1 W axaa iska hoogtay Arii'eel, Arii'eel oo ah magaaladii Daa'uud degay. Sannad ba sannad ku dara, oo ciiduhuna sidooda ha u soo wareegeen.
Горе тебе, Ариил, Ариил, город, где станом стоял Давид! Прибавляйте год к году, праздники пусть совершают свой круг.
2 M arkaasaan Arii'eel dhibi doonaa, oo waxaa jiri doona baroor iyo oohin, oo waxay ii noqon doontaa sida Arii'eel oo kale.
Но Я стесню Ариил; станет он плакать и сетовать, станет он у Меня, как очаг жертвенника.
3 O o aniguna waan ku hareerayn doonaa, oo qalcad baan kugu weerari doonaa, oo waxaan kugu kicin doonaa tuulmooyin.
Встану Я станом вокруг тебя, осадными башнями окружу, укрепления против тебя воздвигну.
4 O o hoos baa laguu soo dejin doonaa, oo dhulkaad ka dhex hadli doontaa, oo hadalkaaguna isagoo gaaban ayuu ciidda ka yeedhi doonaa, oo codkaaguna wuxuu ahaan doonaa sida mid ruuxaan leh oo dhulka ka yeedhaya, oo hadalkaaguna ciidduu ka shuqshuqlayn doonaa.
Низверженный, будешь ты говорить с земли, речь твоя будет стлаться над прахом; голос твой, как голос призрака, будет идти из земли, речь твоя будет шелестеть из праха.
5 L aakiinse shisheeyahaaga badanu waxay noqon doonaan sida boodh, oo kuwa laga cabsado oo tirada badanuna waxay noqon doonaan sida buunsho sii bidaya, oo taasuna si kedis ah ayay dhaqso ugu noqon doontaa.
Но полчища завоевателей станут как мелкая пыль, беспощадные орды – как развеянная мякина. Внезапно, в одно мгновение,
6 O o Rabbiga ciidammadu wuxuu la iman doonaa onkod, iyo dhulgariir, iyo sanqadh weyn, iyo cirwareen, iyo duufaan, iyo dab ololkiisu wax baabbi'inayo.
явится Господь Сил с громом, землетрясением и страшным шумом, ураганом, бурей и пламенем пожирающего огня.
7 O o quruumaha badan oo Arii'eel la diriraya oo dhan, kuwaasoo iyada iyo qalcaddeeda la diriraya oo iyada dhibaba waxay noqon doonaan sida riyo ah wax habeennimo la arko.
С ордами всех народов, воюющих с Ариилом, нападающих на него, на его крепость, и осаждающих его, будет, как бывает со сном, с ночным сновидением.
8 O o waxay noqon doontaa sida nin gaajaysan oo ku riyooday isagoo wax cunaya, laakiinse markuu toosay arkay isagoo calooshiisu madhan tahay, amase sida nin oomman oo ku riyooday isagoo biyo cabbaya laakiinse markuu soo toosay arkay isagoo itaaldaran oo aan weli oonbeelin, oo quruumaha Buur Siyoon la diriraya oo dhammuna sidaas oo kalay wada noqon doonaan.
Как снится голодному, что он ест, но, проснувшись, он все еще мучается от голода, и как снится жаждущему, что он пьет, но, проснувшись, он все еще измучен и томим жаждой, так же будет с ордами всех народов, что воюют против горы Сион.
9 Y aaba, oo naxa, indhihiinna xidha oo indhabbeela. Way sakhraansan yihiin, laakiinse khamri kuma ay sakhraamin, way dhacdhacayaan laakiinse wax lagu sakhraamo kuma ay dhacdhacaan.
Изумляйтесь и удивляйтесь, ослепите себя и будьте слепы; будьте пьяны, но не от вина, шатайтесь, но не от хмельного.
10 W aayo, Rabbigu wuxuu idinku riday hurdo weyn, wuxuuna awday indhihiinnii oo nebiyadii ahaa, wuxuuna daboolay madaxyadiinnii oo wax arkayaashii ahaa.
Господь навел на вас глубокий сон: Он сомкнул вам глаза, пророки; Он закутал вам головы, провидцы.
11 O o riyo kastaaba waxay idiin noqotay sidii erayadii qorniin shaabad lagu xidhay, oo loo dhiibay qof wax akhriyi kara, oo lagu leeyahay, Waannu ku baryaynaaye kan akhri, oo isna wuxuu leeyahay, Ma aan akhriyi karo, waayo, shaabad buu ku xidhan yahay.
Все это видение для вас – не более, чем слова в запечатанном свитке. Если вы дадите свиток тому, кто умеет читать, и скажете: «Пожалуйста, прочти его», – он ответит: «Не могу, ведь он запечатан».
12 O o haddana qorniinkii waxaa loo dhiibaa mid aan akhris baran, oo waxaa lagu leeyahay, Waannu ku baryaynaaye kan akhri, oo isna wuxuu leeyahay, Anigu waxba ma aan akhriyi karo.
