, і одного назвав: Милість, а одного назвав: Згода, і пас Я отару.

8 O o saddexdii adhijirba isku bil baan baabbi'iyey, waayo, naftaydu way ka daashay, oo weliba naftooduna way iga neceen.

І знищив Я трьох пастухів за один місяць. І Я втратив терпіння до них, бо душа їхня обридила Мене.

9 M arkaasaan idhi, Anigu idin daajin maayo. Kii dhimanayaa ha dhinto, kii halligmayaana ha halligmo, oo intii hadhana mid waluba kan kale hilibkiisa ha cuno.

Тому Я сказав: Не пастиму вас! Та вівця, що має померти, нехай умре, а що має погублена бути хай буде погублена, а позосталі хай тіло одна однієї з'їдять!

10 O o waxaan soo qaatay ushaydii aan Raallinimo u bixiyey, oo waan kala jebiyey, si aan u jebiyo axdigaygii aan dadyowga oo dhan la dhigtay.

І Я взяв Свого кия Милість, і його поламав, щоб зламати Свого заповіта, якого Я склав був зо всіма народами.

11 O o maalintaasuu jabay, oo sidaasay kuwii idaha u miskiinsanaa oo i dhegaystay u ogaadeen in kaasu yahay Eraygii Rabbiga.

І він зламаний був того дня, і пізнали покупці отари, які на Мене вважають, що це слово Господнє.

12 O o waxaan iyagii ku idhi, Hadday idinla wanaagsan tahay, kiradaydii i siiya, haddii kalese iska daaya. Sidaas daraaddeed waxay kiradaydii iigu miisaameen soddon gogo' oo lacag ah.

І сказав Я до них: Якщо добре це в ваших очах, дайте платню Мою, а як ні, перестаньте! І вони Мою платню відважили тридцять срібняків.

13 O o Rabbigu wuxuu igu yidhi, Dheryasameeyaha u tuur qiimihii wanaagsanaa oo ay igu qiimeeyeen. Oo anna waxaan soo qaaday soddonkii gogo' oo lacagta ahaa, kolkaasaan guriga Rabbiga ugu tuuray dheryasameeyaha.

І промовив до мене Господь: Кинь її ганчареві, ту славну ціну, що вони оцінили Мене! І Я взяв оті тридцять срібняків, і те кинув до дому Господнього, до ганчаря.

14 O o haddana waxaan kala jebiyey ushaydii kale oo aan Xidhiidh u bixiyey, inaan kala gooyo walaalnimadii dadka dalka Yahuudah iyo dadka dalka Israa'iil ka dhexaysay.

І зламав Я Свого кия другого, Згоду, щоб зламати братерство між Юдою та між Ізраїлем.

15 O o Rabbigu wuxuu igu yidhi, Haddana mar kale waxaad qaadataa adhijir nacas ah alaabtiis.

І промовив до мене Господь: Ще візьми собі знаряддя пастуха нерозумного.

16 W aayo, bal eeg, waxaan dalka ka dhex kicin doonaa adhijir aan soo booqanayn kuwa ambaday, oo aan doondoonayn kuwa kala firdhay, oo aan bogsiinayn kii jaban, oo aan daajinayn kii feyow, laakiinse isagu wuxuu cuni doonaa hilibka baruurta, oo raafafkoodana wuu kala dildillaacin doonaa.

Бо ось Я настановлю пастиря на землі, він загублених не відвідає, розпорошеного не буде шукати, і зламаної не вилікує, стоячої не годуватиме, а м'ясо ситої їстиме, і ратиці їхні поламає.

17 W axaa iska hoogay adhijirka waxtarlaawaha ah oo adhiga isaga taga! Seef baa ku dhici doonta gacantiisa iyo ishiisa midig. Gacantiisu dhammaanteed way engegi doontaa, oo ishiisa midigna kulligeed way madoobaan doontaa.

Горе негідному пастиреві, який покидає отару! Меч на рамено його та в його праве око: конче всохне рамено йому, і конче стемніє його праве око!