Xaakinnada 11:26 ~ Книга Суддів 11:26

picture

O o intii reer binu Israa'iil ay degganaayeen Xeshboon iyo magaalooyinkeedii, iyo Carooceer iyo magaalooyinkeedii, iyo magaalooyinkii Arnoon dhinaceeda ku yiil oo dhan, intaasu waxay ahayd saddex boqol oo sannadood ee maxaad wakhtigaas u soo qabsan weydeen?


Коли Ізраїль сидів у Хешбоні та в підлеглих містах його, і в Ар'орі та в підлеглих містах його, і по всіх містах, що над Арноном, три сотні літ, то чому не відібрали ви їх за той час?

Continue reading Report error