1 O o kanuna waa sharciga ku saabsan qurbaanka xadgudubka. Kaasu waa kan ugu wada quduusan.
А оце закон жертви за провину, Найсвятіше вона.
2 M eesha qurbaanka la gubo lagu gowraco waa in qurbaanka xadgudubkana lagu gowracaa, oo dhiiggiisana waa inuu ku dul rusheeyaa hareeraha meesha allabariga.
На місці, де ріжуть цілопалення, заріжуть жертву за провину, а кров її священик покропить на жертівника навколо.
3 O o isagu waa inuu bixiyaa baruurta taasoo ah badhida, iyo xaydha gudaha ku duuban,
А ввесь її лій із неї він принесе, курдюка, і лій, що покриває нутрощі,
4 i yo labada kelyood iyo xaydha ku dul taal oo xanjaadka u dhow, iyo xuubka beerka ku dul yaal, waa inuu kelyaha la qaadaa.
і обидві нирки, і лій, що на них, що на стегнах, а сальника на печінці здійме з нирками,
5 O o wadaadku waa inuu meesha allabariga ugu dul gubaa qurbaan Rabbiga dab loogu sameeyo, waayo, kaasu waa qurbaankii xadgudubka.
та й спалить те священик на жертівнику, це огняна жертва для Господа, жертва за провину вона.
6 O o wadaaddada intooda laboodka ah oo dhammu waa inay wax ka cunaan, oo waa in lagu cunaa meel quduus ah, waayo, kaasu waa kan ugu wada quduusan.
Кожен чоловічої статі серед священиків буде їсти її, на місці святому буде вона їджена, Найсвятіше вона.
7 O o qurbaanka xadgudubku waa sidii qurbaanka dembiga oo kale. Oo iyagu isku sharci ayay leeyihiin, oo wadaadkii kafaaraggudka ku sameeyaa ha lahaado.
Як про жертву за гріх, так само про жертву за провини закон їм один: священикові, що очистить нею, йому вона буде.
8 O o wadaadkii qof qurbaan la gubo u bixiyaa ha iska qaato haragga qurbaanka la gubo oo uu bixiyey.
А священик, що приносить чиєсь цілопалення, шкура цілопалення, яке приніс він, священикові, йому вона буде.
9 O o qurbaan kasta oo hadhuudh ah oo foorno lagu dubo, iyo wax alla wixii birdaawe ama digsi lagu sameeyo waxaa iska leh wadaadka bixiya.
І кожна жертва хлібна, що в печі буде печена, і кожна приготовлена в горшку та на лопатці, священикові, що приносить її, йому вона буде.
10 O o qurbaan kasta oo hadhuudh ah oo saliid lagu daray amase engeg ah waa inay wiilasha Haaruun oo dhammu lahaadaan, oo sidii mid u cuno kan kalena ha u cuno. Allabariga Qurbaannada Nabaadiinada
А кожна хлібна жертва, мішана в оливі й суха, буде вона всім синам Аароновим, як одному, так і другому.
11 O o kanuna waa sharciga ku saabsan allabariga qurbaannada nabaadiinada ah oo Rabbiga loo bixiyo.
А оце закон про мирну жертву, що хтось принесе її Господеві.
12 O o hadduu mahadnaqid aawadeed u bixinayo, waa inuu allabariga mahadnaqidda la bixiyaa moofo aan khamiir lahayn oo saliid lagu daray, iyo canjeero aan khamiir lahayn oo saliidu marsan tahay, iyo moofo saliid lagu daray oo bur la qoyay laga sameeyey.
Якщо принесе її на подяку, то він принесе на жертву подяки прісні калачі, мішані в оливі, і прісні коржі, помазані оливою, і вимішана пшенична мука, калачі, мішані в оливі.
13 K ibis khamiir leh waa inuu la bixiyaa qurbaankiisa iyo allabariga qurbaannadiisa nabaadiinada ah mahadnaqid aawadeed.
Разом із калачами квашеного хліба принесе він жертву свою, при мирній жертві подяки його.
14 O o qurbaan kastana waa inuu ka bixiyaa xabbad ah qurbaanka sare loo qaado oo Rabbiga loo bixiyo, oo waxaa iska lahaanaya wadaadka saydhsaydha dhiigga qurbaannada nabaadiinada.
