Taariikhdii Kowaad 15:27 ~ 1 хроніки 15:27

picture

O o Daa'uudna wuxuu xidhnaa dhar aad u wanaagsan, isaga iyo kuwii reer Laawi oo sanduuqa qaaday oo dhan, iyo nimankii gabayaaga ahaa, iyo Kenanyaah oo ahaa madaxdii gabayga oo la jiray nimankii gabayaaga ahaa, oo Daa'uudna wuxuu qabay eefod maro wanaagsan ah.


А Давид був зодягнений в одежу з вісону, як і всі Левити, що несли ковчега, і співаки, і Кенанія, зверхник ношення і співаків, а на Давиді був ще й льняний ефод.

Continue reading Report error