1 Y oo'aashna toddoba sannadood buu jiray markuu boqor noqday, oo afartan sannadoodna Yeruusaalem buu boqor ku ahaa, oo hooyadiis magaceeduna wuxuu ahaa Sibyaah tii reer Bi'ir Shebac.
Йоаш був віку семи років, коли зацарював, і сорок років царював він в Єрусалимі. А ім'я його матері Цівія, з Беер-Шеви.
2 O o Yoo'aashna wuxuu sameeyey wixii Rabbiga hortiisa ku qummanaa wakhtigii wadaadkii Yehooyaadaac ahaa noolaa oo dhan.
І робив Йоаш вгодне в Господніх очах по всі дні священика Єгояди.
3 O o Yehooyaadaacna wuxuu isagii u guuriyey laba naagood, oo wuxuu dhalay wiilal iyo gabdhoba.
І взяв йому Єгояда дві жінки, а той породив синів та дочок.
4 O o waxyaalahaas dabadoodna Yoo'aash wuxuu ku fikiray inuu gurigii Rabbiga cusboonaysiiyo.
І сталося по тому, було в Йоашевому серці відновити Господній дім.
5 M arkaasuu soo wada ururiyey wadaaddadii iyo kuwii reer Laawi, oo wuxuu ku yidhi, Baxa oo magaalooyinka dalka Yahuudah taga, oo reer binu Israa'iil oo dhan waxaad ka soo ururisaan lacag guriga Ilaahiinna lagu cusboonaysiiyo sannad ilaa sannad, oo xaalkaas dhaqso u sameeya. Habase yeeshee kuwii reer Laawi xaalkaas kuma ayan dhaqsan.
І зібрав він священиків та Левитів, і сказав до них: Підіть по Юдиних містах, і збирайте з усього Ізраїля срібло на направу храму вашого Бога рік-річно, і ви будете спішити в цій справі! Та не спішилися Левити.
6 M arkaasaa boqorkii wuxuu u yeedhay Yehooyaadaac oo madax ahaa, oo wuxuu ku yidhi, Maxaad u weyddiin weyday reer Laawi inay dadkii Yahuudah iyo Yeruusaalem ka soo ururiyaan cashuurtii Muuse oo ahaa addoonkii Rabbiga iyo tii shirka reer binu Israa'iil teendhadii maragga aawadeed?
І покликав цар Єгояду, голову священиків, і сказав до нього: Чому ти не жадаєш від Левитів, щоб приносили з Юди та з Єрусалиму дарунки, за постановою Мойсея, раба Господнього, та Ізраїлевого збору на скинію свідоцтва?
7 W aayo, Catalyaah oo ahayd tu shar ah wiilasheedii ayaa gurigii Ilaah burburiyeen, oo weliba alaabtii guriga Rabbiga oo quduuska laga dhigay oo dhan waxay wada siiyeen Bacaliim.
Бо сини нечестивої Аталії вломилися були до Божого дому, і всі святощі Господнього дому вжили для Ваалів.
8 S idaas daraaddeed boqorkii wuu amray oo iyana waxay sameeyeen sanduuq, oo waxay ag qotomiyeen guriga Rabbiga iriddiisa dibaddeeda.
І сказав цар, і зробили одну скриньку, і поставили її в брамі Господнього дому назовні.
9 M arkaasay dalka Yahuudah iyo Yeruusaalem oo dhan ku naadiyeen in Rabbiga loo keeno cashuurtii Muuse oo ahaa addoonkii Ilaah uu reer binu Israa'iil kor saaray markay cidlada dhex joogeen.
І проголосили в Юді та в Єрусалимі приносити для Господа даток, що його встановив на Ізраїля в пустині Мойсей, Божий раб.
10 M arkaasaa amiirradii iyo dadkii oo dhammu reyreeyeen oo intay wax keeneen ayay ku rideen sanduuqii ilaa ay ka buuxiyeen.
І раділи всі зверхники та ввесь народ, і приносили й кидали до скриньки, аж поки вона наповнилася.
11 O o waxay noqotay in markii sanduuqii la geeyey xafiiskii boqorka iyadoo ay reer Laawi sidaan, oo la arkay in lacag badanu ku jirto ayaa waxaa yimid oo sanduuqii ka shubay karraanigii boqorka iyo sirkaalkii wadaadka sare, oo haddana sanduuqii bay qaadeen oo meeshiisii ku celiyeen. Oo saasay maalin kasta yeeli jireen, oo waxay soo ururiyeen lacag faro badan.
