1 K uwanu waa erayadii Muuse kula hadlay reer binu Israa'iil markay joogeen Webi Urdun shishadiisa cidlada dhexdeeda, oo ah Caraabaah oo ka soo hor jeedda Suuf, meel u dhexaysa Faaraan, iyo Tofel, iyo Laabaan, iyo Xaseerood, iyo Diisaahaab.
Вот слова, которые Моисей сказал всему Израилю в пустыне, что к востоку от Иордана – то есть в иорданской долине – напротив Суфа, между Параном и Тофелом, Лаваном, Хацеротом и Ди-Загавом.
2 O o koob iyo toban maalmood ayaa looga socdaa Xoreeb xagga Buur Seciir ilaa tan iyo Qaadeesh Barneeca.
(На расстоянии одиннадцати дней от Хорива по дороге от горы Сеир к Кадеш-Барнеа.)
3 O o sannaddii afartanaad bisheedii koob iyo tobnaad, maalinteedii kowaad ayaa Muuse reer binu Israa'iil kula hadlay kulli amarradii Rabbigu ugu soo dhiibay oo dhan.
В сороковой год после выхода из Египта, в первый день одиннадцатого месяца Моисей объявил израильтянам все, что повелел ему о них Господь.
4 T aasuna waa ka dambaysay diliddii uu dilay Siixon oo ahaa boqorkii reer Amor oo degganaa Xeshboon, iyo Coog oo ahaa boqorkii reer Baashaan oo degganaa Cashtarod ee Edrecii ku taal.
Это было после того, как он разбил Сигона, царя аморреев, который правил в Хешбоне, а в Эдреи разбил Ога, царя Башана, который правил в Аштароте.
5 O o meeshaas ee Webi Urdun ka shishaysa oo ku taal dalka reer Moo'aab ayaa Muuse ka bilaabay inuu caddeeyo sharcigan, oo wuxuu yidhi,
К востоку от Иордана на земле Моава Моисей начал разъяснять этот закон, говоря:
6 R abbiga Ilaaheenna ahu wuxuu inala hadlay intaan Xoreeb joognay oo wuxuu inagu yidhi, Buurtan in idinku filan waad degganaydeen,
– Господь, наш Бог, говорил нам в Хориве: «Довольно вам жить у этой горы.
7 h addaba noqda oo guura oo waxaad tagtaan dalka buuraha leh oo reer Amor, iyo meelaha halkaas u dhow oo dhan oo ah Caraabaah, iyo dalka buuraha leh, iyo dooxooyinka, iyo xagga koonfureed, iyo badda xeebteeda, kuwaasoo ah dalka reer Kancaan, iyo Lubnaan, iyo tan iyo webiga weyn oo Yufraad.
Сверните лагерь и идите в аморрейские нагорья и ко всем соседним народам, живущим в иорданской долине, в горах, в западных предгорьях, в Негеве, вдоль побережья, в землю хананеев и на Ливан до великой реки Евфрата.
8 B al eega, dalka waan idin hor dhigay, haddaba gala oo hantiya dalkii Rabbigu ugu dhaartay awowayaashiin oo ahaa Ibraahim iyo Isxaaq iyo Yacquub inuu siinayo iyaga iyo farcankooda ka dambeeyaba Magacaabiddii Odayaasha
Смотрите, Я дал вам эту землю. Войдите и овладейте землей, которую Господь клялся отдать вашим отцам Аврааму, Исааку и Иакову и их семени». Назначение судей (Исх. 18: 13-27)
9 O o anna markaas waan idinla hadlay oo waxaan idhi, Anigu idinma aan qaadi karo keli ahaantay.
В то время я сказал вам: «Вы – слишком тяжелое бремя для меня одного.
10 R abbiga Ilaahiinna ahu wuu idin tarmiyey, oo bal eega, maanta waxaad u faro badan tihiin sida xiddigaha samada oo kale.
Господь, ваш Бог, умножил ваше число, и сегодня вы многочисленны, как звезды на небе.
11 O o weliba Rabbiga ah Ilaaha awowayaashiin ha idinka dhigo kun jeer in ka sii badan intaad haatan tihiin, oo ha idiin barakeeyo siduu idin ballanqaaday!
Пусть Господь, Бог ваших отцов, умножит ваше число в тысячу раз больше и благословит вас, как обещал!
