Yoo'eel 2 ~ Йоїл 2

picture

1 S iyoon buun ka dhex afuufa, oo buurtayda quduuska ah ka dhawaajiya, oo dadka dalka deggan oo dhammu ha wada gariireen, waayo, maalintii Rabbigu way imanaysaa, oo haatan way soo dhow dahay.

Засурміть на Сіоні в сурму, здійміть крик на святій горі Моїй! Затремтіть, всі мешканці землі, бо прийшов день Господній, бо близько вже він,

2 O o maalintaasu waa maalin mugdi iyo gudcur ah, oo waa maalin cadar ah oo gudcur qaro weyn ahu jiro, oo waxay u imanaysaa sida kaaha waaberiga buuraha ku dul faafa. Bal eega dad tiro badan oo xoog weyn! Dadkaas wax la mid ah hore looma arag, oo iyaga dabadoodna wax la mid ahu ma jiri doonaan xataa tan iyo sannado iyo qarniyo badan.

день темноти та темряви, день хмари й імли! Як несеться досвітня зоря по горах, так народ цей великий й міцний. Такого, як він, не бувало відвіку, і по ньому не буде вже більш аж до літ з роду в рід!

3 H ortooda dab baa wax laasanaya, oo dabadoodana olol baa wax gubaya. Dhulka iyaga ka horreeya waa sida Beer Ceeden, oo kan iyaga ka dambeeyana waa sidii cidla baabba' ah oo kale, oo wax iyaga ka baxsadayna innaba ma jiraan.

Перед ним пожирає огонь, і палахкотить за ним полум'я! Земля перед ним, як еденський садок, а за ним опустіла пустиня, і рятунку від нього нема!

4 M uuqashoodu waa sida muuq fardood oo kale, oo waxay u ordaan sida rag fardooley ah.

Його вигляд ніби коні, гарцюють вони, наче ті верхівці!

5 O o sanqadhkoodu waa sida gaadhifardood buuraha dhaladooda boodboodaya, iyo sida olol dab oo bal gubaya, iyo sida dad xoog badan oo dagaal u diyaargaroobay.

Як гуркіт військових возів, вони скачуть гірськими верхів'ями, як вереск огнистого полум'я, що солому жере, наче потужний народ, що до бою поставлений.

6 H ortooda dadyowgu way wada gariirayaan, oo qof kastaba wejigiisa cabsi baa ka muuqanaysa.

Народи тремтять перед ним, всі обличчя поблідли.

7 I yagu waxay hore ugu ordayaan sida rag xoog badan, oo waxay derbiga u fuulayaan sida rag dagaalyahan ah, oo midkood waluba halkiisuu marayaa, oo kala leexan maayaan.

Як лицарі, мчаться вони, немов вояки вибігають на мур, і кожен своєю дорогою йдуть, і з стежок своїх не позбиваються,

8 O o midkoodna midka kale riixi maayo, oo midkood waluba wuxuu ku socdaa meeshiisa. Waxay ka dhex dusayaan hubka dagaalka oo innaba socodkooda kama joogsadaan.

не пхають вони один одного, ходять своєю дорогою битою, а коли на списа упадуть, то не зраняться.

9 M agaalada korkeeda ayay ku boodayaan, oo derbiga korkiisa ayay ku ordayaan, oo guryahay soo korayaan, oo sida tuug oo kale ayay daaqadaha ka soo galayaan.

По місті хурчать, по мурі біжать, увіходять в доми, через вікна пролазять, як злодій.

10 O o hortooda dhulku wuu gariirayaa, samooyinkuna way ruxmanayaan, oo qorraxdii iyo dayaxiina way madoobaadeen, oo xiddigihiina iftiinkoodii way ceshadeen.

Трясеться земля перед ним, тремтить небо, сонце та місяць темніють, а зорі загублюють сяйво своє.

11 R abbiga ayaa codkiisa kaga hor hadlaya ciidankiisa, waayo, xeradiisu aad bay u weyn tahay, oo midka eraygiisa oofinayaa waa xoog badan yahay, waayo, Rabbiga maalintiisu waa weyn tahay, waana mid cabsi badan aad iyo aad, haddaba bal yaa u adkaysan kara? Qalbigiinna Jeexa

І голос Свій видасть Господь перед військом Своїм, бо табір Його величезний, бо міцний виконавець слова Його, бо великий день Господа й вельми страшний, і хто зможе його перенести?

