1 W akhtigii Ahashwerus (Ahashweruskaasu wuxuu ahaa kii xukumi jiray Hindiya iyo Itoobiya inta ka dhex leh, oo u talin jiray boqol iyo toddoba iyo labaatan gobol)
Это произошло во времена Ксеркса – того самого Ксеркса, который правил ста двадцатью семью провинциями, простирающимися от Индии до самого Куша.
2 m arkii Boqor Ahashwerus uu ku fadhiistay carshigii boqortooyadiisa oo ku yiil Shuushan oo ahayd hoygii boqorka,
В те времена престол царя Ксеркса находился в крепости города Сузы.
3 s annaddii saddexaad oo boqornimadiisa ayuu martiqaad u sameeyey amiirradiisii iyo addoommadiisii oo dhan, taas oo ay hortiisa joogeen xooggii Faaris iyo Maaday, iyo dadkii gobta ahaa iyo amiirradii gobollada.
На третий год царствования он устроил пир для всех своих сановников и знати. Там были военачальники Персии и Мидии, знатные люди и наместники провинций.
4 O o wuxuu soo bannaan dhigay maalkii boqortooyadiisa ammaanta badnayd, iyo sharaftii haybaddiisa sarraysa, intii maalmo badan ah oo gaadha boqol iyo siddeetan maalmood.
Целых сто восемьдесят дней показывал он великое богатство своего царства, блеск и славу своего величия.
5 O o markii maalmahaasu dhammaadeen ayuu boqorku diyaafad u sameeyey dadkii Shuushan oo hoygii boqorka ahayd joogay oo dhan, yar iyo weynba, intii toddoba maalmood ah, oo diyaafaddiina waxaa lagu dhigay barxaddii beerta ku dhex tiil hoygii boqorka.
Когда эти дни минули, царь устроил для всех, от малого до великого, кто только был в крепости Сузы, семидневный пир в закрытом саду царского дворца.
6 O o waxaa meeshaas ka laalaaday daahyo ah caddaan iyo cagaar iyo buluug, oo waxaa ku xidhnaa xadhko laga sameeyey maro wanaagsan iyo dhar guduudan oo sudhan siddooyin lacag ah iyo tiirar marmar ah. Sariiruhuna waxay ahaayeen dahab iyo lacag, oo waxaa la dhigay meel siman oo laga sameeyey marmar ah casaan iyo caddaan iyo huruud iyo madow.
Сад был украшен завесами из белого и голубого льна, прикрепленными белыми льняными и пурпурными шнурами к серебряным кольцам на мраморных столбах. Золотые и серебряные ложа стояли на помосте, выстланном порфиром, мрамором, перламутром и другими дорогими камнями.
7 O o waxaa dadka cabniin lagu siiyey weelal dahab ah (oo weelashana midba midka kale wuu ka duwanaa), oo khamrigii boqorkuna wuu badnaa sidii ay ahayd deeqsinimadii boqorku.
Вино подавалось в золотых кубках, среди которых не было двух одинаковых, и царского вина было по щедрости царя в изобилии.
8 O o cabniinkuna wuxuu waafaqsanaa qaynuunka, dirqina ma jirin, waayo, boqorku wuxuu madaxdii gurigiisa oo dhan ku amray inay nin kasta u yeelaan siduu doonayo.
По царскому повелению каждый гость мог пить столько, сколько хотел, потому что царь приказал виночерпиям служить всем, кто пожелает.
9 O o weliba Boqorad Washtiina waxay dumarkii diyaafad ugu samaysay hoygii reer boqor oo uu Boqor Ahashwerus lahaa.
Царица Астинь тоже устроила пир для женщин во дворце царя Ксеркса.
10 O o maalintii toddobaad boqorkii, isagoo qalbigiisu khamri ku faraxsan yahay, wuxuu amray toddobadii midiidin oo Boqor Ahashwerus ka adeegi jiray oo ahaa Mehuumaan, Bista, Xarboona, Bigtaa, Abagta, Seetar, iyo Karkas,
На седьмой день, когда царь Ксеркс был весел от вина, он приказал семи евнухам, которые служили ему – Мехуману, Бизте, Харбоне, Бигте, Авагте, Зетару и Каркасу, –
11 o o wuxuu iyagii ku amray inay Boqorad Washtii hortiisa keenaan, iyadoo qabta taajkii boqornimada, si quruxdeeda loo tuso dadka iyo amiirrada, waayo, iyadu waxay lahayd suurad wanaagsan oo in la fiirsado ku fiican.
привести к нему царицу Астинь в ее царской короне, чтобы показать ее красоту народу и сановникам, ведь облик ее был прекрасен.
12 L aakiinse boqoraddii Washtii ahayd way diidday inay ku timaado amarkii boqorku ugu soo dhiibay midiidinnada. Sidaas daraaddeed boqorkii aad buu u xanaaqay, oo cadhadiisiina wuu la gubtay.
