1 X isqiyaah markuu boqor noqday wuxuu jiray shan iyo labaatan sannadood, oo Yeruusaalemna boqor buu ku ahaa sagaal iyo labaatan sannadood, oo hooyadiis magaceedana waxaa la odhan jiray Abiiyaah ina Sekaryaah.
Єзекія зацарював у віці двадцяти й п'яти літ, а двадцять і дев'ять літ царював він в Єрусалимі. А ім'я його матері Авійя, дочка Захарії.
2 O o isna wuxuu sameeyey wax Rabbiga hortiisa ku qumman, sidii dhammaan awowgiis Daa'uud sameeyey oo kale.
І робив він угодне в Господніх очах, як усе, що робив був його батько Давид.
3 O o sannaddii kowaad oo boqornimadiisa bisheedii kowaad ayuu albaabbadii gurigii Rabbiga furay, wuuna cusboonaysiiyey.
Він першого року свого царювання, місяця першого відчинив двері Господнього дому, і поправив їх.
4 O o wadaaddadii iyo kuwii reer Laawina wuu soo geliyey, oo wuxuu iyagii ku soo wada ururshay meesha bannaan oo dhinaca bari ku taal.
І привів він священиків та Левитів, і зібрав їх на східню площу,
5 O o wuxuu iyagii ku yidhi, Reer Laawiyow, i maqla, oo haddeer isdaahiriya, oo waxaad kaloo daahirisaan guriga Rabbiga ah Ilaahii awowayaashiin, oo nijaastana ka bixiya meesha quduuska ah.
та й сказав їм: Послухайте мене, Левити! Освятіться тепер, і освятіть дім Господа, Бога ваших батьків, і винесіть нечисть із святині.
6 W aayo, awowayaasheen way xadgudbeen, oo waxay sameeyeen wax shar ah Rabbiga Ilaaheenna ah hortiisa, oo isagii way ka tageen, oo wejigoodiina way ka sii jeediyeen rugtii Rabbiga, oo waxay u jeediyeen dhabarkooda.
Бо наші батьки спроневірилися, і робили лихе в очах Господа, Бога нашого, і залишили Його, і відвернули своє обличчя від Господньої скинії, й обернулися спиною до неї.
7 O o weliba waxay xidheen albaabbadii balbalada, oo laambadihiina way demiyeen, oo Ilaaha reer binu Israa'iilna meeshii quduuska ahayd foox uguma ay shidin, oo qurbaanno la gubona uguma ay bixin.
Також замкнули вони двері притвору, і погасили лямпадки, а кадила не кадили, і цілопалення не приносили в святині для Ізраїлевого Бога.
8 O o taas daraaddeed ayaa cadhada Rabbigu ugu soo degtay dadka Yahuudah iyo Yeruusaalemba, oo Rabbiguna wuxuu iyagii geliyey rabshad iyo in laga yaabo oo lagu foodhyo, sida aad idinkuba indhihiinna ugu aragtaan.
І був Господній гнів на Юду та на Єрусалим, і Він дав їх на ганьбу, і на спустошення, і на посміховище, як ви бачите своїми очима.
9 W aayo, bal eega, awowayaasheen seef bay ku le'deen, oo wiilasheennii iyo gabdhaheennii iyo dumarkeenniiba waxaa loo haystaa maxaabiis, waana taas daraaddeed.
І ось попадали наші батьки від меча, а наші сини, і наші дочки, і жінки наші в неволі за це!
10 H addaba waxaa qalbigayga ku jirta inaan axdi la dhigto Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil, si ay cadhadiisa kululu inooga noqoto.
Тепер на моєму серці лежить скласти заповіта з Господом, Ізраїлевим Богом, і нехай Він відверне від нас жар гніву Свого.
11 W iilashaydiiyow, haddaba adeegiddiinna ha dayacina, maxaa yeelay, Rabbigu wuxuu idiin doortay inaad hortiisa istaagtaan oo aad isaga u adeegtaan, oo aad midiidinno u ahaataan, oo aad foox u shiddaan.
