1 M arkaasuu macbudkii i geeyey, oo tiirarkuu qiyaasay, oo dhinacan ballaadhku wuxuu ahaa lix dhudhun, oo dhinaca kale ballaadhkuna wuxuu ahaa lix dhudhun, oo kaasuna wuxuu ahaa taambuugga ballaadhkiisii.
Он привел меня в святилище и измерил опоры входа; они были в толщину по шесть локтей с каждой стороны, по ширине храма,
2 O o kadinka ballaadhkiisuna wuxuu ahaa toban dhudhun, oo kadinka dhinacyadiisuna waxay ahaayeen shan dhudhun oo dhinaca iyo shan dhudhun oo dhinaca kale ah, oo dhererkiisuu qiyaasay oo wuxuu ahaa afartan dhudhun oo ballaadhkiisuna wuxuu ahaa labaatan dhudhun.
и в ширину по пять локтей. Ширина входа была десять локтей. Он измерил святилище: оно было сорок локтей в длину и двадцать в ширину.
3 O o haddana guduhuu galay oo wuxuu qiyaasay tiir kasta oo kadinka oo wuxuu ahaa laba dhudhun, oo kadinkuna wuxuu ahaa lix dhudhun, oo kadinka ballaadhkiisuna wuxuu ahaa toddoba dhudhun.
Он прошел святилище и измерил опоры входа у дальней комнаты; они были в толщину по два локтя и в ширину по семь локтей. Ширина входа была шесть локтей.
4 O o haddana wuxuu qiyaasay dhererkiisii oo ahaa labaatan dhudhun, iyo ballaadhkiisii oo ahaa labaatan dhudhun oo macbudka hortiisa ku yiil; oo wuxuu igu yidhi, Tanu waa meesha ugu wada quduusan.
Он измерил дальнюю комнату: она была двадцать локтей в длину и двадцать в ширину. Он сказал мне: – Здесь Святое Святых.
5 M arkaasuu qiyaasay daarta derbigeedii oo ahaa lix dhudhun, oo qollad kasta ballaadhkeedu wuxuu ahaa afar dhudhun oo daarta dhinac kasta kaga wareegsan.
Он измерил храмовую стену. Она была шесть локтей в толщину, и все боковые комнаты вокруг дома были по четыре локтя в ширину.
6 O o qolladahana waxay ahaayeen saddex dabaqadood oo midba mid ka sarrayso, oo dabaqad kastaaba waxay ahayd soddon qolladood, oo waxay ku yiilleen derbigii qolladaha ee daarta ku wareegsanaa, si ay u qabsadaan aawadeed, laakiinse iyagu daarta derbigeeda kuma ay oollin.
Они располагались на трех этажах, одна над другой, по тридцать на каждом этаже. По всей стене дома были сделаны выступы, которые служили опорами боковым комнатам, чтобы они не опирались на стену дома.
7 O o qolladuhuna way sii ballaadheen inay daarta kor ugu sii wareegayeen, waayo, wareegga daarta kor buu u sii kacay isagoo daarta ku wareegsan, sidaas daraaddeed daarta ballaadhkeedu xagga saruu u sii socday, oo waxaa qowladda ugu hoosaysa iyo tan ugu sarraysa lagaga fuulay qowladda dhexe.
Боковые комнаты вокруг дома расширялись с каждым последующим этажом. Сооружение, которое окружало дом, было построено восходящими ярусами, и комнаты, поднимаясь, расширялись. С нижнего этажа через средний на верхний вела лестница.
8 H addana waxaan arkay inay daartu ku dhisnayd meel sallax ah oo sare oo ku wareegsanayd, oo aasaaska qolladaha dhererkiisu wuxuu ahaa cawsduur kaamil ah oo ah lix dhudhun oo dhaadheer.
Я видел, что дом стоит на приподнятой платформе, которая также служила основанием для боковых комнат. Она была высотой в одну трость – в шесть долгих локтей.
9 O o qolladaha derbigooda dibadda ah qaradiisuna waxay ahayd shan dhudhun, oo intii hadhayna waxay ahayd meeshii qolladaha ee daarta.
Наружная стена боковых комнат была толщиной в пять локтей. Открытое пространство между боковыми комнатами дома
10 O o qolladaha dhexdoodana waxaa ku tiil meel ballaadhkeedu labaatan dhudhun yahay oo daarta dhinac kasta kaga wareegsan.
и комнатами священников было двадцать локтей в ширину вокруг всего дома.
11 O o qolladaha albaabbadooduna waxay u sii jeedeen meesha hadhay xaggeeda, albaab woqooyi buu u sii jeeday oo mid kalena koonfur buu u sii jeeday, oo meesha hadhay ballaadhkeeduna wuxuu ahaa shan dhudhun oo hareeraheeda ku wada wareegsan.
В боковые комнаты можно было попасть с открытого пространства с севера и с юга. Вокруг комнат платформа выступала на пять локтей.
12 O o dhismihii meesha goonida ka horreeyey oo galbeedka ku tiil ballaadhkiisu wuxuu ahaa toddobaatan dhudhun, oo dhismaha derbigiisa ku wareegsan qaradiisuna waxay ahayd shan dhudhun, oo dhererkiisuna wuxuu ahaa sagaashan dhudhun.
Во двор храма с западной стороны выходило здание, которое было семьдесят локтей в длину и девяносто в ширину. Толщина стены здания была везде пять локтей.
