1 O o waxyaalahaas dabadood waxay noqotay in Naabood oo ahaa reer Yesreceel uu lahaa beer canab ah oo Yesreceel ku tiil ee uu dhowayd gurigii Axaab oo ahaa boqorkii Samaariya.
І сталося по цих пригодах таке. У їзреелянина Навота, що в Їзреелі, був виноградник при палаті Ахава, самарійського царя.
2 O o Axaab baa Naabood la hadlay, oo ku yidhi, Beertaada canabka ah i sii aan beer khudrad ah ka dhigtee, maxaa yeelay, waxay u dhow dahay gurigayga, oo adigana waxaan ku siinayaa beer canab ah oo iyada ka sii wanaagsan, amase haddii ay kula wanaagsan tahay, waxaan ku siinayaa qiimeheeda oo lacag ah.
І говорив Ахав до Навота, кажучи: Дай мені свого виноградника, і він буде мені за яринного города, бо він близький до мого дому. А я дам тобі замість нього виноградника ліпшого від нього. Якщо це добре в очах твоїх, я дам тобі срібла, ціну його.
3 M arkaasaa Naabood wuxuu Axaab ku yidhi, Ilaah ha iga hayo inaan dhaxalkii awowayaashay ku siiyo.
І сказав Навот до Ахава: Заборонено мені від Господа, щоб я дав тобі спадщину моїх батьків.
4 M arkaasaa Axaab wuxuu yimid gurigiisii isagoo calool xun oo ka xanaaqsan eraygii Naabood kii reer Yesreceel isaga kula hadlay; maxaa yeelay, wuxuu isaga ku yidhi, Ku siin maayo dhaxalkii awowayaashay. Markaasuu sariirtiisii jiifsaday, wuuna sii jeestay, oo diiday inuu wax cuno.
І ввійшов Ахав до дому свого незадоволений та гнівний через те слово, яке говорив йому їзреелянин Навот, бо той сказав: Не дам тобі спадщини батьків моїх! І ліг він на ліжку своїм, і відвернув своє обличчя, і не їв хліба.
5 L aakiinse naagtiisii Yesebeel ayaa u timid oo waxay ku tidhi, War maxaa naftaadu u qulubsan tahay oo aad kibis la cuni weyday?
І прийшла до нього жінка його Єзавель та й сказала йому: Чого це твій дух сумний, і ти не їси хліба?
6 M arkaasuu iyadii ku yidhi, Naa waxaan la hadlay Naabood kii reer Yesreceel, oo aan ku idhi, Beertaada canabka ah lacag iga siiso, ama haddii kale oo ay kula wanaagsan tahay waxaan kaa siisanayaa beer kale oo canab ah, oo isna wuxuu iigu jawaabay, Beertayda ku siin maayo.
І сказав він до неї: Бо я говорив до їзреелянина Навота. І сказав я йому: Дай мені свого виноградника за срібло, або, якщо ти хочеш, дам тобі замість нього виноградника ліпшого. Та він відказав: Не дам тобі свого виноградника!
7 M arkaasaa naagtiisii Yesebeel waxay ku tidhi, War miyaadan haatan u talin boqortooyada Israa'iil? Haddaba kac oo wax cun, oo qalbigaagana ka farxi; anigaa ku siinaya Naabood ka reer Yesreceel beertiisa canabka ah.
І сказала до нього його жінка Єзавель: Отепер ти зробишся царем над Ізраїлем. Устань, поїж хліба, і нехай буде веселе твоє серце. А виноградника їзреелянина Навота дам тобі я.
8 S idaas daraaddeed warqado ayay ku qortay Axaab magiciisii oo waxay ku shaabadaysay shaabaddiisii. Oo waxay warqadihii u dirtay odayaashii iyo kuwii gobta ahaa ee magaaladiisii Naabood la degganaa.
І понаписувала вона листи в імені Ахава, і позапечатувала їх його печаткою, та й порозсилала ті листи до старших та до вельможних, що були в його місті, що сиділи з Навотом.
9 O o waxay warqadaha ku qortay oo ku tidhi, War waxaad naadisaan oo tidhaahdaan, Ha la soomo; oo Naaboodna dadka ka sarraysiiya.