І бувало того часу, коли Левити приносили скриньку на царський перегляд, і як вони бачили, що численне те срібло, то приходив царський писар та призначений від священика-голови, і вони випорожнювали скриньку. Потім відносили її, і повертали її на її місце. Так робили вони день-у-день, і зібрали дуже багато срібла.
12 O o boqorkii iyo Yehooyaadaac waxay lacagtii siin jireen kuwii samayn jiray hawshii adeegidda guriga Rabbiga, oo waxay soo kiraysteen wastaadyo iyo nijaarro si ay u cusboonaysiiyaan gurigii Rabbiga, oo waxay kaloo siin jireen kuwii bir iyo naxaas wax uga samayn jiray si ay gurigii Rabbiga ugu hagaajiyaan.
А цар та Єгояда давали його тим, що робили працю роботи Господнього дому, і все наймали каменярів та теслів, щоб відновлювати дім Господній, а також тим, що обробляли залізо та мідь на зміцнення Господнього дому.
13 M arkaasay shaqaalihii shaqeeyeen, oo shuqulkiina gacantoodii buu ku hagaagay, oo gurigii Ilaahna waxay ka dhigeen siduu ahaan jiray, wayna adkeeyeen.
І працювали робітники, і чинилася направа працею їхньої руки. І поставили вони Божий дім на міру його, і зміцнили його.
14 O o markay hawshii dhammeeyeen waxay lacagtii hadhay keeneen boqorkii iyo Yehooyaadaac hortooda, oo taasna waxaa gurigii Rabbiga looga sameeyey weelal, kuwaasoo ahaa weelal lagu adeegi jiray iyo kuwa wax lagu bixin jiray, iyo malgacadihii, iyo weelashii ahaa dahabka iyo lacagta. Oo Yehooyaadaac cimrigiisii oo dhanna guriga Rabbiga waxaa had iyo goor lagu bixin jiray qurbaanno la gubo.
А коли покінчили, вони принесли перед царя та Єгояду решту срібла. І поробили вони з нього речі для Господнього дому, речі для служби та для жертвоприношення, і ложки, і посуд золотий та срібний. І приносили цілопалення в Господньому домі завжди, по всі дні Єгояди.
15 L aakiinse Yehooyaadaac wuu da' weynaa, gabow buuna la dhacay, wuuna dhintay, oo markuu dhintay wuxuu jiray boqol iyo soddon sannadood.
І постарів Єгояда, і наситився днями й помер. Він був віку ста й тридцяти літ, коли помер.
16 O o waxaa lagu aasay magaaladii Daa'uud, iyo meel qabuurihii boqorrada dhexdooda ah, maxaa yeelay, wax wanaagsan buu ku dhex sameeyey reer binu Israa'iil, iyo xagga Ilaah iyo xagga gurigiisba. Xumaatadii Yoo'aash
І поховали його в Давидовому Місті з царями, бо робив він добро в Ізраїлі і для Бога, і для Його храму.
17 H addaba markii Yehooyaadaac dhintay dabadeed waxaa yimid amiirradii dalkii Yahuudah oo boqorkay u sujuudeen. Markaasaa boqorkii iyagii maqlay.
А по Єгоядиній смерті прийшли князі Юдині, і поклонилися цареві. Тоді цар їх послухав.
18 O o iyana waxay ka tageen gurigii Rabbiga ah Ilaahii awowayaashood, oo waxay u adeegeen geedihii Asheeraah iyo sanamyadii. Markaasaa dadkii dalka Yahuudah iyo dadkii Yeruusaalem degganaa waxaa ku soo degtay cadho xadgudubkoodan aawadiis.
І покинули вони дім Господа, Бога своїх батьків, та й служили Астартам та божкам. І був Божий гнів на Юду та Єрусалим за цю їхню провину.
19 O o weliba wuxuu u soo diray nebiyo si ay iyaga ugu soo celiyaan Rabbiga xaggiisa, iyana way ku marag fureen iyagii, laakiin ma ay maqlin.
І послав Він між них пророків, щоб привернути їх до Господа, і вони свідчили проти них, та ті не слухались.
