O o haddii hilibka allabarigiisa qurbaannada nabaadiinada ah la cuno maalinta saddexaad, markaas la aqbali maayo, oo kii bixiyeyna loo xisaabi maayo, laakiin taasu waxay ahaan doontaa karaahiyo, oo qofkii cunaana isagaa dembigiisa qaadanaya.
А якщо справді буде їджене з м'яса мирної жертви його в третім дні, то не буде вподобаний той, хто приносить її, це не буде залічене йому, буде нечисть; а хто їстиме з неї, понесе свій гріх.
Continue reading Report error