Miikaah 2 ~ Михей 2

picture

1 W axaa hoogay kuwa xumaanta ka fikira oo waxyaalaha sharka ah sariirahooda ku hindisa. Markii waagu beryo ayay sameeyaan, maxaa yeelay, taas gacantooda baa xoog u leh.

Горе тим, що задумують кривду і на ложах своїх учиняють лихе! За світла поранку виконують це, бо їхня рука має силу.

2 O o waxay damcaan beero, kolkaasay xoog ku qabsadaan, oo waxay damcaan guryo oo way iska qaataan, oo waxay dulmaan nin iyo reerkiis, iyo xataa nin iyo dhaxalkiis.

Якщо піль жадають, то грабують вони, а домів то хапають. І вони переслідують мужа та дома його, і чоловіка й спадки його.

3 H addaba sidaas daraaddeed Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal eega, waxaan hindisay belaayo qoyskan ka gees ah, taas oo aydaan surkiinna kala bixi doonin, oo weliba si kibir leh uma socon doontaan, waayo, waa wakhti xun.

Тому так промовляє Господь: Ось Я замишляю на цей рід лихе, що ший своїх з нього не визволите, і ходити не будете гордо, бо це час лихий.

4 W akhtigaas waxaa laydinku qaadi doonaa masaal, waxaa lagu barooran doonaa baroor aad u weyn, oo waxaa la odhan doonaa, Annaga waa nala wada baabbi'iyey. Isagu waa beddelaa qaybtii dadkayga. Bal sidee buu iiga wareejiyaa! Oo beerahayagiina wuxuu u qaybiyaa caasiyiinta.

Того дня проголосять на вас приповістку, і співатимуть пісню жалобну, говорячи: Сталось! До пня опустошені ми, уділ народу мого змінився, як це діткнуло мене! Наше поле поділене буде чужинцями,

5 S idaas daraaddeed ururka Rabbiga dhexdiisa kuma lahaan doontid mid wax ku qiyaasa xadhigga saamiga. Nebiyo Been Ah

тому в тебе не буде нікого, хто кидав би шнура мірничого, як жеребка на Господнім зібранні.

6 W axay iyagu ku yidhaahdaan, Waxba ha sii sheegina. Iyagu kuwan waxba uma sii sheegi doonaan. Oo hadallo cay ah kama dhammaan doonaan.

Не проповідуйте, та вони проповідують! Хай нам не проповідують, не досягне нас ганьба.

7 R eer Yacquubow, ma waxaa la odhan doonaa, Ruuxii Rabbigu miyuu soo dulqaadasho yaraaday? Kuwanuse ma falimihiisii baa? Miyaan erayadaydu wax wanaagsan u tarin kii si qumman u socda?

О ти, що звешся Яковів дім, чи змалів Дух Господній? Чи ці чини Його? Хіба добре не роблять слова Мої тому, хто ходить правдиво?

8 L aakiinse waayahan dambeba dadkaygii wuxuu u kacay sidii cadow oo kale. Waxaad marada ka saartaan dharka dadka jidka ammaan ku maraya sidii kuwa dagaal ka noqda.

Ще вчора були ви народом Моїм, тепер же стаєте за ворога, з одежі верхньої плаща ви стягаєте з тих, хто проходить безпечно, як здобич війни.

9 D umarkii dadkayga waxaad ka saartaan guryahoodii wacnaa, oo carruurtoodii yaryaraydna waxaad weligiin ka qaadataan ammaantaydii.

Жінок Мого народу з приємного дому її виганяєте кожну, з дітей славу Мою ви берете навіки.

10 S ara joogsada oo taga, waayo, tanu ma aha nasashadiinna, maxaa yeelay, waxaa jirta wasakh wax ku baabbi'inaysa baabba' xoog badan.

Устаньте й ідіть, бо тут не спочинок, це за занечищення ваше, що загладу для вас принесе, вирішальну загладу.

11 N in dabayl iyo khiyaano ku dhex socda hadduu been sheego oo yidhaahdo, Waxaan wax kaaga sii sheegayaa khamri iyo wax lagu sakhraamo, xataa kaasu nebi buu dadkan u noqon doonaa. Samatabbixin La Ballanqaaday

Коли б чоловік, який ходить за вітром, і брехню набрехав, говорячи: Буду тобі проповідувати про вино та про напій п'янкий, то був би він любим пророком оцьому народові.

12 R eer Yacquubow, sida xaqiiqada ah dhammaantiin waan soo wada shirin doonaa, sida xaqiiqada ah waxaan soo ururin doona kuwa dadka Israa'iil ka hadhay, oo waxaan iyaga isugu wada keeni doonaa sidii idihii Bosraah, sidii adhi daaqsiintiisii ku dhex jira, oo dadkooda badan daraaddiis aad bay u buuqi doonaan.

Невідмінно зберу тебе всього, о Якове, невідмінно згромаджу останок Ізраїлів, разом поставлю його, як отару в Боцрі, як ту череду на пасовищі, і будуть гомоніти вони від многолюдства!

13 K an wax jebiyo ayaa hortood tegey. Way soo fara baxsadeen oo waxay u gudbeen xagga iridda, oo halkaasay ka bexeen, oo boqorkoodiina hortooduu maray, oo Rabbiguna waa kan madax u ah.

Перед ними виламувач піде, вони продеруться та браму перейдуть і вийдуть із неї. І піде їхній цар перед ними, а Господь на чолі їх!