Сини мої, не будьте недбалі тепер, бо вас Господь вибрав ставати перед лицем Його на службу Йому, та щоб служити Йому й кадити Йому!
12 M arkaasaa kuwii reer Laawi waxaa ka dhex kacay Maxad ina Camaasay, iyo Yoo'eel ina Casaryaah oo ahaa reer Qohaad, oo reer Meraariina waxaa ka kacay Qiish ina Cabdii, iyo Casaryaah ina Yehaleleel, oo reer Gershoonna waxaa ka kacay Yoo'aax ina Simmaah, iyo Ceeden ina Yoo'aax.
І встали Левити: Махат, син Амасаїв, і Йоїл, син Азарії, від синів Кегатових; а від синів Мерарієвих: Кіш, син Авдіїв, і Азарія, син Єгаллел'їлів; а від Ґершонівців: Йоах, син Зіммин, і Еден, син Йоахів;
13 O o reer Eliisaafaanna waxaa ka kacay Shimrii iyo Yecuu'eel, oo reer Aasaafna waxaa ka kacay Sekaryaah iyo Matanyaah.
а від синів Еліцафанових: Шімрі, і Єіїл; а від синів Асафових: Захарій та Маттанія.
14 O o reer Heemaanna waxaa ka kacay Yexii'eel iyo Shimcii, oo reer Yeduutuunna waxaa ka kacay Shemacyaah iyo Cusii'eel.
А від Геманових синів: Єхіїл, і Шім'ї; а від синів Єдутунових: Шемая та Уззіїл.
15 O o waxay soo wada ururiyeen walaalahood, oo intay isdaahiriyeen ayay guriga Rabbiga u galeen inay nadiifiyaan si waafaqsan amarkii boqorka ee ahaa erayadii Rabbiga.
І зібрали вони братів своїх, і освятилися, і пішли за наказом царським у справах Господніх, щоб очистити Господній дім.
16 O o wadaaddadiina waxay galeen meeshii guriga Rabbiga ugu hoosaysay inay nadiifiyaan, oo wasakhdii ay macbudka Rabbiga gudihiisa ka heleen oo dhan waxay isugu wada keeneen barxaddii guriga Rabbiga. Markaasaa kuwii reer Laawi qaadeen oo waxay geeyeen durdurka Qidroon.
І повходили священики до середини Господнього дому на очищення. І повиносили вони всю нечистість, яку знайшли в Господньому храмі, до подвір'я Господнього дому, а Левити взяли це, щоб винести назовні до долини Кедрон.
17 H addaba iyagu waxay isdaahirinta bilaabeen bishii kowaad maalinteedii kowaad, oo isla bishaas maalinteedii siddeedaad ayay yimaadeen balbaladii Rabbiga, oo guriga Rabbigana waxay ku daahiriyeen siddeed maalmood, oo hawshaas waxay dhammeeyeen bishii kowaad maalinteedii lix iyo tobnaad.
І зачали вони першого дня першого місяця освящати, а восьмого дня того місяця ввійшли до Господнього притвору. І освятили вони Господній дім за вісім день, а шістнадцятого дня першого місяця закінчили.
18 M arkaasay Boqor Xisqiyaah ugu galeen gurigiisii boqornimada oo waxay ku yidhaahdeen, Waannu wada nadiifinnay gurigii Rabbiga oo dhan, iyo meeshii qurbaanka la gubo, iyo weelasheedii oo dhan, iyo miiskii la saari jiray kibistii tusniinta iyo weelashiisii oo dhanba.
І ввійшли вони в середину дому до царя Єзекії та й сказали: Очистили ми ввесь Господній дім, і жертівника цілопалення, та всі його речі, і стіл укладання хлібів та всі його речі.
19 O o weliba Boqor Aaxaas intuu boqor ahaa weelashii uu xoorxooray markuu xadgudbay dhammaantood waannu wada diyaarinnay oo waannu daahirinnay, oo bal eeg, waxay hor yaalliin meesha allabariga ee Rabbiga.
А всі ті речі, які цар Ахаз занехав був за свого царювання, коли спроневірився, ми приготовили та освятили, і ось вони перед Господнім жертівником.