12 H addaba haatan waxaa Rabbigu leeyahay, Qalbigiinna oo dhan iigu soo jeesta, idinkoo sooman, oo ooyaya, oo barooranaya.

Тому то тепер промовляє Господь: Верніться до Мене всім серцем своїм, і постом святим, і плачем та риданням!

13 H addaba qalbigiinna jeexa ee dharkiinna ha jeexina, oo Rabbiga Ilaahiinna ah xaggiisa u soo jeesta, waayo, isagu waa nimco miidhan, waana raxmad badan yahay, cadho wuu u gaabiya, waana naxariis badan yahay, oo belaayadana wuu ka soo noqdaa.

І деріть своє серце, а не свою одіж, і наверніться до Господа, вашого Бога, бо ласкавий Він та милосердний, довготерпеливий та многомилостивий, і жалкує за зло!

14 B al yaa garanaya inuu isagu soo jeesan doono oo soo noqon doono, iyo in kale, iyo inuu gadaashiisa kaga tegi doono barako, taasoo qurbaan hadhuudh ah iyo qurbaan cabniin ah oo aad Rabbiga Ilaahiinna ah u bixinaysaan?

Хто знає, чи Він не повернеться та не пожалує, і по Собі не залишить благословення, жертву хлібну та жертву ту литу для Господа, вашого Бога.

15 S iyoon buun ka dhex afuufa, oo soon naadiya, oo shir ku dhawaaqa.

Засурміть на Сіоні в сурму, оголосіть святий піст, скличте зібрання!

16 D adka soo ururiya, oo ururka quduus ka dhiga, oo odayaasha soo shiriya, oo carruurta soo ururiya, iyo xataa kuwa naasaha nuugaya. Aroosku qolkiisa ha ka soo baxo, oo aroosadduna ilxidhkeeda ha ka soo baxdo.

Зберіте народ, оголосіть святі збори, старців згромадьте, позбирайте дітей та грудних немовлят, нехай вийде з кімнати своєї також молодий, молода ж з-під свого накриття!

17 W adaaddada midiidinnada Rabbiga ahu balbalada iyo meesha allabariga dhexdooda ha ku ooyeen, oo iyagu ha yidhaahdeen, Rabbiyow, dadkaaga u tudh, oo dadka dhaxalkaaga ah wax la caayo ha ka dhigin oo yaanay quruumuhu iyaga u taline. Waayo, bal maxaa dadyowga dhexdooda looga odhan doonaa, Bal meeh Ilaahooda? Jawaabtii Rabbiga

Між притвором та жертівником нехай плачуть священики, слуги Господні, хай молять вони: Змилуйся, Господи, над народом Своїм, і не видай на ганьбу спадку Свого, щоб над ним панували погани. Нащо будуть казати між народами: Де їхній Бог?

18 M arkaasaa Rabbigu u hinaasay dalkiisii, oo dadkiisuu u naxay.

І заздрісним стане Господь за Свій Край, і змилується над народом Своїм.

19 O o Rabbigu waa u jawaabay dadkiisii oo wuxuu ku yidhi, Bal ogaada, waxaan idiin soo dirayaa hadhuudh, iyo khamri, iyo saliid, oo idinkuna waxaasaad ka dhergi doontaan, oo anna mar dambe quruumaha dhexdooda wax la caayo idinkaga dhigi maayo.

І Господь відповів і сказав до народу Свого: Ось Я посилаю вам збіжжя й вино молоде та оливу, і насититесь нею, і більше не дам вас на наругу народам.

20 L aakiinse waan idinka fogayn doonaa ciidanka woqooyi, oo isaga waxaan ku eryi doonaa dal abaar iyo cidlo ah, oo qaybtiisa hore waxaan geeyn doonaa badda bari, oo qaybtiisa dambena waxaan geeyn doonaa badda galbeed, oo waxaa kor u soo bixi doona qudhunkiisa, oo uurkiisa xumuna wuu soo kici doonaa, maxaa yeelay, isagu wuxuu sameeyey waxyaalo waaweyn.

А цього північного ворога віддалю Я від вас, і його в край сухий та спустошений вижену, його перед до східнього моря, його ж край до того моря заднього. І вийде злий запах його, і підійметься сморід його, бо він лихо велике чинив.

21 H addaba dal yahow, ha baqin, laakiinse farax, oo reyree, maxaa yeelay, Rabbigu wuxuu sameeyey waxyaalo waaweyn.

Не бійся ти, земле, а тішся й радій, бо велике Господь учинив!