А в тих листах вона понаписувала так: Оголосіть піст, і посадіть Навота на чолі народу.
10 O o hortiisana waxaad fadhiisisaan laba nin oo waxmatarayaal ah, oo iyana isaga ha ku marag fureen, oo ha ku yidhaahdeen, Adigu waxaad cayday Ilaah iyo boqorka. Markaas isaga dibadda u bixiya oo dhagaxyo la dhaca si uu u dhinto.
І посадіть двох негідних людей навпроти нього, нехай свідчать на нього, кажучи: Ти зневажив Бога й царя. І виведіть його, і вкаменуйте його, і нехай він помре...
11 O o dadkii magaaladiisii la degganaa ee ahaa odayaashii iyo kuwii gobta ahaa waxay yeeleen sidii Yesebeel u soo fartay oo ahayd sidii ku qornayd warqadihii ay iyaga u dirtay.
І зробили мужі його міста, старші та вельможні, що сиділи в його місті, так, як послала до них Єзавель, як було написано в листах, які вона порозсилала до них.
12 W axay naadiyeen oo yidhaahdeen, Ha la soomo, oo Naaboodna ayay dadka ka sarraysiiyeen.
Оголосили вони піст, і посадили Навота на чолі народу.
13 O o waxaa yimid oo hortiisa fadhiistay laba nin oo waxmatarayaal ah, markaasaa waxmatarayaashii Naabood ku marag fureen dadka hortiisii, oo waxay yidhaahdeen, Naabood wuxuu caayay Ilaah iyo boqorkaba. Markaasay isagii magaaladii ka saareen, oo waxay la dhaceen dhagaxyo, wuuna dhintay.
І прийшли два чоловіки негідні, і сіли навпроти нього. І ті негідні люди свідчили на нього, на Навота, перед народом, говорячи: Навот зневажив Бога й царя! І вивели його поза місто, та й укаменували його камінням, і він помер...
14 M arkaasay Yesebeel farriin u direen oo waxay ku yidhaahdeen, Naabood waa la dhagxiyey, wuuna dhintay.
І послали вони до Єзавелі, говорячи: Навот укаменований і помер.
15 M arkii Yesebeel ay maqashay in Naabood la dhagxiyey oo uu dhintay, ayay Yesebeel Axaab ku tidhi, War kac oo iska qaado beertii canabka ahayd oo Naabood kii reer Yesreceel ee uu hore inuu lacag kaa siisto kuugu diiday; waayo, haatan Naabood ma noola, wuuse dhintay.
І сталося, як почула Єзавель, що Навот укаменований і помер, то сказала Єзавель до Ахава: Устань, посядь виноградника їзреелянина Навота, що відмовив дати його тобі за срібло, бо Навот не живий, а помер.
16 O o markii Axaab maqlay in Naabood dhintay ayaa Axaab wuxuu u kacay inuu u dhaadhaco oo iska qaato beertii Naabood kii reer Yesreceel.
І сталося, як почув Ахав, що Навот помер, то Ахав устав, щоб зійти до виноградника їзреелянина Навота, щоб посісти його.
17 O o Eraygii Rabbiga ayaa u yimid Eliiyaah kii reer Tishbii, isagoo leh,
І було Господнє слово до тішб'янина Іллі, говорячи:
18 W ar sara joogso, oo u dhaadhac boqorka dalka Israa'iil oo Axaab ah oo Samaariya deggan; oo bal eeg, wuxuu ku dhex jiraa beertii canabka ahayd oo Naabood, halkaasoo uu ugu dhaadhacay inuu iska qaato.
Устань, зійди назустріч Ахава, Ізраїлевого царя, що в Сирії, ось він у Навотовому винограднику, куди зійшов, щоб посісти його.
19 W aa inaad isaga la hadashaa, oo waxaad ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu kugu leeyahay, War ma wax baad dishay, oo haddana ma wax baad qaadatay? Oo haddana isaga waxaad ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu kugu leeyahay, Meeshii eeyuhu ka leefleefeen dhiiggii Naabood ayaa adiga dhiiggaagana eeyo ka leefleefi doonaan.
