Ishacyaah 9 ~ Ісая 9

picture

1 H abase ahaatee madow uma ahaan doono tii cidhiidhiga ku jirtay. Waagii hore wuxuu ka dhigay in la quudhsado dhulka Sebulun iyo dhulka Naftaali, laakiinse waagii dambe wuxuu ka dhigay in la sharafo dhulka ah xagga jidka badda, iyo Webi Urdun shishadiisa, iyo Galili quruumaha ka mid ah.

(8-23) Бо не буде темноти для того, хто утискуваний. Перша пора злегковажила була край Завулонів та край Нефталимів, а остання прославить дорогу приморську, другий бік Йордану, округу поганів.

2 D adkii ku socon jiray gudcurka ayaa iftiin weyn arkay, kuwii fadhiyi jiray dalka hooska dhimashada ahna iftiin baa u baxay.

(9-1) Народ, який в темряві ходить, Світло велике побачить, і над тими, хто сидить у краю тіні смерти, Світло засяє над ними!

3 A digu quruunta waad badisay, oo farxaddoodiina waad sii kordhisay, oo waxay hortaada ugu farxaan sida farxadda wakhtiga beeraha la goosto, iyo sida niman booli qaybsanayaa ay u reyreeyaan oo kale.

(9-2) Ти помножиш народ цей, Ти збільшиш йому радість. Вони перед лицем Твоїм будуть радіти, як радіють в жнива, як тішаться в час, коли ділять здобич!

4 W aayo, harqoodkii ku cuslaa, iyo hangoolkii garbaha lagaga dhufan jiray, iyo ushii kii dulmi jiray, ayaad jebisay sidii waagii reer Midyaan.

(9-3) Бо зламав Ти ярмо тягару його, і кия з рамена його, жезло його пригнобителя, як за днів Мадіяма.

5 W aayo, ninka hubka leh ee buuqa ku dhex jira hubkiisa oo dhan iyo dharka dhiigga miidhanna waa la gubi doonaa oo waxaa laga dhigi doonaa wax dabka lagu shido.

(9-4) Усякий бо чобіт військовий, що гупає гучно, та одежа, поплямлена кров'ю, стане все це пожежею, за їжу огню!

6 W aayo, waxaa inoo dhashay ilmo, waxaa layna siiyey wiil, oo boqornimadu garbihiisay saarmi doontaa, oo magiciisana waxaa loo bixin doonaa Ka Yaabkaleh, iyo Lataliye, iyo Ilaaha Xoogga leh, iyo Aabbaha Daa'imka ah, iyo Amiirka Nabadda.

(9-5) Бо Дитя народилося нам, даний нам Син, і влада на раменах Його, і кликнуть ім'я Йому: Дивний Порадник, Бог сильний, Отець вічности, Князь миру.

7 O o boqornimadiisa iyo nabaddu way badnaan doonaan, dhammaadna uma lahaan doonaan carshiga Daa'uud iyo boqortooyadiisa, in la sii adkeeyo, oo caddaalad iyo xaqnimo lagu sii hayo haatan iyo tan iyo weligeedba. Oo tan waxaa samayn doona qiirada Rabbiga ciidammada. Cadhadii Rabbiga

(9-6) Без кінця буде множитися панування та мир на троні Давида й у царстві його, щоб поставити міцно його й щоб підперти його правосуддям та правдою відтепер й аж навіки, ревність Господа Саваота це зробить!

8 S ayidku wuxuu eray u soo diray dadka Yacquub wuxuuna ku kor dhacay dadka Israa'iil.

(9-7) Проти Якова слово послав був Господь, а впало воно на Ізраїля,

9 O o waxaa garan doona dadka oo dhan, xataa reer Efrayim iyo kuwa Samaariya deggan oo kibirka iyo islaweynaanta qalbiga ku hadla, iyagoo leh,

(9-8) і пізнає народ, увесь він, Єфрем та мешканець Самарії, що говорять з пихою й надутістю серця:

10 L ebennadii way soo dheceen, laakiinse annagu waxaannu ku dhisi doonnaa dhagaxyo la qoray, geedihii darayga ahaa waa la jaray, laakiinse waxaannu ku beddeli doonnaa geedo kedar ah.

(9-9) Попадали цегли, а ми побудуємо з каменя тесаного, сікомори позрубувано, та замінимо їх кедрами!

