1 S idaas daraaddeed walaalahayga aan jeclahay oo aan u xiisoonayow, idinku waxaad tihiin farxaddayda iyo taajkayga. Gacaliyayaalow, xagga Rabbiga saas ugu xoogaysta.
Итак, любимые и желанные мои братья, вы моя радость и мой венец, стойте твердо в Господе, любимые. Наставления
2 W axaan waaninayaa Yu'odiya, oo waxaan waaninayaa Suntukhee inay labadoodu xagga Rabbiga isku maan ahaadaan.
Я умоляю Эводию и Синтихию прийти к согласию в Господе.
3 K a ila shaqeeya oo runta ahow, waxaan kaa baryayaa inaad dumarkaas caawiso, waayo, iyaga iyo Kaleemeentos iyo kuwa kaloo ila shaqeeyaba oo magacyadoodu ku qoran yihiin kitaabka nolosha, waxay iila dhibtoodeen injiilka aawadiis.
Я умоляю и тебя, мой верный соратник, помоги этим женщинам примириться, ведь они трудились ради Радостной Вести вместе со мной, Клементом и другими моими сотрудниками, чьи имена записаны в книге жизни.
4 M ar kasta Rabbiga ku faraxsanaada, oo weliba waxaan idin leeyahay, Farxa.
Всегда радуйтесь в Господе, и я еще раз говорю: радуйтесь!
5 Q abownimadiinna dadka oo dhammu ha ogaado, waayo, Rabbigu waa soo dhow yahay.
Пусть ваша кротость будет известна всем людям. Господь близко.
6 W axba ha ka welwelina, laakiinse wax kastaba baryadiinna Ilaah ku ogeysiiya tukasho iyo duco mahadnaqid la jirto.
Не заботьтесь ни о чем, но во всем, через молитву и прошение, с благодарностью открывайте ваши просьбы Богу.
7 O o nabadda Ilaah oo waxgarasho kasta ka sarraysa ayaa waxay qalbiyadiinna iyo fikirradiinna ku dhawri doontaa Ciise Masiix.
Тогда мир Божий, превосходящий всякое понимание, сохранит ваши сердца и умы в единении со Христом Иисусом.
8 U gu dambaysta, walaalayaalow, waxaan idinku leeyahay, Wax kasta oo run ah, iyo wax kasta oo sharaf leh, iyo wax kasta oo xaq ah, iyo wax kasta oo daahir ah, iyo wax kasta oo door ah, iyo wax kasta oo wanaag laga sheego, haddii wanaag ku jiro iyo haddii ammaanu ku jirto, waxyaalahan ka fiirsada.
И наконец, братья, размышляйте о том, что истинно, благородно, справедливо, чисто, что приятно и восхитительно, о том, в чем есть добродетель, и о том, что достойно похвалы, – пусть это занимает ваши мысли.
9 I dinku sameeya waxyaalihii aad barateen, oo aad hesheen, oo aad maqasheen, oo aad aniga igu aragteen; oo Ilaaha nabadduna wuu idinla jiri doonaa. Bawlos Wuxuu Dadka Filiboy Ugu Mahadnaqay Deeqdoodii
Все, чему вы от меня научились, что получили от меня, что вы слышали или что вы видели во мне, – все это исполняйте. И Бог, источник мира, будет с вами. Благодарность за финансовую поддержку
10 L aakiin Rabbiga aad baan ugu faraxsanahay inaad haatan ugu dambaysta mar kale iga fikirteen; taas oo aad ka fikiri jirteen laakiin aad fursad u weydeen.
Я искренне радуюсь в Господе тому, что вы вновь стали проявлять заботу обо мне. Конечно, вы заботились всегда, но у вас просто не было возможности показать это.
11 K a hadli maayo baahi, waayo, waxaan bartay inaan raalli ku ahaado hadba xaaladdii aan ku jiro.
Я говорю это не потому, что я нуждаюсь в чем-либо, ведь я научился быть довольным в любых обстоятельствах.
12 W axaan aqaan saboolnimada, oo weliba waxaan aqaanna barwaaqada. Meel kasta iyo wax walba waxaan ku bartay dhergidda iyo gaajadaba, barwaaqada iyo baahidaba.
Я знаю, что такое скудость и что такое изобилие. Мне пришлось пережить всякое, и я проник в тайну того, что значит быть сытым и терпеть голод, жить в достатке и быть в нужде.
13 W ax walba waan ku samayn karaa gargaarkiisa kan i xoogeeya.
Я все могу благодаря Тому, Кто дает мне силы.
14 H abase yeeshee si wanaagsan baad yeesheen markaad dhibaatadayda ila qaybsateen.
Впрочем вы хорошо поступили, разделив со мной мои беды.
15 I dinka qudhiinnuba waad taqaaniin, reer Filiboyow, in injiilka bilowgiisii markii aan Makedoniya ka soo kacay aan kiniisaduna ila qaybsan waxa ku saabsan bixinta iyo helidda, idinkoo keliya mooyaane.
Вы, филиппийцы, помните, как в начале моего служения провозглашения Радостной Вести, когда я отправился из Македонии, ни одна церковь не оказала мне финансовой помощи, кроме вас одних.
16 W aayo, xataa markii aan Tesaloniika joogay, idinku mar iyo labaad ii soo dirteen wixii aan u baahnaa.
Даже в Фессалонику вы неоднократно посылали мне эту помощь, когда я в ней нуждался.
17 M a aha inaan hadiyad doonayo, laakiin waxaan doonayaa midhaha xaggiinna ku kordhaya.
Я говорю это не для того, чтобы что-то получить от вас, но хочу, чтобы вы делали то, что будет служить к вашему же благу.
18 L aakiinse anigu wax kastaba waan haystaa, oo waan barwaaqaysanahay. Waan dheregsanahay, waayo, waxaan Ebafroditos ka helay wixii aad ii soo dirteen, kuwaas oo ah allabari Ilaah aqbali karo oo uu aad ugu farxo oo caraf udgoon leh.
Вы прислали мне через Эпафродита даже больше, чем мне необходимо, и у меня сейчас все есть. Это – как ароматный запах, как жертва, угодная и приятная Богу.
19 I laahaygu wuu idin siin doonaa wixii aad u baahan tihiin oo dhan, sida ay tahay hodantinimadiisa xagga ammaanta Ciise Masiix ku jirta.
Мой Бог восполнит все ваши нужды из Своих славных богатств через Иисуса Христа!
20 H addaba ammaanu ha u ahaato Ilaaha Aabbeheenna ah weligiis iyo weligiis. Aamiin. Nabadgelyaynta
Пусть нашему Богу и Отцу будет слава во веки веков. Аминь. Заключительные приветствия
21 I gu salaama mid kasta oo ka mid ah quduusiinta Ciise Masiix. Walaalaha ila joogaa way idin soo salaamayaan.
Приветствуйте всех святых в Иисусе Христе. Братья, которые находятся со мной, тоже передают вам приветы.
22 Q uduusiinta oo dhammu way idin soo salaamayaan, khusuusan kuwa guriga Kaysar jooga.
Вас приветствуют все святые, и особенно те, кто служит при дворе императора.
23 N imcada Rabbi Ciise Masiix ha la jirto ruuxiinna.
Пусть благодать Господа Иисуса Христа будет с вашим духом. Аминь.