Markos 2 ~ Від Марка 2

picture

1 D hawr maalmood dabadeed goortuu haddana Kafarna'um galay, waxaa la maqlay inuu guriga joogo.

Коли ж Він по кількох днях прийшов знов до Капернауму, то чутка пішла, що Він удома.

2 M arkaasaa waxaa is-urursaday dad badan, sidaa daraaddeed meel ay joogsadaan ayay ka waayeen xataa albaabka hortiisii, oo iyaga ayuu ereygii kula hadlay.

І зібралось багато, аж вони не вміщалися навіть при дверях. А Він їм виголошував слово.

3 K olkaasay u yimaadeen oo nin curyaan ah u keeneen, waxaana siday afar qof.

І прийшли ось до Нього, несучи розслабленого, якого несли четверо.

4 G oortay u soo dhowaan kari waayeen dadkii badnaa daraaddiis ayay saqafka dusha ka fureen meeshuu joogay. Goortii ay jebsheen, waxay ka soo dejiyeen sariirtii ninkii curyaanka ahaa ku jiifay.

А що через народ до Нього наблизитися не могли, то стелю розкрили, де Він був, і пробравши, звісили ложе, що на ньому лежав розслаблений.

5 C iise kolkuu rumaysadkoodii arkay, ayuu ninkii curyaanka ahaa ku yidhi, Wiilkow, dembiyadaadu waa cafiyan yihiin.

А Ісус, віру їхню побачивши, каже розслабленому: Відпускаються, сину, гріхи тобі!

6 L aakiin halkaa waxaa joogay qaar culimmada ah oo iska fadhiyey oo qalbiyadooda ka fikirayay, oo waxay isku yidhaahdeen,

Там же сиділи дехто з книжників, і в серцях своїх думали:

7 N inkanu muxuu sidan ugu hadlayaa? Wuu caytamayaa. Ayaa dembiyo cafiyi kara Ilaah keliya maahee?

Чого Він говорить отак? Зневажає Він Бога... Хто може прощати гріхи, окрім Бога Самого?

8 K olkiiba Ciise ruuxiisuu ka ogaaday inay sidaas qalbiyadooda ka fikirayaan, oo wuxuu ku yidhi, Maxaad waxan qalbiyadiinna ugaga fikiraysaan?

І зараз Ісус відчув Духом Своїм, що вони так міркують собі, і сказав їм: Що таке ви в серцях своїх думаєте?

9 I yamaa hawl yar, in curyaanka lagu yidhaahdo, Dembiyadaadu waa cafiyan yihiin, ama in lagu yidhaahdo, Kac oo sariirtaada qaado oo soco?

Що легше: сказати розслабленому: Гріхи відпускаються тобі, чи сказати: Уставай, візьми ложе своє та й ходи?

10 L aakiin si aad ku garataan in Wiilka Aadanahu dhulka ku leeyahay amar uu dembiyada ku cafiyo (ayuu ninkii curyaanka ahaa ku yidhi),

Але щоб ви знали, що Син Людський має владу прощати гріхи на землі, каже розслабленому:

11 W axaan ku leeyahay, Kac oo sariirtaada qaado oo gurigaaga tag.

Тобі Я наказую: Уставай, візьми ложе своє, та й іди у свій дім!

12 K olkiiba wuu kacay oo sariirtiisii qaatay; wuuna baxay dadkii oo dhan hortooda, sidaa darteed ayay la wada yaabeen, wayna ammaaneen Ilaah, oo waxay yidhaahdeen, Weligayo sidan oo kale ma aannu arag. U yeedhidda Laawi

І той устав, і негайно взяв ложе, і вийшов перед усіма, так що всі дивувались і славили Бога, й казали: Ніколи такого не бачили ми!

13 H addana wuu u baxay badda xeebteeda, oo dadkii oo dhan baa u yimid, wuuna wax baray.

І вийшов над море Він знов. А ввесь натовп до Нього приходив, і Він їх навчав.

14 G oortuu ag marayay, wuxuu arkay Laawi ina Alfayos, isagoo fadhiya meesha cashuurta lagu qaado, oo uu ku yidhi isaga, I soo raac. Wuuna kacay oo raacay.

А коли Він проходив, то побачив Левія Алфієвого, що сидів на митниці, і каже йому: Іди за Мною! Той устав, і пішов услід за Ним.

15 W axaa dhacay markii Ciise gurigiisa cunto u fadhiistay in kuwa badan oo cashuurqaadayaal iyo dembilayaal ah Ciise iyo xertiisii la fadhiistay; waayo, way badnaayeen, wayna raaceen.

Коли ж Він сидів при столі в його домі, то багато митників і грішників сиділи з Ісусом та з учнями Його; бо було їх багато, і вони ходили за Ним.

