Sekaryaah 11:2 ~ Захарія 11:2

picture

G eed beroosh ahow, ooya, waayo, geedkii kedarka ahaa waa dhacay, maxaa yeelay, kuwii qurqurxoonaa waa la kharribay. Kuwiinna geedaha alloonka ah oo Baashaan yahow, ooya, waayo, kayntii adkayd waa dhacday.


Голоси, кипарисе, бо кедр он упав, пограбовані пишні! Голосіте, башанські дуби, бо ліс неприступний звалився!

Continue reading Report error