Matayos 19 ~ Від Матвія 19

picture

1 W axaa dhacay in, goortuu Ciise hadalladan dhammeeyey, uu Galili ka tegey, oo wuxuu yimid soohdimaha Yahuudiya, oo Webi Urdun ka shisheeya.

І сталось, як Ісус закінчив ці слова, то Він вирушив із Галілеї, і прибув до країни Юдейської, на той бік Йордану.

2 W axaana soo raacay dad aad u badan, oo halkaas ayuu ku bogsiiyey iyaga.

А за Ним ішла безліч народу, і Він уздоровив їх тут.

3 M arkaasaa Farrisiintii u timid, iyagoo jirrabaya, oo waxay ku yidhaahdeen, Ma xalaal baa in nin sabab kasta naagtiisa ku furo?

І підійшли фарисеї до Нього, і, випробовуючи, запитали Його: Чи дозволено дружину свою відпускати з причини всякої?

4 W uxuu u jawaabay oo ku yidhi, Miyaydnaan akhriyin, Kii bilowgii uumay iyaga wuxuu ka dhigay lab iyo dhaddig,

А Він відповів і сказав: Чи ви не читали, що Той, Хто створив споконвіку людей, створив їх чоловіком і жінкою?

5 o o wuxuu yidhi, Sababtaas aawadeed nin wuxuu ka tegayaa aabbihiis iyo hooyadiis, wuxuuna la joogayaa naagtiisa, oo labaduba waxay noqonayaan isku jidh?

І сказав: Покине тому чоловік батька й матір, і пристане до дружини своєї, і стануть обоє вони одним тілом,

6 S idaa darteed haatan iyagu laba ma aha, laakiin waa isku jidh. Haddaba wixii Ilaah isku xidhay, ninna yaanu kala furin.

тому то немає вже двох, але одне тіло. Тож, що Бог спарував, людина нехай не розлучує!

7 M arkaasay waxay ku yidhaahdeen, Haddaba Muuse muxuu u amray in warqaddii furniinta iyada la siiyo oo la furo?

Вони кажуть Йому: А чому ж Мойсей заповів дати листа розводового, та й відпускати?

8 W uxuu ku yidhi, Maxaa yeelay, Muuse wuxuu idiinku fasaxay inaad naagihiinna furtaan qalbi engegnaantiinna aawadeed, laakiin bilowgii sidaas ma ay ahayn.

Він говорить до них: То за ваше жорстокосердя дозволив Мойсей відпускати дружин ваших, спочатку ж так не було.

9 W axaan idinku leeyahay, Ku alla kii naagtiisa ku fura wax aan sino ahayn, oo mid kale guursadaa, wuu sinaystaa. Oo kii guursada tii la furay wuu sinaystaa.

А Я вам кажу: Хто дружину відпустить свою не з причини перелюбу, і одружиться з іншою, той чинить перелюб. І хто одружиться з розведеною, той чинить перелюб.

10 X ertiisii waxay ku yidhaahdeen, Haddii nin xaalkiisu sidan yahay xagga naagtiisa, in la guursadaaba ma wanaagsana.

Учні говорять Йому: Коли справа така чоловіка із дружиною, то не добре одружуватись.

11 L aakiin wuxuu ku yidhi, Dadka oo dhammu ereygan ma wada aqbali karaan, kuwii la siiyey mooyaane.

А Він їм відказав: Це слово вміщають не всі, але ті, кому дано.

12 W aayo, waxaa jira bohommo sidaas kaga dhashay uurkii hooyadood, oo waxaa jira bohommo dadku dhufaanay, oo waxaa jira bohommo isaga dhigay bohommo boqortooyada jannada aawadeed. Kii hadalkan aqbali karaa, ha aqbalo. Ciise Wuxuu U Duceeyey Carruur Yaryar

Бо бувають скопці, що з утроби ще матерньої народилися так; є й скопці, що їх люди оскопили, і є скопці, що самі оскопили себе ради Царства Небесного. Хто може вмістити, нехай вмістить.

13 M arkaasaa ilmo yaryar loo keenay inuu gacmiihiisa saaro oo uu u duceeyo, laakiin xertii ayaa canaanatay.

Тоді привели Йому діток, щоб поклав на них руки, і за них помолився, учні ж їм докоряли.

14 M arkaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Ilmaha daaya oo ha u diidina inay ii yimaadaan, waayo, kuwan oo kale ayaa ka mid ah boqortooyada jannada.

Ісус же сказав: Пустіть діток, і не бороніть їм приходити до Мене, бо Царство Небесне належить таким.

15 G acmihiisa ayuu saaray iyaga, markaasuu meeshaas ka tegey. Nin Dhallinyar Oo Hodan Ah Baa Doonayay Nolosha Weligeed Ah

І Він руки на них поклав, та й пішов звідтіля.