І принесе він щось одне з кожної жертви, приношення для Господа; це буде священикові, що кропить кров мирної жертви, буде йому.
15 O o hilibka allabarigiisa qurbaannadiisa nabaadiinada ah oo uu mahadnaqidda u bixiyo waa in dhammaantiis la cunaa maalinta uu qurbaankiisa bixiyo, oo waa inuusan waxba ka gaadhsiin tan iyo subaxda dambe.
А м'ясо мирної жертви подяки його буде їджене в дні його жертви, не позоставить із нього нічого до ранку.
16 L aakiinse haddii allabariga qurbaankiisu uu yahay nidar amase qurbaan uu ikhtiyaar u bixiyo, waa in la cunaa maalinta uu bixiyo allabarigiisa, oo wixii ka hadhana maalinta ku xigta ha la cuno.
А якщо жертва його приношення обітниця, або добровільний дар, то вона буде їджена в день принесення ним його жертви, а позостале з неї й назавтра буде їджене.
17 L aakiinse hilibka allabariga wixii ka hadha oo maalinta saddexaad gaadha waa in dab lagu gubaa.
А позостале з м'яса кривавої жертви в третім дні буде спалене.
18 O o haddii hilibka allabarigiisa qurbaannada nabaadiinada ah la cuno maalinta saddexaad, markaas la aqbali maayo, oo kii bixiyeyna loo xisaabi maayo, laakiin taasu waxay ahaan doontaa karaahiyo, oo qofkii cunaana isagaa dembigiisa qaadanaya.
А якщо справді буде їджене з м'яса мирної жертви його в третім дні, то не буде вподобаний той, хто приносить її, це не буде залічене йому, буде нечисть; а хто їстиме з неї, понесе свій гріх.
19 O o hilibkii taabta wax nijaas ahna waa inaan la cunin; waase in dab lagu gubaa. Oo hilibkana qof kasta oo daahir ahu wax ha ka cuno.
А те м'ясо, що доторкнеться до чогось нечистого, не буде їджене, на огні буде спалене. А м'ясо чисте кожен чистий буде їсти м'ясо.
20 L aakiinse hilibka allabariga qurbaannada nabaadiinada ah oo Rabbigu iska leeyahay qofkii cuna isagoo nijaastiisii ku taal waa in dadkiisii laga gooyaa.
А душа, що буде їсти м'ясо з мирної жертви, що вона Господня, а нечисть його на ньому, то буде вона винищена з народу свого.
21 O o qof hadduu taabto wax nijaas ah, hadday tahay qof nijaastiis ama bahal nijaas ah amase karaahiyo nijaas ah, oo uu wax ka cuno hilibka allabariga qurbaannada nabaadiinada ah oo Rabbigu iska leeyahay, qofkaas waa in dadkiisa laga gooyaa. Cunitaankii Dhiigga Iyo Baruurta Oo La Mamnuucay
А коли хто доторкнеться до чогось нечистого, до нечистоти людської, або до нечистої худоби, або до всього нечистого плазуючого, та проте буде їсти з м'яса мирної жертви, що Господня вона, то буде той винищений із народу свого.
22 M arkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi,
І Господь промовляв до Мойсея, говорячи:
23 R eer binu Israa'iil la hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Idinku waa inaydaan cunin baruur lo'aad ama mid idaad amase mid riyood.
Кажи до Ізраїлевих синів, говорячи: жодного лою волового, ані овечого, ані козиного не будете їсти.
24 O o neefkii iska dhinta baruurtiisa iyo neefkii dugaaggu bakhtiisto baruurtiisa toona waa inaydaan sinaba u cunin, laakiinse siyaalo kale waa loogu isticmaali karaa.
А лій із падла й лій пошматованого буде вживаний для всякої потреби, але їсти не будете їсти його.
25 W aayo, qofkii cuna baruurtii neefka dadku u bixiyo qurbaan dab loogu sameeyo Rabbiga, qofka kaas cuna waa in dadkiisa laga gooyaa.
Бо кожен, хто їсть лій із худоби, що з неї приносить огняну жертву для Господа, то душа та, що їсть, буде винищена з народу свого.