20 M arkaasaa Boqor Xisqiyaah wakhti hore kacay oo intuu soo wada urursaday amiirradii magaalada ayuu kor ugu baxay gurigii Rabbiga.
І встав рано цар Єзекія, і зібрав зверхників міста та й увійшов до Господнього дому.
21 O o waxay keeneen toddoba dibi, iyo toddoba wan, iyo toddoba baraar ah, iyo toddoba orgi, inay qurbaan dembi u ahaadaan boqortooyada aawadeed iyo meesha quduuska ah aawadeed iyo dadka Yahuudah aawadood. Oo wuxuu wadaaddadii reer Haaruun ku amray inay xoolahaas ku bixiyaan meesha Rabbiga lagu baryo.
І привели вони сім биків, і сім баранів, і сім овечок, і сім козлів на жертву за гріх: за царство, і за святиню, і за Юду, а він звелів Аароновим синам, священикам, принести це в жертву на Господньому жертівнику.
22 M arkaasay dibidii gowraceen oo intay wadaaddadii dhiiggii soo qaadeen ayay meesha allabariga ku rusheeyeen, oo haddana waxay gowraceen wanankii, oo dhiiggoodiina way ku rusheeyeen meesha allabariga, baraarkiina way gowraceen, oo dhiiggoodiina meesha allabariga ayay ku rusheeyeen.
І порізали ту велику худобу, а священики прийняли кров і покропили на жертівника; і порізали баранів, і покропили ту кров на жертівника; і порізали овечок, і покропили ту кров на жертівника.
23 O o orgidii qurbaanka dembiga ahaydna boqorkii iyo shirkii hortooda ayay u soo dhoweeyeen, oo gacmahoodii ayay korka ka saareen,
І привели козлів жертви за гріх перед царя та збори, і вони поклали свої руки на них.
24 m arkaasaa wadaaddadii orgidii gowraceen oo waxay dhiiggoodii dembi qurbaankiis kaga dhigeen meesha allabariga korkeeda si ay dadka Israa'iil oo dhan kafaaraggud ugu sameeyaan aawadeed, waayo, boqorka ayaa amray in qurbaanka la gubo iyo qurbaanka dembigaba loo wada sameeyo dadka Israa'iil oo dhan.
І зарізали їх священики, а їхньою кров'ю очистили жертівника, щоб очистити всього Ізраїля, бо за всього Ізраїля звелів цар принести це цілопалення та цю жертву за гріх.
25 O o kuwii reer Laawina wuxuu soo taagay gurigii Rabbiga gudihiisa iyagoo haysta suxuun laysku garaaco iyo shareerado iyo kataarado, siduu ahaa amarkii Daa'uud iyo amarkii Gaad oo ahaa waxarkihii boqorka, iyo amarkii Nebi Naataan, waayo, amarku wuxuu ka yimid Rabbiga xaggiisa, oo nebiyadiisii buu u soo dhiibay.
І поставив він Левитів Господнього дому з цимбалами, з арфами та з цитрами, за наказом Давида та Ґада, царевого прозорливця, та пророка Натана, бо в руці Господа наказ, що йде через пророків Його.
26 M arkaasaa reer Laawi waxay istaageen iyagoo haysta alaabtii muusikada oo Daa'uud, oo wadaaddadiina waxay istaageen iyagoo haysta turumbooyin.
І поставали Левити з Давидовим знаряддям, а священики із сурмами.
27 X isqiyaahna wuxuu amray in qurbaanka la gubo meesha allabariga lagu dul bixiyo. Oo markii qurbaanka la gubo bixintiisa la bilaabay waxaa kaloo la bilaabay gabaygii ahaa ammaanta Rabbiga, iyo turumbooyinkii, iyo alaabtii muusikada oo Daa'uud oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil.
І сказав Єзекія принести цілопалення на жертівника. А коли розпочали цілопалення, зачався спів Господеві та звуки сурем і музичного знаряддя Давида, Ізраїлевого царя.