11 H addaba sidaas daraaddeed Rabbigu wuxuu ku soo kicin doonaa kuwa Resiin la col ah, oo cadaawayaashiisana wuu isku soo wada ururin doonaa dhammaantood,

(9-10) Та над ним Господь зміцнив противників Реціна, а його ворогів нацькував:

12 w uxuu reer Suuriya ka soo kicin doonaa xagga bari, reer Falastiinna xagga galbeed, oo waxay dadka Israa'iil ku cuni doonaan af furan. Hase ahaatee cadhadiisa kama uu sii jeedin, laakiinse gacantiisii weli way fidsan tahay.

(9-11) Арама попереду, а филистимлян позаду, і пожерли Ізраїля цілою пащею... При цьому всьому не відвернувсь Його гнів, і витягнена ще рука Його!

13 L aakiinse dadku uma ay soo noqon kii iyaga wax ku dhuftay, mana ay doondoonin Rabbiga ciidammada.

(9-12) Та народ не звернувся до Того, Хто вразив його, і не шукали Господа Саваота...

14 H addaba sidaas daraaddeed Rabbigu maalin keliya ayuu dadka Israa'iil ka jari doonaa madaxa iyo dabadaba, iyo laanta iyo cawsduurkaba.

(9-13) Тому то Господь відсік від Ізраїля голову й хвіст, пальму й очеретину за одного дня.

15 O dayga iyo kan sharafta lahu waa madaxa, oo nebiga dadka beenta baraana waa dabada.

(9-14) Старий та поважаний це та голова, а пророк, що навчає неправди, це хвіст.

16 W aayo, dadkan hoggaamiyayaashoodu way qaldaan, oo kuwa la hoggaamiyaana way wada baabba'aan.

(9-15) І сталося, що поводатарі цього народу зробилися звідниками, і гинуть проваджені ними.

17 H addaba sidaas daraaddeed Sayidku ku farxi maayo barbaarradooda, oo agoontooda iyo carmalladoodana u naxariisan maayo, waayo, midkood kastaaba waa cibaadalaawe iyo xumaanfale, oo af kastaana wuxuu ku hadlaa wax nacasnimo ah. Hase ahaatee cadhadiisa kama uu sii jeedin, laakiinse gacantiisii weli way fidsan tahay.

(9-16) Тому то його юнаками радіти не буде Господь, а до сиріт його й його вдів милосердя не матиме, бо кожен безбожний й злочинець, і злобне всі уста говорять. При цьому всьому не відвернувсь Його гнів, і витягнена ще рука Його!...

18 W aayo, xumaantu waxay wax u gubtaa sida dabka oo kale, oo waxay dam ka dhigtaa yamaarugga iyo qodxanta, oo jiqda duuddana way ololisaa, oo waxaa kor uga baxa daruur qiiq ah.

(9-17) Бо злоба горить, як огонь, пожирає тернину й будяччя, і палає по запустах лісу, і крутяться вверх стовпи диму...

19 D hulku wuxuu la gubtay Rabbiga ciidammada cadhadiisa, oo dadkuna waxay yihiin sida wax dabka lagu shido, oo ninna walaalkiis ma caymiyo.

(9-18) Від лютости Господа Саваота земля загориться, і стане народ, як пожива огню, і не пощадить жоден брата свого!...

20 X agga gacanta midig ayaa wax laga dhufsan doonaa, waana la sii gaajoon doonaa, xagga gacanta bidixna wax baa lagu cuni doonaa, lamana dhergi doono, oo midkood kastaaba wuxuu cuni doonaa hilibka gacantiisa.

(9-19) І різати буде праворуч, та буде голодний, і жертиме зліва, але не насититься, кожен жертиме тіло рамена свого:

21 R eer Manaseh waxay cuni doonaan reer Efrayim, oo reer Efrayimna waxay cuni doonaan reer Manaseh, oo iyana dhammaantood waxay col ku ahaan doonaan reer Yahuudah. Hase ahaatee cadhadiisa kama uu sii jeedin, laakiinse gacantiisii weli way fidsan tahay.

(9-20) Манасія Єфрема, а Єфрем Манасію, разом обоє на Юду... При цьому всьому не відвернувсь Його гнів, і витягнена ще рука Його!...