26 O o waa inaydaan degmooyinkiinna oo dhan ku dhex cunin dhiig cayn kasta ha ahaadee, hadduu yahay mid haad ama mid xayawaan toona.
І жодної крови птаства та худоби не будете їсти по всіх ваших оселях.
27 K u kasta ha ahaadee qofkii dhiig cuna waa in dadkiisa laga gooyaa. Qaybta Wadaaddada
Кожна душа, що їстиме якубудь кров, то буде винищена душа та з-посеред народу свого.
28 M arkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi,
І Господь промовляв до Мойсея, говорячи:
29 R eer binu Israa'iil la hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Kii Rabbiga u bixiyaa allabarigiisa qurbaannada nabaadiinada ah waa inuu Rabbiga qurbaankiisa uga keenaa allabariga qurbaannadiisa nabaadiinada ah.
Промовляй до Ізраїлевих синів, говорячи: Хто приносить свою мирну жертву до Господа, той принесе своє приношення Господеві з своєї мирної жертви.
30 W aa inuu gacmihiisa ku keenaa qurbaannada Rabbiga oo dabka lagu sameeyo; waa inuu keenaa baruurta iyo sakaarka in sakaarka Rabbiga hortiisa lagu ruxruxo sidii qurbaanka la ruxruxo.
Руки його принесуть огняні жертви Господні, лій із грудиною, принесе грудину, щоб колихати її, як колихання перед Господнім лицем.
31 O o wadaadku waa inuu baruurta ku dul gubaa meesha allabariga, laakiinse sakaarka waxaa iska leh Haaruun iyo wiilashiisa.
І священик спалить той лій на жертівнику. А та грудина буде Ааронові та синам його.
32 O o allabariga ah qurbaannadiinna nabaadiinada waxaad ka soo bixisaan bowdada midig oo waa inaad wadaadka siisaan, ha ahaatee qurbaan sare loo qaado.
А праве стегно з мирних жертов ваших дасте священикові, як приношення.
33 K ii reer Haaruun ka mid ah oo bixiya dhiigga qurbaannada nabaadiinada iyo baruurta ayaa qayb ahaan u leh bowdada midig.
Хто з Ааронових синів приносить кров мирних жертов та лій, йому буде на пайку праве стегно.
34 W aayo, anigu reer binu Israa'iil ayaan allabariga ah qurbaannadooda nabaadiinada kala baxay sakaarka la ruxruxo iyo bowdada sare loo qaado, oo waxaan reer binu Israa'iil amar kaga siiyey wadaadka Haaruun iyo wiilashiisa weligoodba.
Бо Я взяв від Ізраїлевих синів грудину колихання й стегно приношення з мирних жертов їхніх, та й дав їх священикові Ааронові й синам його на вічну постанову від Ізраїлевих синів.
35 T aasu waa qaybtii subkidda oo Haaruun iyo qaybtii subkidda oo wiilashiisa oo la kala baxayo qurbaannada Rabbiga oo dabka lagu sameeyo, maalintii iyaga loo keenay Rabbiga inay isaga uga adeegaan jagada wadaadnimada,
Оце частка з помазання Аарона та частка з помазання синів його з огняних жертов Господніх у день приношення їх на священнослуження Господеві,
36 k uwaasoo maalintii la subkay uu Rabbigu amray in reer binu Israa'iil iyaga siiyaan, oo taasna ab ka ab baa loo amray.
що наказав Господь давати їм у день їхнього помазання від Ізраїлевих синів, вічна постанова на їхні покоління!
37 H addaba kanu waa sharciga ku saabsan qurbaanka la gubo, iyo qurbaanka hadhuudhka, iyo qurbaanka dembiga, iyo qurbaanka xadgudubka, iyo kan quduuskadhigidda, iyo kan allabariga qurbaannada nabaadiinada ah,
Оце закон про цілопалення, про хлібну жертву, і про жертву за гріх, і про жертву за провину, і про посвячення, та про жертву мирну,
38 e e uu Rabbigu Muuse kaga amray Buur Siinay maalintii uu reer binu Israa'iil ku amray inay Rabbiga u bixiyaan qurbaannadooda iyagoo jooga cidladii Siinay.
що Господь наказав був Мойсеєві на Сінайській горі в день наказу Його Ізраїлевим синам приносити жертви свої Господеві в Сінайській пустині.