22 X ayawaanka duurkow, ha cabsanina, waayo, naqii cidladu waa soo baxayaa, oo dhirtiina midhaheeday dhalaysaa, oo berdihii iyo canabkiiba way barwaaqoobayaan.

Не бійтеся, ти пільна худобо, бо пустинні пасовиська зазеленіють, бо дерево видасть свій плід, фіґовниця та виноград свою силу дадуть.

23 H addaba reer Siyoonay, farxa oo Rabbiga Ilaahiinna ah ku reyreeya, waayo, roobkii hore buu si xaq ah idiin siiyey, oo wuxuu idiin di'iyey roob, intii hore iyo intii dambeba sidii markii hore.

А ви, сіонські сини, радійте та тіштеся Господом, Богом своїм, бо вам їжі Він дасть на спасіння, і найперше зішле вам дощу, дощу раннього й пізнього.

24 O o goobaha wax lagu tumo waxaa ka buuxsami doona sarreen, oo macsarooyinkuna waxay la buuxdhaafi doonaan khamri iyo saliid.

І токи наповняться збіжжям, чавильні ж кадки будуть переливатись вином молодим та оливою.

25 O o waxaan idiin soo celin doonaa waxa ay sannadihii idinka cuneen ayaxa, iyo laddaaga, iyo diirta, iyo koronkorradu, kuwaas oo ahaa ciidankii weynaa oo aan idiin soo diray.

І надолужу Я вам за ті роки, що пожерла була сарана, коник і черва та гусінь, Моє військо велике, що Я посилав проти вас.

26 O o idinku wax badan baad cuni doontaan oo waad dhergi doontaan, oo waxaad ammaani doontaan magaca Rabbiga Ilaahiinna ah oo waxa yaabka badan idiin sameeyey, oo dadkayguna innaba ma ay ceeboobi doonaan.

А їсти ви будете їсти й насичуватись, і хвалитимете Ім'я Господа, вашого Бога, що з вами на подив зробив, і посоромлений більше не буде народ Мій навіки!

27 O o markaas waxaad ogaan doontaan inaan dadka Israa'iil dhex joogo, iyo inaan anigu ahay Rabbiga Ilaahiinna ah, oo aan ilaah kale jirin, oo dadkayguna innaba ma ay ceeboobi doonaan. Maalintii Rabbiga

І пізнаєте ви, що Я серед Ізраїля, і що Я Господь, Бог ваш, і немає вже іншого, і посоромлений більше не буде народ Мій навіки!

28 O o markaas dabadeedna anigu ruuxayga ayaan ku shubi doonaa dad oo dhan, oo wiilashiinna iyo hablihiinnu wax bay sii sheegi doonaan, oo odayaashiinnuna riyooyin bay ku riyoon doonaan, oo raggiinna dhallinyarada ahuna wax bay arki doonaan,

(3-1) І буде потому, виллю Я Духа Свого на кожне тіло, і пророкуватимуть ваші сини й ваші дочки, а вашим старим будуть снитися сни, юнаки ваші бачити будуть видіння.

29 o o weliba maalmahaas addoommada rag iyo dumarba ruuxaygaan ku shubi doonaa.

(3-2) І також на рабів та невільниць за тих днів виллю Духа Свого.

30 O o waxaan samooyinka iyo dhulkaba ka muujin doonaa yaabab, kuwaasoo ah dhiig, iyo dab, iyo tiirar qiiq ah.

(3-3) І дам Я ознаки на небі й землі, кров та огонь, та стовпи диму.

31 Q orraxdu waxay u beddelmi doontaa gudcur, dayaxuna wuxuu u beddelmi doonaa dhiig, intaanay iman maalinta Rabbiga oo weyn oo cabsida badanu.

(3-4) Заміниться сонце на темність, а місяць на кров перед приходом Господнього дня, великого та страшного!

32 O o waxay noqon doontaa in ku alla kii magaca Rabbiga ku barya uu samatabbixi doono, waayo, Buur Siyoon iyo Yeruusaalem, iyo kuwa hadhay oo Rabbigu u yeedhayba waxaa jiri doona kuwo u baxsada sidii Rabbigu yidhi.

(3-5) І станеться, кожен, хто кликати буде Господнє Ім'я, той спасеться, бо на Сіонській горі та в Єрусалимі буде спасіння, як Господь говорив, та для тих позосталих, що Господь їх покличе.