Daanyeel 1 ~ Даниил 1

picture

1 S annaddii saddexaad oo boqornimadii boqorkii Yahuudah oo ahaa Yehooyaaqiim waxaa Yeruusaalem yimid oo hareereeyey boqorkii Baabuloon oo ahaa Nebukadnesar.

В третьем году царствования Иоакима, царя Иудеи, Навуходоносор, царь Вавилона, пришел под Иерусалим и осадил его.

2 S ayidkuna gacantiisuu geliyey boqorkii Yahuudah oo ahaa Yehooyaaqiim iyo weelashii guriga Ilaah qaarkood, markaasuu u qaaday waddanka la yidhaahdo Shincaar, iyo gurigii ilaahiisa; oo weelashiina wuxuu geliyey gurigii ilaahiisa khasnadda u ahaa.

И Владыка отдал Иоакима, царя Иудеи, и часть утвари из Божьего дома в его руки. Он унес ее в дом своего бога в Шинар и положил в сокровищницу своего бога.

3 M arkaasaa boqorkii la hadlay Ashfenas oo madax u ahaa raggiisii bohommada ahaa, oo wuxuu u sheegay inuu keeno reer binu Israa'iil qaar ka mid ah, oo weliba ah kuwo ka soo farcamay reer boqor, iyo kuwa gobta ah;

Затем царь приказал Ашпеназу, главе своих придворных, привести несколько израильтян из царской и других знатных семей –

4 k uwo dhallinyar oo aan iin lahayn, oo qurqurxoon, oo xagga xigmadda oo dhan ku dheer, oo aqoon badan, oo waxgarasho leh, iyo inta awood u leh inay guriga boqorka istaagaan, iyo inuu iyaga tacliinta iyo afka reer Kaldayiin baro.

юношей без физических изъянов, красивых, способных к обучению разным наукам, образованных, понятливых и годных к службе при царском дворе. Он должен был научить их языку и литературе халдеев.

5 B oqorkiina wuxuu rukun uga dhigay iyagii in ka mid ah cuntadiisii wanaagsanayd iyo khamrigii uu cabbi jiray, oo wuxuu amray in intii saddex sannadood ah la quudiyo si ay dabadeed boqorka isu hor taagaan.

Царь назначил им ежедневную долю еды и вина с царского стола. Они должны были три года учиться, а после – поступить на царскую службу.

6 K uwaasna waxaa ku jiray, oo reer Yahuudah ka mid ahaa, Daanyeel, Xananyaah, Miishaa'eel, iyo Casaryaah.

Среди них было несколько иудеев: Даниил, Ханания, Мисаил и Азария.

7 M arkaasaa amiirkii bohommada ayaa magacyo u baxshay oo Daanyeel wuxuu u baxshay Beelteshaasar, Xananyaahna wuxuu u baxshay Shadrag; Miishaa'eelna wuxuu u baxshay Meeshag; Casaryaahna wuxuu u baxshay Cabeednegoo.

Глава придворных дал им новые имена: Даниилу – имя Белтешаццар, Ханании – Шадрах, Мисаилу – Мешах, а Азарии – Аведнего.

8 D aanyeelna wuxuu qalbiga ku haystay inuusan isku nijaasayn cuntada wanaagsan ee boqorka iyo khamriga uu cabbo toona; sidaas daraaddeed wuxuu amiirkii bohommada weyddiistay inuu u oggolaado inuusan isnijaasayn.

Но Даниил решил не осквернять себя царской едой и вином и просил у главы придворных разрешения не оскверняться ими.

9 H addaba Ilaah wuxuu ka dhigay in Daanyeel raallinimo iyo raxmad ka helo amiirkii bohommada.

Бог даровал Даниилу расположение и милость главы придворных,

10 M arkaasaa amiirkii bohommadu Daanyeel ku yidhi, Waxaan ka cabsanayaa sayidkayga boqorka ah, oo rukunka idiinka dhigay cuntadiinna iyo cabbitinkiinna, waayo, muxuu u arki wejiyadiinna oo ka liita kuwa dhallinyarada ah ee aad isku da'da tihiin? Sidaasaad madaxayga khatar ugu gelinaysaan boqorka hortiisa.