12 O o bal anigoo keligay ah sidee baan u qaadi karaa culayskiinna iyo rarkiinna iyo rabshaddiinna?
Но как я могу нести тяжелое бремя ваших споров один?
13 H addaba siday qabiilooyinkiinnu yihiin waxaad kala soo baxdaan rag xigmad leh oo waxgarad ah oo caan ah, oo anna waxaan iyaga ka dhigayaa madax idiin talisa.
Изберите мудрых, понимающих и уважаемых людей от каждого вашего рода, а я поставлю их над вами».
14 O o idinna waad ii jawaabteen oo waxaad igu tidhaahdeen, Waxaad ku hadashay waa noo wanaagsan yihiin inaannu samayno.
Вы отвечали мне: «То, что ты предлагаешь, хорошо».
15 S idaas daraaddeed waxaan soo kaxaystay madaxdii qabiilooyinkiinna oo ah rag xigmad leh oo caan ah, oo waxaan ka dhigay madax idiin talisa, oo ah kun u taliyayaal, iyo boqol-u-taliyayaal, iyo konton-u-taliyayaal, iyo toban u taliyayaal, iyo saraakiil, siday qabiilooyinkiinnu ahaayeen.
Я выбрал из ваших родов мудрых и уважаемых людей и поставил их вождями над вами: начальниками над тысячами, сотнями, полусотнями и десятками, и старейшинами в родах.
16 O o waagaas ayaan xaakinnadiinna amray, oo waxaan ku idhi, Maqla dacwadaha walaalihiin dhex yaal, oo caddaalad ugu kala garsoora nin iyo walaalkiis iyo shisheeyaha isaga la jira.
Я повелел в то время вашим судьям: выслушивайте споры между вашими братьями и судите справедливо, будет ли тяжба между израильтянами или между израильтянином и чужеземцем.
17 O o xagga garsooridda dadka ha u kala eexanina. Kii yar iyo kii weynba waa inaad isku si u maqashaan, oo ninna wejigiisa ha ka cabsanina, waayo, garsooridda Ilaah baa iska leh, oo dacwaddii idinku adagna ii keena, oo anna taas waan maqli doonaa.
Когда будете судить, не будьте пристрастны. Выслушивайте как великого, так и малого. Никого не бойтесь, потому что суд принадлежит Богу. Приносите мне всякое дело, которое слишком трудно для вас, и я выслушаю его.
18 O o waagaas waxaan idinku amray wixii aad samayn lahaydeen oo dhan. Diriddii Basaasiinta
В то время я сказал вам все, что вы должны были делать. Посланные лазутчики (Чис. 13: 1-33)
19 M arkaasaynu ka soo guurnay Xoreeb oo waxaynu dhex marnay cidladaas weyn oo aad looga cabsado ee aad soo aragteen ee ku taal jidka loo maro dalka buuraha leh oo reer Amor, siduu inagu amray Rabbiga Ilaaheenna ahu, oo waxaynu nimid Qaadeesh Barneeca.
Затем мы тронулись в путь, как повелел нам Господь. Вышли из Хорива и пошли к аморрейским нагорьям через всю огромную и ужасную пустыню, которую вы видели, и достигли Кадеш-Барнеа.
20 O o anna markaas waxaan idinku idhi, War waxaad timaadeen dalka buuraha leh oo reer Amor ee Rabbiga Ilaaheenna ahu ina siinayo.
Тогда я сказал вам: «Вы достигли аморрейских нагорий, которые Господь, наш Бог, отдает нам.
21 B al eega, Rabbiga Ilaahiinna ahu dalkii buu idin hor dhigay. Haddaba u kaca, oo hanti u qaata sidii Rabbiga ah Ilaaha awowayaashiin uu idiin sheegay, oo ha cabsanina, hana qalbi jabina.
Смотри, Господь, твой Бог, отдал тебе землю. Поднимись и завладей ею, как сказал тебе Господь, Бог твоих отцов. Не бойся; не будь малодушным».
22 O o mid kastoo idinka mid ahuba wuu ii soo dhowaaday oo wuxuu igu yidhi, War aynu niman iska hor marinno, si ay dalka inoogu soo baadhaan, oo ay inoogu soo sheegaan jidka aan marayno iyo magaalooyinka aan tegayno.