А если вы дадите свиток тому, кто читать не умеет, и скажете: «Пожалуйста, прочти это!» – он ответит: «Я не умею читать».
13 H addaba Sayidku wuxuu yidhi, Dadkanu way ii soo dhowaadaan, oo afkooda iyo bushimahooda ayay igu maamuusaan, laakiin qalbigooda way iga fogeeyeen, oo cabsida ay iga qabaanna waa amarka dadka laga bartay,
Владыка говорит: – Этот народ приближается ко Мне устами, чтит Меня губами, но сердца их далеки от Меня, и их поклонение Мне – лишь заученное человеческое предписание.
14 s idaas daraaddeed bal eega, waxaan mar kale dadkan dhexdiisa ku sii samayn doonaa waxyaalo yaab ah, waana waxyaalo yaab iyo naxdinba leh, oo xigmadda nimankooda xigmadda leh way baabbi'i doontaa, oo waxgarashada raggooda garashada lehna way qarsoomi doontaa.
Поэтому Я опять совершу с этим народом необыкновенные дела, необыкновенные и поразительные. Мудрость его мудрецов погибнет, разум разумных исчезнет.
15 W axaa iska hoogay kuwa taladooda Rabbiga aad uga qariya, oo shuqulladoodana gudcurka ku sameeya, oo sii yidhaahda, Bal yaa na arka? Yaase na og?
Горе прячущимся в глубине, чтобы скрыть от Господа свои замыслы, делающим свое дело во тьме и думающим: «Кто нас увидит? Кто узнает?»
16 W aa sidee qalloocnaantiinnu! Dheryasameeyaha ma in lagu tiriyaa dhoobada, si wixii la sameeyey, uu kii sameeyey ka yidhaahdo, Isagu ima uu samayn, wixii la suubbiyeyna uu kii suubbiyey ka yidhaahdo, Isagu waxba garan maayo?
Как же вы все извращаете! Можно ли смотреть на горшечника, как на глину? Может ли изделие сказать о своем создателе: «Он не делал меня»? Может ли произведение сказать о своем творце: «Он ничего не знает»? Восстановление Израиля
17 S ow in yaru kama hadhin intay Lubnaan beer midho badan u rogman doonto, oo beerta midhaha badanna duud oo kale lagu tirin doono?
Разве не совсем уже скоро Ливан станет плодородным полем, а плодородное поле будут считать лесом?
18 O o wakhtigaas kuwa dhegaha la'u erayada qorniinka ayay maqli doonaan, oo kuwa indhaha la' indhahooduna wax bay mugdiga iyo gudcurka ka arki doonaan.
В тот день глухие услышат слова свитка, и прозреют из мрака и тьмы глаза слепых.
19 O o kuwa hooseeyaana aad bay Rabbiga ugu sii farxi doonaan, oo masaakiinta dadka ku dhex jirtaana waxay ku rayrayn doonaan kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iil.
Кроткие найдут в Господе новую радость; бедняки возликуют в Святом Израиля.
20 W aayo, kii wax dulmi jiray siima jiri doono, oo kii wax quudhsan jirayna wuu dhammaan doonaa, oo kuwa xumaanta suga oo dhanna way baabbi'i doonaan,
Беспощадные пропадут, глумливые исчезнут, и все, кто привержен злу, будут истреблены –
21 k uwaasoo ah kuwa nin hadal aawadiis xumaanfale kaga dhiga, oo dabinka u dhiga kan iridda ku garnaqa oo kan xaqa ahna ku leexiya wax aan waxba ahayn.
те, кто словом делают человека виновным, расставляют западню судье и ложным свидетельством лишают невиновного правосудия.
22 H addaba Rabbigii Ibraahim soo furtay wuxuu reer Yacquub ka leeyahay, Reer Yacquub haatan ceeboobi maayo, oo wejigiisuna mar dambe cabsi la caddaan maayo.
Поэтому Господь, Который искупил Авраама, говорит дому Иакова так: – Иаков не будет больше постыжен; лица их больше не будут бледными.
23 L aakiinse carruurtiisu markay dhexdooda ku arkaan shuqulka gacmahayga ayay magacayga quduus ka dhigi doonaan, oo waxay quduus ka dhigi doonaan kan Quduuska ah ee reer Yacquub, oo waxay ka cabsan doonaan Ilaaha reer binu Israa'iil.
Когда увидят среди себя своих детей – дело Моих рук, – они будут свято чтить Мое Имя; они признают святость Святого из рода Иакова, и будут благоговеть перед Богом Израиля.
24 O o weliba kuwa xagga ruuxa ka qaldamaa garaad bay yeelan doonaan, oo kuwa iska gunuunacaana cilmi bay baran doonaan.
Заблуждающиеся духом придут к пониманию, и ропщущие примут наставление.