и тот сказал Даниилу: – Я боюсь, моего господина, царя, который сам назначил вам еду и вино. Зачем ему видеть, что вы выглядите хуже юношей вашего возраста? Тогда царь отрубит мне голову из-за вас.

11 M arkaasaa Daanyeel ku yidhi wakiilkii, amiirka bohommadu ka dhigay inuu u taliyo Daanyeel, iyo Xananyaah, iyo Miishaa'eel, iyo Casaryaah,

Но Даниил попросил стража, которого глава придворных приставил к Даниилу, Ханании, Мисаилу и Азарии:

12 W aan ku baryayaaye, intii toban maalmood ah na tijaabi annagoo addoommadaada ah, oo ha nala siiyo atar aan cunno iyo biyo aan cabnoba.

– Прошу, испытай своих слуг в течение десяти дней: не давай нам есть ничего, кроме овощей, и пить ничего, кроме воды.

13 D abadeedna wejiyadayada hortaada ha lagu fiiriyo iyo wejiga dhallinyarada boqorka cuntadiisa cunta; oo markaas annagoo ah addoommadaada sidii aad nagu aragtid noola macaamilo.

А потом сравни наши лица с лицами юношей, которые едят царскую еду, и сам реши как поступить со своими слугами.

14 S idaasuu uga dhegaystay xaaladdaas, oo intii toban maalmood ah ayuu tijaabiyey.

Он согласился и испытывал их десять дней.

15 M arkay tobankii maalmood dhammaadeen, way ka weji qurxoonaayeen, wayna ka buurbuurnaayeen dhallinyaradii cuntada boqorka wax ka cuni jirtay oo dhan.

После десяти дней они выглядели здоровее и упитаннее тех юношей, которые ели царскую пищу.

16 S idaas daraaddeed wakiilkii waa ka qaaday cuntadoodii iyo khamrigii ay cabbi jireen, oo wuxuu siiyey atar.

Тогда страж стал забирать у них изысканную еду и вино, которые им доставляли, и давал им вместо этого овощи.

17 H addaba afartaas nin oo dhallinyarada ahaa Ilaah wuxuu siiyey aqoon, iyo inay tacliin iyo xigmad oo dhan ku dheeraadaan; Daanyeelna wuxuu garan jiray waxyaalo la tuso iyo riyooyin oo dhan.

Этим четырем юношам Бог дал знание и понимание всех видов словесности и учености. А Даниил еще и мог толковать всякие видения и сны.

18 O o markii wakhtigii boqorku yidhi, Ha la ii keeno, dhammaaday ayuu amiirkii bohommadu keenay iyagii Nebukadnesar hortiisa.

По истечении назначенного царем времени, глава придворных представил их Навуходоносору.

19 B oqorkiina markaasuu la hadlay iyagii, oo kulligoodna lagama helin mid la mid ah Daanyeel, iyo Xananyaah, iyo Miishaa'eel, iyo Casaryaah; sidaas daraaddeed boqorkii bay is-hor taageen.

Царь поговорил с ними и не нашел равных Даниилу, Ханании, Мисаилу и Азарии; так они поступили на царскую службу.

20 W axyaalihii boqorku weyddiiyey oo ku saabsan xigmadda iyo waxgarashada, wuxuu ogaaday inay toban jeer kaga fiican yihiin saaxiriintii iyo xiddigiyayaashii boqortooyadiisa joogay oo dhan.

В каждом деле, требующем мудрости и понимания, о чем бы ни спросил их царь, он находил их в десять раз лучше всех чародеев и заклинателей во всем своем царстве.

21 D aanyeelna waa sii joogay tan iyo boqorkii Kuuros sannaddiisii kowaad.

Даниил оставался на службе до первого года правления царя Кира.