20 M arkaasaa Ruuxii Ilaah wuxuu ku soo degay Sekaryaah oo uu dhalay wadaadkii Yehooyaadaac ahaa, oo isna intuu meel dadka ka korraysaa istaagay ayuu ku yidhi, Ilaah wuxuu idinku leeyahay, War maxaad ugu xadgudbaysaan Rabbiga amarradiisa? Idinku ma liibaani karaysaan, maxaa yeelay, Rabbiga waad ka tagteen, isna wuu idinka tegey.
А Дух Господній огорнув Захарія, сина священика Єгояди, і він став перед народом та й сказав до них: Так сказав Бог: Чому ви переступаєте Господні заповіти? Ви не матимете успіху, бо ви покинули Господа, то й Він покинув вас!...
21 O o iyana intay isagii shirqool u dhigeen, ayay iyagoo boqorka amar ka wata isagii ku dhagxiyeen barxadda guriga Rabbiga.
І змовилися вони на нього, і закидали його камінням з царського наказу в подвір'ї Господнього дому...
22 S idaasuusan Boqor Yoo'aash u xusuusan roonaantii uu Yehooyaadaac oo isaga aabbihiis ahaa u sameeyey, laakiinse wuxuu dilay wiilkiisii. Oo markuu dhimanayay ayuu yidhi, Rabbigu xaalkan ha fiiriyo oo ha idin weyddiiyo.
І не пам'ятав цар Йоаш тієї милости, яку зробив був із ним батько того Єгояда, але вбив сина його. А як той умирав, то сказав: Нехай побачить Господь, і нехай покарає!...
23 O o isla sannaddaas dhammaadkeedii waxaa isagii ku soo kacay ciidankii reer Suuriya, oo intay dalkii Yahuudah iyo Yeruusaalem yimaadeen ayay amiirradii dadka oo dhan ka baabbi'iyeen dadka dhexdiisii, oo wixii ay dhaceen oo dhan ayay u direen boqorkii Dimishaq degganaa.
І сталося наприкінці року, прийшло на нього сирійське військо, і прибули до Юди та до Єрусалиму, і позабивали всіх зверхників народу, а всю здобич із них послали цареві в Дамаск.
24 C iidankii reer Suuriya waxay yimaadeen iyagoo ah guuto yar, markaasaa Rabbigu wuxuu gacanta u geliyey ciidan aad u faro badan, maxaa yeelay, waxay ka tageen Rabbigii ahaa Ilaahii awowayaashood. Oo sidaasaa xukun loogu soo dejiyey Yoo'aash.
Хоч з малою кількістю людей прийшло сирійське військо, проте Господь дав в їхню руку дуже велику силу, бо ті покинули Господа, Бога батьків своїх. А над Йоашем вони виконали присуд.
25 O o markay isagii ka tageen, (waayo, waxay ka tageen isagoo aad iyo aad u buka) ayaa isaga addoommadiisii u sirqooleen dhiiggii uu qabay oo ilma Yehooyaadaac, kii wadaadka ahaa, oo waxay dileen isagoo sariirtiisii ku jiifa, wuuna dhintay. Oo waxaa lagu aasay magaaladii Daa'uud, laakiinse isagii laguma dhex aasin qabuurihii boqorrada.
А коли вони відійшли від нього, позоставивши його в тяжких хворобах, змовилися на нього його раби за кров синів священика Єгояди, і забили його на ліжку його, і він помер... І поховали його в Давидовому Місті, та не поховали його в гробах царських.
26 O o kuwii isaga sirqoolka u dhigayna waxay ahaayeen Saabaad oo ay dhashay Shimcaad oo ahayd reer Cammoon, iyo Yehoosaabaad oo ay dhashay Shimriid oo ahayd reer Moo'aab.
А оце змовники на нього: Завад, син аммонітянки Шім'ат, і Єгозавад, син моавітянки Шімріт.
27 H addaba xaalkii wiilashiisa, iyo culaabtii weynayd ee korkiisa saarnayd, iyo siduu gurigii Ilaah mar dambe u dhisayba, bal eeg waxay ku wada qoran yihiin kitaabkii boqorrada. Oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Amasyaah.
А сини його, і великість тягару, покладеного на нього, і відбудова Божого дому, ото вони описані в викладі Книги Царів. А замість нього зацарював син його Амація.