Тогда вы все пришли ко мне и сказали: «Пошлем вперед людей, пусть они разведают нам эту землю и расскажут о дороге, по которой нам идти, и о городах, куда мы вступим».
23 O o anna taas aad baan ugu farxay, markaasaan idinkala soo baxay laba iyo toban nin, oo qabiil kastaba nin baan ka soocay.
Мне понравилось это предложение, и я выбрал из вас двенадцать человек, по одному из каждого рода.
24 K olkaasay noqdeen oo buurtii u kaceen, oo waxay gaadheen dooxadii Eshkol, wayna soo basaaseen.
Они пошли, поднялись в нагорья, пришли в долину Эшкол и исследовали ее.
25 O o waxay gacmahooda ku soo qaadeen dalka midhihiisii, oo innagay inoo keeneen, oo haddana intay inoo war keeneen ayay yidhaahdeen, Dalku waa dal wanaagsan oo Rabbiga Ilaaheenna ahu ina siinayo. Dadka Oo Ku Caasiyoobay Rabbiga
Взяв с собой плоды с той земли, они принесли их вниз к нам и доложили: «Хорошую землю дает нам Господь, наш Бог». Восстание против Господа (Чис. 14: 1-45)
26 L aakiinse idinku waad diiddeen inaad u kacdaan, oo waxaad ku caasiyowdeen amarkii Rabbiga Ilaahiinna ah.
Но вы не захотели подниматься; вы взбунтовались против повеления Господа, вашего Бога.
27 O o teendhooyinkiinna ayaad ku dhex gunuunacdeen, oo waxaad tidhaahdeen, Rabbigu nacaybka uu inoo qabo aawadiis ayuu dalkii Masar inooga soo bixiyey inuu ina geliyo gacanta reer Amor oo ay ina baabbi'iyaan.
Вы роптали у себя в шатрах и говорили: «Господь ненавидит нас. Поэтому Он вывел нас из Египта, чтобы отдать в руки аморреев и погубить.
28 B al xaggee baynu u sii kacnaa? Waayo, walaalaheen ayaa qalbigeennii aad u cabsiiyey, oo waxay yidhaahdeen, Dadku waa inaga badan yahay, wayna inaga dhaadheer yihiin, oo magaalooyinkuna way waaweyn yihiin oo deyr samada ku tolan ayaa ku wareegsan, oo weliba waxaan kaloo halkaas ku soo aragnay reer Canaaq.
Куда нам идти? Наши братья лишили нас смелости. Они говорят: “Тот народ сильнее и выше ростом; города там большие со стенами до небес. Мы даже видели там потомков Анака”».
29 O o markaasaan idinku idhi, Ha cabsanina, hana ka baqina.
Тогда я сказал вам: «Не страшитесь, не бойтесь их.
30 W aayo, waxaa idiin dagaallami doona Rabbiga Ilaahiinna ah ee idin hor socda, si waafaqsan kulli wixii uu indhihiinna hortooda idiinku sameeyey dalkii Masar,
Господь, ваш Бог, идет впереди, чтобы сражаться за вас, как Он сделал в Египте у вас на глазах
31 i yo cidladii oo aad ku soo aragteen sidii Rabbiga Ilaahiinna ahu, sida nin wiilkiisa u sido, uu idiinku siday jidkii aad soo marteen oo dhan ilamaa aad meeshan timaadeen.
и в пустыне, где вы видели, как Господь, ваш Бог, носил вас, словно отец своего сына, на всем вашем пути вплоть до этого места».
32 O o weliba waxyaalahaas kuma aydaan rumaysan Rabbiga Ilaahiinna ah
Но вы не доверились Господу, вашему Богу,
33 o o jidkii aad soo marteen idinku soo hor kacay si uu idiinku doondoono meel aad teendhooyinkiinna ka dhisataan, isagoo habeenkii dab ku dhex jira, maalintiina daruur, si uu idiin tuso jidka aad mari lahaydeen.
Который шел перед вами во время путешествия ночью в огне, а днем в облаке, чтобы найти вам места для остановки и показать путь, которым вы должны идти.