Но царица Астинь отказалась прийти по приказу царя, переданному через евнухов. Тогда царь пришел в ярость и воспылал гневом.
13 M arkaasaa boqorkii wuxuu la hadlay nimankii xigmadda lahaa oo xilliyada yiqiin, (waayo, boqorka caadadiisu saasay ahayd xagga kulli kuwii sharcigii yiqiin iyo xukunkaba,
Он стал советоваться с мудрецами, знающими времена (потому что в обычае у царя было советоваться со всеми, кто был сведущ в законах и обычаях,
14 o o waxaa isaga ku xigay Karshena, Shetaar, Admata, Tarshiish, Meres, Marsena, iyo Memuukaan oo ahaa toddobadii amiir oo Faaris iyo Maaday, oo arkay boqorka wejigiisa, oo fadhiyey boqortooyada derejadeeda kowaad),
а ближайшими к нему были Каршена, Шетар, Адмата, Таршиш, Мерес, Марсена и Мемухан – семеро сановников Персии и Мидии, у которых был особый доступ к царю и которые стояли выше всех в царстве):
15 o o wuxuu ku yidhi, War maxaan ku samaynaa Boqorad Washtii sida sharciga waafaqsan? Maxaa yeelay, iyadu ma ay yeelin yeedhiddii Boqor Ahashwerus iyada midiidinnada ugu sii dhiibay.
– Как по закону следует поступить с царицей Астинь, раз она не исполнила повеление царя Ксеркса, переданное ей через евнухов?
16 M arkaasaa Memuukaan jawaabay, oo wuxuu boqorkii iyo amiirradii hortooda ka yidhi, Boqorad Washtii boqorka oo keliya ma ay xumayn, laakiinse waxay xumaysay amiirrada oo dhan, iyo dadka deggan Boqor Ahashwerus gobolladiisa oo dhan.
Мемухан сказал царю и сановникам: – Царица Астинь виновна не только перед царем, но и перед всеми его сановниками и народами всех провинций царя Ксеркса.
17 H addaba wixii ay boqoraddu samaysay wuu wada gaadhi doonaa dumarka oo dhan, kolkaasay nimankooda quudhsan doonaan markii warkan loo sheego, oo lagu yidhaahdo, Boqorkii Ahashwerus wuxuu amray in Boqorad Washtii hortiisa la keeno, laakiinse ma ay iman.
Теперь о поступке царицы узнают все женщины и начнут презирать своих мужей, говоря: «Царь Ксеркс повелел привести к нему царицу Астинь, а она не пришла».
18 H addaba isla maantadan amiiradaha Faaris iyo Maaday oo maqlay wixii ay boqoraddu samaysay, sidaasoo kalay ku odhan doonaan boqorka amiirradiisa oo dhan. Oo saas aawadeed waxaa kici doona quudhsasho iyo xanaaq badan.
Сегодня же знатные женщины Персии и Мидии, услышав о поступке царицы, взбунтуются против своих мужей, и тогда презрению жен и гневу мужей не будет конца!
19 H addaba haddii boqorku raalli ka yahay, amar boqornimo ha bixiyo, oo amarkaasna si aan loo beddelin ha lagu dhex qoro qaynuunnada reer Faaris iyo reer Maaday, inaanay boqoradda Washtii mar dambe iman Boqor Ahashwerus hortiisa. Boqorkuna boqoradnimadeedii ha siiyo mid kale oo iyada ka wanaagsan.
Поэтому, если угодно царю, пусть он издаст указ, что Астинь никогда больше не войдет к царю Ксерксу. Пусть это будет занесено в законы Персии и Мидии, которые не отменяются. И пусть царь отдаст ее царский сан другой, которая будет лучше нее.
20 O o marka boqorka amarkiisa uu bixin doono lagu faafiyo boqortooyadiisa oo dhan (waayo, way weyn tahay) ayaa dumarka oo dhammu nimankooda maamuusi doonaan, yar iyo weynba.
И когда царский указ будет провозглашен по всему огромному царству, все женщины будут чтить своих мужей, от малого до великого.
21 O o odhaahdaasu waxay ka farxisay boqorkii iyo amiirradii oo dhanba, kolkaasuu boqorkii yeelay sidii uu Memuukaan yidhi.
Этот совет понравился царю и его сановникам, и царь сделал так, как предлагал Мемухан.
22 O o wuxuu warqado u diray boqorka gobolladiisii oo dhan, oo gobol walba wuxuu ugu qoray fartiisii, oo dad kastana wuxuu ugu qoray afkoodii, si nin kastaa ugu taliyo reerkiisa oo uu ku sheego afka dadkiisu ku hadlo.
Он отправил послания во все части царства, в каждую провинцию ее письменами и каждому народу – на его языке, что каждый мужчина должен быть господином в своем доме. Об этом объявили на всех языках.