Bilowgii 25 ~ Бытие 25

picture

1 I braahim wuxuu guursaday naag kale, magaceeduna wuxuu ahaa Qetuurah.

Авраам взял себе другую жену, которую звали Хеттура.

2 O o waxay u dhashay Simraan, iyo Yoqshaan, iyo Medaan, iyo Midyaan, iyo Yishbaaq, iyo Shuu'ah.

Она родила ему Зимрана, Иокшана, Медана, Мадиана, Ишбака и Шуаха.

3 Y oqshaanna wuxuu dhalay Shebaa, iyo Dedaan. Wiilashii Dedaanna waxay ahaayeen Ashuurim, iyo Letushim, iyo Le'ummiim.

Иокшан был отцом Шевы и Дедана; потомками Дедана были ашуриты, летушиты и леюмиты.

4 W iilashii Midyaanna waxay ahaayeen Ceefah, iyo Ceefer, iyo Xanoog, iyo Abiidac iyo Eldacah. Kuwanu waxay wada ahaayeen carruurtii Qetuurah.

Сыновьями Мадиана были Ефа, Ефер, Ханох, Авида и Елдага. Все они были потомками Хеттуры.

5 I braahimna wax alla wuxuu lahaa wuxuu siiyey Isxaaq.

Авраам оставил все, что у него было, Исааку.

6 L aakiinse naagihii addoommada ahaa oo Ibraahim haystay wuxuu wiilashoodii siiyey hadiyado, oo intuu isagu noolaa ayuu ka diray wiilkiisii Isxaaq, bari buuna u diray xagga dhulka bari.

Сыновьям наложниц он еще при жизни дал подарки и отослал их от своего сына Исаака на восток, в восточную землю.

7 S annadihii Ibraahim noolaa oo cimrigiisu ahaa waa boqol iyo shan iyo toddobaatan sannadood.

Всего Авраам прожил сто семьдесят пять лет.

8 I braahimna waa naf baxay, cimri wanaagsan buuna ku dhintay, isagoo duq ah, oo sannado badan jiray; oo wuxuu ku darmaday dadkiisii.

Он испустил последний вздох и умер в глубокой старости, насытившись жизнью, и отошел к своим предкам.

9 M arkaasay wiilashiisii Isxaaq iyo Ismaaciil ku aaseen godkii Makfelah, oo ku dhex yiil berrinkii Cefroon ina Sohar oo ahaa reer Xeed oo ku hor yiil Mamre;

Его сыновья Исаак и Измаил похоронили его в пещере Махпела рядом с Мамре, на поле хетта Эфрона, сына Цохара,

10 b errinkaas oo ahaa kii Ibraahim ka iibsaday reer Xeed. Halkaasaa lagu aasay Ibraahim iyo naagtiisii Saarahba.

которое Авраам купил у хеттов. Там Авраам был погребен рядом со своей женой Саррой.

11 I braahim geeridiisii ka dib ayaa Ilaah barakeeyey wiilkiisii Isxaaq; Isxaaqna wuxuu ag degganaa Bi'ir Lahayroy. Wiilashii Ismaaciil

После смерти Авраама Бог благословил его сына Исаака, который тогда жил возле Беэр-лахай-рои. Потомки Измаила (1 Пар. 1: 28-31)

12 H addaba kuwanu waa farcankii Ismaaciil ina Ibraahim, kii Haagaar tii Masriyadda ahayd oo Saarah midiidinteedii ahayd ay u dhashay Ibraahim.

Вот родословие Измаила, сына Авраама, которого Саррина служанка, египтянка Агарь, родила Аврааму:

13 K uwanuna waa magacyadii wiilashii Ismaaciil, magacyadoodii sidii farcankoodii ahaa. Curadkii Ismaaciil wuxuu ahaa Nebayod; waxaana ku xigay Qedaar, iyo Adbe'el, iyo Mibsam,

и вот имена сыновей Измаила, перечисленные в порядке их рождения: Невайот – первенец Измаила, Кедар, Адбеел, Мивсам,

14 i yo Mishmaac, iyo Duumah, iyo Masa;

Мишма, Дума, Масса,

15 H adar, iyo Tema, iyo Yetuur, iyo Nafish, iyo Qedemah.

Хадад, Тема, Иетур, Нафиш и Кедма.

16 K uwanu waa wiilashii Ismaaciil, kuwanuna waa magacyadoodii sidii ay tuulooyinkoodii iyo xeryahoodii ahaayeen; waxayna lahaayeen laba iyo toban amiir sidii ay qolooyinkoodii ahaayeen.

Это имена сыновей Измаила, имена двенадцати вождей родов по их поселениям и кочевьям.

17 S annadihii Ismaaciil noolaa waa boqol iyo toddoba iyo soddon sannadood, wuuna naf baxay, oo dhintay; wuxuuna ku darmaday dadkiisii.

Всего Измаил жил сто тридцать семь лет. Он испустил последний вздох и умер, и отошел к своим предкам.

18 W axayna degganaayeen tan iyo Xawiilaah iyo Shuur tan ku hor taal Masar, haddaad u kacdo xagga Ashuur. Walaalihiis oo dhan hortooda ayuu degay. Yacquub Iyo Ceesaw

Его потомки поселились в области от Хавилы до Сура, возле границы Египта, на пути к Ашшуру. Они жили во вражде со всеми братьями. Сыновья Исаака – Иаков и Исав

19 K uwanuna waa farcankii Isxaaq ina Ibraahim. Ibraahim Isxaaq buu dhalay:

Вот рассказ об Исааке, сыне Авраама: У Авраама родился Исаак.

