Yexesqeel 31:8 ~ Єзекіїль 31:8

picture

G eedaha kedarka ah ee beerta Ilaah ku dhex yaal ma ay qarin karin isaga, oo geedaha berooshkuna laamihiisa oo kale ma ay lahayn, oo geedaha armoonkuna laamihiisa oo kale ma ay lahayn, oo geedaha beerta Ilaah ku dhex yaal midkoodna quruxdiisa oo kale ma uu lahayn.


Кедри в Божому садку не були рівні йому, кипариси не були подібні до галузок його, а платани не були, як його віття. Жодне дерево в Божому садку не було подібне до нього красою своєю!

Continue reading Report error