І будеш говорити до нього, кажучи: Так сказав Господь: Ти вбив, а тепер хочеш посісти? І говоритимеш до нього, кажучи: Так сказав Господь: На тому місці, де пси лизали Навотову кров, пси лизатимуть і твою власну кров!
20 M arkaasaa Axaab wuxuu ku yidhi Eliiyaah, Cadowgaygiiyow, haddana ma i heshay? Oo isna wuxuu ugu jawaabay, Haah, waan ku helay, maxaa yeelay, waxaad isu iibisay inaad Rabbiga hortiisa wax shar ah ku samayso.
І сказав Ахав до Іллі: Ось ти знайшов мене, вороже мій! А той відказав: Знайшов, бо ти запродався чинити зло в Господніх очах.
21 O o bal ogow, Axaabow, belaayo baan kugu soo dejin doonaa, oo farcankaaga waan kaa qaadi doonaa, oo waxaan kaa baabbi'in doonaa wiil kasta, ha ahaado mid kasta oo dalka Israa'iil ku dhex xidhan ama mid kasta oo ku dhex furan.
Ось Я спроваджую на тебе лихо, і вигублю все за тобою, і вигублю Ахавові навіть те, що мочить на стіну, і невільного та вільного в Ізраїлі!
22 O o reerkaagana waxaan ka dhigi doonaa sidii reerkii Yaaraabcaam ina Nebaad iyo sidii reerkii Bacshaa ina Axiiyaah, sababtuna waxa weeye xanaaqii aad iga xanaajisay oo aad dadkii Israa'iilna dembaajisay aawadiis.
І зроблю з твоїм домом, як із домом Єровоама, Неватового сина, й як із домом Баші, Ахієвого сина, за той гнів, яким розгнівив ти Мене та ввів у гріх Ізраїля.
23 O o Yesebeelna Rabbigu wuu ka hadlay oo yidhi, Yesebeel eeyuhu waa ku cuni doonaan derbiga Yesreceel agtiisa.
І також до Єзавелі говорив Господь, кажучи: Пси з'їдять Єзавель на передмур'ї Їзреелу.
24 O o Axaab dadkiisa kii magaalada kaga dhinta waxaa cuni doona eeyaha; oo kii duurka kaga dhintana waxaa cuni doona haadka samada.
Померлого в Ахава в місті поїдять пси, а померлого на полі поїсть птаство небесне.
25 ( Laakiinse lama arag qof Axaab la mid ah oo isu iibiyey inuu sameeyo wax Rabbiga hortiisa shar ku ah, kaasoo ay kicisay naagtiisii Yesebeel.
Бо ще не було такого, як Ахав, що запродався чинити зло в Господніх очах, що його намовила жінка його Єзавель.
26 O o wax aad karaahiyo u ah ayuu sameeyey markuu sanamyo raacay oo uu u wada sameeyey siday sameeyeen reer Amor kii Rabbigu ka tuuray dadka Israa'iil hortooda.)
І він чинив дуже гидке, ідучи за ідолами, усе так, як робили амореяни, що їх Господь повиганяв перед Ізраїлевими синами.
27 K olkii Axaab erayadaas maqlay ayuu dharkiisii jeexjeexay, oo joonyado guntaday, wuuna soomay, oo joonyado ku dhex seexday, oo aayar u socday.
І сталося, як Ахав почув ці слова, то роздер він шати свої, і зодягнув на тіло своє веретище, і постив, і лежав у веретищі, і ходив сумовито...
28 O o haddana eraygii Rabbigu wuxuu u yimid Eliiyaah kii reer Tishbii oo ku yidhi,
І було Господнє слово до тішб'янина Іллі, говорячи:
29 W ar sow uma jeeddid siduu Axaab hortayda isugu hoosaysiiyey? Sharka ku soo dejin maayo intuu isagu nool yahay, maxaa yeelay, isagu hortayduu isku hoosaysiiyey; laakiinse sharka waxaan reerkiisa ku soo dejin doonaa wakhtiga wiilkiisa.
Чи ти спостеріг, що Ахав упокорився перед лицем Моїм? За те, що він упокорився перед Моїм лицем, не наведу Я лиха за його днів, за днів його сина наведу Я те лихо на його дім.