C arshigu wuxuu lahaa jaranjaro lix tallaabo ah; oo waxaa la jiray cagodhig dahab ah oo carshiga ku xidhan, oo kursiga meeshii lagu fadhiisto labadeeda dhinacba waxay lahayd meelo xusullada la saarto, oo meelaha xusullada la saartana dhinacooda waxaa taagnaa laba libaax.
У трона було шість східців та підніжжя з золота позад трону, та поруччя з цього й з того боку при місці сидіння, та два леви, що стояли при поруччях.
Continue reading Report error