16 C ulimmadii iyo Farrisiintii markay arkeen isagoo dembilayaal iyo cashuurqaadayaal wax la cunaya, waxay xertiisii ku yidhaahdeen, Waa sidee? Wuxuu wax la cunaa oo la cabbaa cashuurqaadayaal iyo dembilayaal.

Як побачили ж книжники та фарисеї, що Він їсть із грішниками та з митниками, то сказали до учнів Його: Чому то Він їсть із митниками та з грішниками?

17 C iise goortuu maqlay ayuu ku yidhi, Kuwa ladan dhakhtar uma baahna, laakiin kuwa buka ayaa u baahan. Uma aan imanin inaan kuwa xaqa ah u yeedho, laakiin inaan dembilayaasha u yeedho ayaan u imid. Wax Soonka Ku Saabsan

А Ісус, як почув, промовляє до них: Лікаря не потребують здорові, а слабі. Я не прийшов кликати праведних, але грішників на покаяння.

18 X ertii Yooxanaa iyo Farrisiintii ayaa soomi jiray. Isagay u yimaadeen oo waxay ku yidhaahdeen, Xertii Yooxanaa iyo xertii Farrisiintu maxay u soomaan oo ay xertaadu u soomi weydaa?

А учні Іванові та фарисейські постили. І приходять вони, та й говорять до Нього: Чому учні Іванові та фарисейські постять, а учні Твої не постять?

19 M arkaasaa Ciise ku yidhi, Dadka aroosku miyay soomi karaan intuu aroosku la joogo? In alla intii aroosku la joogo ma ay soomi karaan.

Ісус же промовив до них: Хіба постити можуть гості весільні, поки з ними ще є молодий? Доки мають вони молодого з собою, то постити не можуть.

20 L aakiin waxaa iman doona maalmaha arooska laga qaadi doono, markaasay soomi doonaan maalintaas.

Але прийдуть ті дні, коли заберуть молодого від них, то й постити будуть вони за тих днів.

21 N inna karriin cusub kuma tolo dhar duug ah, haddii kale tan cusub ee lagu buuxin lahaa ayaa ka go'da kan duug ah, oo jeexdintu waa ka sii xumaataa.

І не пришиває ніхто до старої одежі латки з сукна сирового, а як ні, то край латки нової одірветься там від старого, і дірка стане ще гірша.

22 K hamri cusubna qarbeddo duug ah laguma shubo, haddii kale khamrigii cusbaa ayaa qarbeddada kala dildillaacinaya, khamriguna waa daadanayaa, qarbeddaduna waa hallaabayaan, laakiin khamriga cusubse waxaa lagu shubaa qarbeddo cuscusub. Wax Sabti Dhawridda Ku Saabsan

І ніхто не вливає вина молодого в старі бурдюки, а то попрориває вино бурдюки, і вино й бурдюки пропадуть, а вливають вино молоде до нових бурдюків.

23 W axaa dhacay inuu sabtidii beeraha dhex marayay, oo xertiisii intay soconayeen ayay bilaabeen inay sabuullada jartaan.

І сталось, як Він переходив ланами в суботу, Його учні дорогою йшли, та й стали колосся зривати.

24 M arkaasaa Farrisiintii waxay isaga ku yidhaahdeen, Bal eeg, maxay sabtida u samaynayaan wixii aan xalaal ahayn?

Фарисеї ж казали Йому: Подивись, чому роблять у суботу вони, чого не годиться?

25 W uxuu ku yidhi, Miyaydnaan weligiin akhriyin wixii Daa'uud sameeyey markuu wax u baahnaa oo uu gaajaysnaa, isaga iyo kuwii la jiray?

А Він їм відказав: Чи ж ви не читали ніколи, що зробив був Давид, як потребу він мав та сам зголоднів був і ті, що були з ним?

26 S iduu guriga Ilaah u galay waagii wadaadkii sare ee Aabyaataar, oo uu u cunay kibistii tusniinta oo aan xalaal uu ahayn dad kale wadaaddada maahee, oo uu siiyey kuwii la jirayna.

Як він увійшов був до Божого дому за первосвященика Авіятара, і спожив хліби показні, яких їсти не можна було, тільки священикам, і дав він і тим, хто був із ним?

27 M arkaasaa wuxuu ku yidhi iyaga, Sabtida waxaa loo sameeyey dadka aawadiis ee dadka looma samayn sabtida aawadeed.

І сказав Він до них: Субота постала для чоловіка, а не чоловік для суботи,

28 S idaa darteed Wiilka Aadanahu waa sayidka sabtida.

а тому то Син Людський Господь і суботі.