28 O o shirkii oo dhammuna Ilaah bay caabudeen, oo raggii gabayaaga ahaana way gabyeen, oo kuwii turumbada watayna way ka dhawaajiyeen; oo waxaas oo dhammuna way sii socdeen tan iyo ilaa qurbaankii la gubayay ka dhammaaday.
І ввесь збір вклонився, і співаки співали, а сурми сурмили, це все аж до кінця цілопалення!
29 O o markay dhammeeyeen qurbaanka bixintiisii ayaa boqorkii iyo kuwii isaga la joogay oo dhammu wada foororsadeen oo Ilaah caabudeen.
А як скінчили приносити жертву, попадали навколішки цар та всі, що були з ним, і вклонилися.
30 O o weliba Boqor Xisqiyaah iyo amiirradii ayaa reer Laawi ku amreen inay Rabbiga ammaan ugu gabyaan erayadii Daa'uud iyo kuwii Aasaaf kii wax arkaha ahaa. Oo waxay ammaan ku gabyeen iyagoo faraxsan, oo intay madaxa foororiyeen ayay Ilaah caabudeen.
І сказав цар Єзекія та зверхники до Левитів, щоб вони хвалили Господа словами Давида та прозорливця Асафа, і вони хвалили з великою радістю, і схилялися, і вклонялися до землі.
31 M arkaasaa Xisqiyaah jawaabay oo yidhi, Hadda idinku waxaad quduus isaga dhigteen Rabbiga, haddaba soo dhowaada oo guriga Rabbiga waxaad soo gelisaan allabaryo iyo qurbaanno mahadnaqid ah. Kolkaasaa shirkii soo gesheen allabaryo iyo qurbaanno mahadnaqid ah, oo in alla intii qalbigoodu raalli ahaana waxay keeneen qurbaanno la gubo.
І відповів Єзекія й сказав: Тепер ви освячені для Господа. Підійдіть, і приведіть жертви та приноси вдячні для Господнього дому. І привів збір жертви та приноси вдячні, і кожен, хто мав жертвенне серце, приносив цілопалення.
32 O o qurbaannadii la gubayay oo shirku keenayna tiradoodu waxay ahayd toddobaatan dibi, iyo boqol wan, iyo laba boqol oo baraar ah, oo intaasoo dhanna waxaa Rabbiga loogu keenay qurbaanno la gubo.
І було число цілопалення, що спровадив збір: худоби великої сімдесят, баранів сотня, овечок двісті, для цілопалення Господеві все це.
33 O o xoolihii la daahiriyeyna waxay ahaayeen lix boqol oo dibi iyo saddex kun oo ido ah.
А для святости: худоби великої шість сотень, а худоби дрібної три тисячі.
34 L aakiinse wadaaddadu aad bay u yaraayeen oo ma ay wada qali karin qurbaannadii la gubayay oo dhan, sidaas daraaddeed waxaa iyagii caawiyey walaalahoodii reer Laawi ilaa uu shuqulkii dhammaaday oo ay wadaaddadiina isdaahiriyeen, waayo, reer Laawi way ka qalbi toosnaayeen wadaaddada inay isdaahiriyaan.
Тільки священиків було мало, і не могли вони обдирати шкур зо всіх цілопалень; і допомагали їм їхні брати Левити аж до скінчення праці, і поки освятилися священики, бо Левити були простосердіші на освячення, аніж священики.
35 O o weliba qurbaannadii la gubayay iyo baruurtii qurbaannadii nabaadiinada, iyo qurbaannadii cabniinka oo la socday qurbaan kastoo la guboba aad bay u badnaayeen. Sidaasay hawshii guriga Rabbiga loo hagaajiyey.
І також було багато палень серед мирних жертов і серед жертов литих до цілопалення. І так була відновлена служба Господнього дому.
36 O o Xisqiyaah iyo dadkii oo dhammuba aad bay ugu reyreeyeen wixii Ilaah dadka u diyaariyey aawadood, waayo, xaalkaas waxaa lagu sameeyey si kedis ah.
І радів Єзекія та ввесь народ тим, що Бог приготовив для народу, бо та річ сталася несподівано!