13 O o daartii buu qiyaasay, oo dhererkeedii wuxuu ahaa boqol dhudhun, oo dhismihii meesha goonida ahayd iyo derbiyadiisiina dhererkoodii waxay ahaayeen boqol dhudhun.
Провожатый измерил дом. Он был сто локтей в длину. Задний двор храма, включая западное здание со стенами, тоже был сто локтей в длину.
14 O o ballaadhka daarta horteeda iyo meeshii goonida ahayd ee xagga bari u jeedday waxay ahaayeen boqol dhudhun.
Ширина храмового двора на востоке, включая сам дом и пространства по бокам, была сто локтей.
15 O o haddana wuxuu qiyaasay dhererkii dhismihii ka soo hor jeeday meeshii goonida ahayd oo xagga dambe jirtay, iyo balbalooyinkeedii dhinacan iyo dhinacaasba ka xigay, oo waxay ahaayeen boqol dhudhun, oo waxaa weheliyey macbudkii hoose iyo balbalooyinkii barxadda,
Он измерил длину здания, обращенного во двор позади храма, с его галереями по обеим сторонам, – она была сто локтей. Святилище, дальняя комната и притвор, выходивший во двор,
16 i yo marinnadii albaabbada, iyo daaqadihii cidhiidhsanaa, iyo balbalooyinkii ku wareegsanaa saddexdooda dabaqadoodba, oo marinka albaabka ka soo hor jeedayba waxaa lagu dahaadhay alwaax ku wareegsan tan iyo dhulka iyo ilaa daaqadaha inta ka dhex leh, (oo daaqaduhuna way dednaayeen),
а также пороги, узкие окна и три этажа боковых комнат – все позади и порог были отделаны деревом. Пол, стена до окон и окна были отделаны деревом.
17 i yo albaabka dushiisa, iyo xataa daarta gudaheeda iyo dibaddeeda, iyo derbiga ku wareegsan gudaha iyo dibaddaba, qiyaas buu ku qiyaasay.
Изнутри стены дома вплоть до простенка над дверными косяками были сплошь покрыты резьбой:
18 O o waxaa lagu sharraxay keruubiim iyo geedo timireed, oo geed timireedba wuxuu ku dhex yiil laba keruub, oo keruub kastaaba wuxuu lahaa laba weji.
– херувимами и пальмами. Пальмы чередовались с херувимами. У каждого херувима было по два лица:
19 O o mid nin wejigiis u egu wuxuu u sii jeeday geedka timireed ee dhinacan ku yaal xaggiisa, oo mid aaran libaax wejigiis u eguna wuxuu u sii jeeday geedka timireed ee dhinaca kale ku yaal xaggiisa, oo daarta hareereheeda oo dhanna saasaa lagu wada sameeyey.
человеческое лицо, обращенное к пальме, с одной стороны, и львиное лицо, обращенное к пальме – с другой. Так было сделано по всему дому.
20 O o dhulka iyo albaabka korkiisa inta ka dhex leh waxaa lagu sameeyey keruubiim iyo geedo timireed, oo derbiga macbudkana sidaas oo kale waa loo sharraxay.
Херувимы и пальмы были вырезаны на стене святилища от пола до простенка над входом.
21 O o macbudka tiirarkiisuba waxay ahaayeen afar gees, oo meesha quduuska ah horteeduna way u ekayd.
Дверные косяки у входа в храм имели прямоугольную форму, и те, что были перед входом в Святое Святых, имели ту же форму.
22 M eesha allabariga alwaax bay ahayd, oo sarajooggeedu wuxuu ahaa saddex dhudhun, dhererkeeduna laba dhudhun, oo geeseheeda, iyo dhererkeeda, iyo dhinacyadeeduba waxay wada ahaayeen alwaax. Markaasuu igu yidhi, Kanu waa miiska Rabbiga hortiisa yaal.
И был деревянный жертвенник длиной и шириной по два локтя, а высотой три локтя; его рога, основание и бока были из дерева. Он сказал мне: – Это и есть стол, что стоит перед Господом.
23 O o macbudka iyo meesha quduuska ahu waxay lahaayeen laba albaab.
И у святилища, и у Святого Святых двери были двойные.
24 O o labada albaab midkiiba wuxuu lahaa laba qaybood, kuwaasoo ah laba qaybood oo isku laalaaban. Albaab wuxuu lahaa laba qaybood, oo albaabka kalena wuxuu lahaa laba qaybood.
У каждой двери было по две створки, по две створки на петлях у каждой двери.
25 O o waxaa albaabbada macbudka lagu sharraxay keruubiim iyo geedo timireed, oo u ekaa kuwii derbiyada lagu sharraxay, oo balbalada dibadda horteedana waxaa ku yiil looxaan qaro weyn.
А на внешних дверях храма были вырезаны херувимы и пальмы, как и на стенах, и перед притвором был деревянный навес.
26 O o balbalada dhinacyadeeda waxaa ku yiil daaqado cidhiidhsan iyo geedo timireed oo dhinacan iyo dhinacaasba ku yaal oo daarta qolladeheeduna saasoo kalay ahaayeen, iyo looxaantii qarada weynayd.
В боковых стенах притвора были узкие окна, и на обеих стенах были вырезаны пальмы. Над боковыми комнатами дома тоже были деревянные навесы.