34 O o Rabbigu wuu maqlay codkii erayadiinna, markaasuu cadhooday oo intuu dhaartay ayuu yidhi,
Когда Господь услышал ваши речи, Он разгневался и поклялся:
35 H ubaal dadka qarnigan sharka ah midkoodna ma arki doono dalka wanaagsan oo aan ku dhaartay inaan awowayaashiin siinayo,
«Ни один человек из этого злого поколения не увидит благодатной земли, которую Я клялся отдать вашим отцам,
36 K aaleeb ina Yefunneh mooyaane; isagu wuu arki doonaa, oo waxaan dhulkii uu cag mariyey siin doonaa isaga iyo carruurtiisaba, maxaa yeelay, isagu dhammaan ahaanba ayuu Rabbiga u raacay.
кроме Халева, сына Иефоннии. Он увидит ее, и Я дам ему и его потомкам землю, через которую он проходил, потому что он от всего сердца последовал Господу».
37 O o weliba Rabbigu wuu ii cadhooday idinka aawadiin oo wuxuu yidhi, Adiguna halkaas geli maysid.
Из-за вас Господь разгневался и на меня, и сказал: «Ты тоже не войдешь туда.
38 Y ashuuca ina Nuun oo hortaada taagan ayaa halkaas geli doona. Isaga dhiirrigeli, waayo, reer binu Israa'iil ayuu dalkaas dhaxalsiin doonaa.
Но твой помощник Иисус, сын Навина, войдет в эту землю. Ободряй его, потому что он поведет Израиль, чтобы унаследовать ее.
39 O o weliba yaryarkiinna, oo aad tidhaahdeen, Waa la dhacayaa, iyo carruurtiinna maanta aan khayr iyo shar kala aqoon, iyagu dalkaas way geli doonaan, oo iyagaan siin doonaa, iyana way hantiyi doonaan.
А дети, о которых вы говорили, что они попадут в плен, − ваши дети, которые еще не отличают хорошее от плохого, войдут в землю. Я отдам ее им, и они овладеют ею.
40 L aakiinse idinku noqda oo u guura cidladii xagga jidka Badda Cas loo maro.
А вы повернитесь и отправляйтесь в пустыню на пути к Красному морю».
41 M arkaasaad jawaabteen oo waxaad igu tidhaahdeen, Rabbiga waannu ku dembaabnay, haddaba waannu tegaynaa oo waxaannu u dagaallamaynaa sidii Rabbiga Ilaahayaga ahu nagu amray. Oo midkiin waluba wuxuu dhexda ku xidhay hubkiisii dagaalka, oo waxaad mooddeen inay fudud dahay inaad buurta u kacdaan.
Тогда вы отвечали: «Мы согрешили против Господа. Мы поднимемся и сразимся, как повелел нам Господь, наш Бог». Вы взяли оружие, думая, что подняться в нагорья легко.
42 M arkaasaa Rabbigu igu yidhi, Waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Kor ha u kicina, hana dagaallamina, waayo, anigu idinkuma dhex jiro, haddii kalese waxaa laydinku layn doonaa cadaawayaashiinna hortooda.
Но Господь сказал мне: «Скажи им: “Не поднимайтесь и не сражайтесь, потому что Меня не будет с вами. Ваши враги разобьют вас”».
43 O o sidaasaan idinkula hadlay, laakiinse ima aydaan maqlin, illowse amarkii Rabbiga ayaad ku caasiyowdeen, waadna kibirteen oo buurtaad u kacdeen.
Я сказал вам, но вы не послушали. Вы взбунтовались против повеления Господа и в своей гордыне поднялись в нагорья.
44 O o reer Amorkii buurta degganaa ayaa idinku soo baxay oo idiin soo eryaday sida shinnida, oo waxay idinku jebiyeen Seciir iyo tan iyo Xormaah.
Аморреи, жившие в тех нагорьях, вышли против вас. Они преследовали вас, как пчелиный рой, и били вас от Сеира до самого города Хормы.
45 M arkaasaad soo noqoteen oo Rabbiga hortiisa ku ooydeen, laakiinse Rabbigu codkiinnii ma uu maqlin, dhegna idiinma uu dhigin.
Вы вернулись и плакали перед Господом, но Он не внял вашему плачу и отказался услышать вас.
46 S idaas daraaddeed Qaadeesh ayaad maalmo badan degganaydeen intii ay ahaayeen maalmihii aad halkaas degganaydeen.
И много дней вы оставались в Кадеше – все то время, которое вы там провели.