16 O o mid baa intuu yimid ku yidhi, Macallin wanaagsanow, maxaa wanaagsan oo aan sameeyaa inaan nolosha weligeed ah helo?

І підійшов ось один, і до Нього сказав: Учителю Добрий, що маю зробити я доброго, щоб мати життя вічне?

17 W uxuu ku yidhi, Maxaad wax iiga weyddiinaysaa wanaagga? Waxaa jira mid wanaagsan. Haddaad doonaysid inaad nolosha gashid, qaynuunnada dhawr.

Він же йому відказав: Чого звеш Мене Добрим? Ніхто не є Добрий, крім Бога Самого. Коли ж хочеш ввійти до життя, то виконай заповіді.

18 W uxuu ku yidhi, Kuwee? Ciise ayaa ku yidhi, Waa inaanad qudh gooyn, Waa inaanad sinaysan, Wan inaanad wax xadin, Waa inaanad marag been ah furin.

Той питає Його: Які саме? А Ісус відказав: Не вбивай, не чини перелюбу, не кради, не свідкуй неправдиво.

19 A abbahaa iyo hooyadaa maamuus, oo Waa inaad deriskaaga u jeclaataa sidaad naftaada u jeceshahay.

Шануй батька та матір, і: Люби свого ближнього, як самого себе.

20 N inkii dhallinyarada ahaa ayaa ku yidhi, Kuwaas oo dhan ayaan dhawray. Maxaa weli ii dhiman?

Говорить до Нього юнак: Це я виконав все. Чого ще бракує мені?

21 C iise ayaa ku yidhi, Haddaad doonaysid inaad samaatid, tag oo iibi waxaad haysatid, oo masaakiinta sii, oo waxaad jannada ku lahaan doontaa maal; ee kaalay oo i soo raac.

Ісус каже йому: Коли хочеш бути досконалим, піди, продай добра свої та й убогим роздай, і матимеш скарб ти на небі. Потому приходь та й іди вслід за Мною.

22 N inkii dhallinyarada ahaa goortuu hadalkaas maqlay ayuu baxay isagoo calool xun, waayo, wuxuu ahaa mid waxyaalo badan leh. Hodanka Faa'iidala'aantiisa

Почувши ж юнак таке слово, відійшов, зажурившись, бо великі маєтки він мав.

23 M arkaasaa Ciise wuxuu xertiisii ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Nin hodan ah inuu boqortooyada jannada galo waa ku adag tahay.

Ісус же сказав Своїм учням: Поправді кажу вам, що багатому трудно ввійти в Царство Небесне.

24 H addana waxaan idinku leeyahay, Nin hodan ah inuu boqortooyada Ilaah galo waxaa ka hawl yar in awr irbad daloolkeed ka duso.

Іще вам кажу: Верблюдові легше пройти через голчине вушко, ніж багатому в Боже Царство ввійти!

25 X ertii goortay maqleen aad bay u yaabeen, oo waxay ku yidhaahdeen, Haddaba yaa badbaadi kara?

Як учні ж Його це зачули, здивувалися дуже й сказали: Хто ж тоді може спастися?

26 C iise intuu eegay ayuu ku yidhi, Waxanu uma suurtoobaan dadka, laakiin wax waluba waa u suurtoobaan Ilaah.

А Ісус позирнув і сказав їм: Неможливе це людям, та можливе все Богові.

27 M arkaas Butros ayaa u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Annagu wax walba waannu ka soo wada tagnay, waana ku raacnay. Maxaannu haddaba heli doonnaa?

Тоді відізвався Петро та до Нього сказав: От усе ми покинули, та й пішли за Тобою слідом; що ж нам буде за це?

28 C iise ayaa ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Kuwiinna i soo raacay, wakhtiga cusboonaysiinta, goortii Wiilka Aadanahu carshiga ammaantiisa ku fadhiisto, idinkuna waxaad ku fadhiisan doontaan laba iyo toban carshi, idinkoo xukumaya laba-iyo-tobanka qolo oo Israa'iil.

А Ісус відказав їм: Поправді кажу вам, що коли, при відновленні світу, Син Людський засяде на престолі слави Своєї, тоді сядете й ви, що за Мною пішли, на дванадцять престолів, щоб судити дванадцять племен Ізраїлевих.

29 O o mid walba oo ka tegey guryo, ama walaalo, ama aabbe, ama hooyo, ama carruur, ama beero, magacayga aawadiis, wuxuu heli doonaa boqol laab, oo wuxuu dhaxli doonaa nolosha weligeed ah.

І кожен, хто за Ймення Моє кине дім, чи братів, чи сестер, або батька, чи матір, чи діти, чи землі, той багатокротно одержить і успадкує вічне життя.

30 K uwa badan oo hore waa dambayn doonaan, kuwa dambena waa horrayn doonaan.

І багато-хто з перших останніми стануть, а останні першими.