20 I sxaaqna afartan sannadood buu jiray markuu guursaday Rebeqah ina Betuu'el kii dalkiisu ahaa Suuriya ee reer Fadan Araam, iyadoo ahayd Laabaan kii dalkiisu Suuriya ahaa walaashiis.

Исааку было сорок лет, когда он женился на Ревекке, дочери арамея Бетуила из Паддан-Арама и сестре арамея Лавана.

21 I sxaaqna naagtiisuu Rabbiga u baryay, maxaa yeelay, madhalays bay ahayd, Rabbiguna waa ka aqbalay, markaasay naagtiisii Rebeqah uuraysatay.

Исаак молил Господа за жену, потому что она была бесплодна. Господь ответил на его молитву, и его жена Ревекка забеременела.

22 C arruurtiina uurkeeday isku dhex riixriixeen; markaasay tidhi, Hadday saas tahay, maxaan sidan u ahay? Kolkaasay u tagtay inay Rabbiga wax weyddiiso.

Дети стали толкать друг друга в ее утробе, и она сказала: – За что мне это? И она пошла спросить Господа.

23 R abbiguna wuxuu ku yidhi iyada, Laba quruumood baa maxalkaaga ku jirta, Oo laba dad oo kala duwan ayaa uurkaaga ka soo bixi doona; Oo labada dad midkood baa ka xoog badnaan doona dadka kale; Kan weynuna wuxuu u adeegi doonaa kan ka yar.

Господь сказал ей: – Два племени в чреве твоем, два народа произойдут из тебя и разделятся; один будет сильнее другого, и старший будет служить младшему.

24 O o markii wakhtigii ay umuli lahayd dhammaaday, bal eeg, waxaa maxalkeedii ku jiray mataano.

Когда пришло ей время родить, во чреве ее действительно оказались мальчики-близнецы.

25 O o kii hore wuu soo baxay isagoo cas, korkiisa oo dhammuna wuxuu u ekaa dhar dhogor laga sameeyey, magiciisiina waxay u baxsheen Ceesaw.

Первый родился красный, и все его тело было покрыто волосами как ворсистой одеждой; поэтому его назвали Исав.

26 D abadeedna waxaa soo baxay walaalkiis, gacantiisuna waxay ku dhegganayd cedhibta Ceesaw; magiciisiina waxaa loo bixiyey Yacquub; Isxaaqna lixdan sannadood buu jiray markay iyaga dhashay.

Потом появился его брат, держась рукой за пятку Исава; поэтому он был назван Иаков. Исааку было шестьдесят лет, когда Ревекка родила их. Исав продает свое первородство

27 W iilashiina way koreen: oo Ceesaw wuxuu ahaa nin ugaadhsiga aad u yaqaan, wuxuuna ahaa nin duurgal ah; Yacquubna wuxuu ahaa nin aamusan oo teendhooyin degi jiray.

Мальчики выросли: Исав был искусный охотник, человек полей, а Иаков был человек тихий, живущий среди шатров.

28 I sxaaqna wuu jeclaa Ceesaw, maxaa yeelay, wuxuu cuni jiray hilibkiisii ugaadha; Rebeqahna waxay jeclayd Yacquub.

Исаак, которому была по вкусу дичь, больше любил Исава, но Ревекка больше любила Иакова.

29 Y acquub wuxuu karsaday fuud; markaasaa waxaa duurka ka yimid Ceesaw, wuuna daalanaa.

Однажды, когда Иаков готовил похлебку, Исав вернулся с поля очень голодный.

30 M arkaasaa Ceesaw wuxuu Yacquub ku yidhi, Waan ku baryayaaye, i sii aan cunee fuudkaas cas, waayo, waan daalanahay. Sidaas daraaddeed magiciisii waxaa loo bixiyey Edom.

Он сказал Иакову: – Скорее, дай мне поесть немного того красного, что ты готовишь! Я умираю от голода! (Вот почему ему также дали имя Эдом ).

31 Y acquubna wuxuu yidhi, Maanta iga iibi curadnimadaada.

Иаков ответил: – Сперва продай мне твое первородство.

32 M arkaasaa Ceesaw yidhi, Bal eeg, geeri baan ku dhowahay; haddaba curadnimadu maxay ii taraysaa?

– Я умираю от голода, – сказал Исав. – Какая мне польза в первородстве?

33 M arkaasaa Yacquub ku yidhi, Maanta ii dhaaro. Kolkaasuu u dhaartay, curadnimadiisiina wuxuu ka iibiyey Yacquub.

Иаков сказал: – Сначала поклянись. Он поклялся, и так продал свое первородство Иакову.

34 Y acquubna wuxuu Ceesaw siiyey kibis iyo fuud digir laga sameeyey, wuuna cunay oo cabbay, markaasuu intuu kacay, iska tegey. Sidaasuu Ceesaw u quudhsaday curadnimadiisii.

Тогда Иаков дал Исаву хлеба и чечевичной похлебки. Он поел, попил, встал и ушел. Так Исав пренебрег своим первородством.