1 S aaray oo ahayd Aabraam naagtiisii carruur uma ay dhalin isagii: waxayna lahayd gabadh midiidin ah, oo Masriyad ah, magaceedana waxaa la odhan jiray Haagaar.
Сара, жена Аврама, не рожала ему детей. У нее была служанка из Египта по имени Агарь.
2 O o Saaray waxay Aabraam ku tidhi, Bal eeg imminka, Rabbigu waa ii diiday inaan dhalo; haddaba waxaan kaa baryayaa inaad midiidintayda u tagto, mindhaa iyadaan carruur ka heli doonaaye, Aabraamna codkii Saaray buu maqlay.
Сара сказала Авраму: – Господь не дал мне детей. Иди, ляг со служанкой: может быть, через нее у меня будут дети. Аврам согласился с Сарой.
3 S aaray oo ahayd naagtii Aabraam waxay kaxaysay Haagaar tii Masriyadda ahayd, oo midiidinteeda ahayd, markii Aabraam toban sannadood joogay dalkii Kancaan ka dib, oo waxay iyadii siisay ninkeedii Aabraam inay naagtiisii u noqoto.
И вот, когда Аврам прожил в Ханаане десять лет, Сара, его жена, взяла свою служанку, египтянку Агарь, и отдала в жены своему мужу.
4 O o Haagaar buu u tegey, wayna uuraysatay; oo markay aragtay inay uuraysatay ayay murwadeedii aad u quudhsatay.
Он лег с Агарью, и она забеременела. Узнав, что беременна, Агарь начала презирать свою госпожу.
5 O o Saaray waxay Aabraam ku tidhi, Dulmigii laygu sameeyey dushaada ha ahaado: midiidintaydii waxaan geliyey laabtaada; oo markay aragtay inay uuraysatay ayay i quudhsatay; Rabbigu aniga iyo adiga ha ina kala xukumo.
Тогда Сара сказала Авраму: – Ты в ответе за то, что я терплю обиду. Я отдала служанку тебе на ложе, а теперь она знает, что беременна, и презирает меня. Пусть нас с тобой рассудит Господь.
6 L aakiinse Aabraam wuxuu ku yidhi Saaray, Bal eeg, midiidintaadii gacantaaday ku jirtaaye; waxaad doonto ku samee. Saarayna si adag bay ula macaamilootay, kolkaasay midiidintii ka carartay horteeda.
– Твоя служанка в твоих руках, – сказал Аврам. – Делай с ней все, что хочешь. Тогда Сара стала так притеснять Агарь, что та убежала от нее.
7 O o malaa'igtii Rabbigaa heshay iyadoo ag joogta il biyo ah oo cidlada ku taal, oo ishuna waxay ku tiil jidka Shuur.
Ангел Господень нашел Агарь в пустыне, неподалеку от источника; этот источник был рядом с дорогой к Суру.
8 O o malaa'igtii waxay ku tidhi, Haagaar, midiidintii Saaray, xaggee baad ka timid? Xaggee baadse ku socotaa? Oo waxay ku tidhi, Murwadayda Saaray baan ka cararayaa.
Он спросил: – Агарь, служанка Сары, откуда ты пришла и куда идешь? – Я бегу от моей госпожи Сары, – ответила она.
9 O o malaa'igtii Rabbigu waxay ku tidhi iyadii, Ku noqo murwadaadii, oo gacmaheeda is-hoos dhig.
Тогда Ангел Господень сказал ей: – Возвратись к своей госпоже и покорись ей.
10 O o malaa'igtii Rabbigu waxay ku tidhi iyadii, Farcankaaga aad baan u tarmin doonaa si aan loo tirin karin farabadnaantiisa aawadeed.
Еще Ангел Господень сказал ей: – Я так умножу твоих потомков, что их невозможно будет сосчитать.
11 O o malaa'igtii Rabbigu waxay ku tidhi iyadii, Bal eeg, uur baad leedahaye, oo wiil baad dhali doontaa; magiciisana waxaad u bixin doontaa Ismaaciil, maxaa yeelay, Rabbigu waa maqlay dhibaatadaadii.
Еще Ангел Господень сказал ей: – Ты теперь беременна и родишь сына. Назови его Измаил, потому что Господь услышал о твоем страдании.
12 O o dadka dhexdiisa wuxuu ku noqon doonaa sida dameer banjoog ah; gacantiisu nin walba gees bay ka noqon doontaa, oo nin walba gacantiisuna gees bay ka noqon doontaa isaga; wuxuuna degganaan doonaa walaalihiis oo dhan hortooda.
Он будет подобен дикому ослу: его руки будут против всех, и руки всех будут против него, он будет жить во вражде со всеми своими братьями.
13 O o waxay magicii Rabbigii la hadlay iyada u bixisay, Waxaad tahay Ilaaha wax arka, waayo, waxay tidhi, Weliba miyaan halkan ka arkay kan i arka?
Господу, Который говорил с ней, она дала имя: «Бог, видящий меня », – потому что она сказала: – Сейчас я видела Того, Кто видит меня.
14 S idaas daraaddeed ceelkii waxaa loo bixiyey Bi'ir Lahayroy; bal eeg, wuxuu u dhexeeyaa Qaadeesh iyo Bered.
Вот почему тот колодец был назван Беэр-лахай-рои; он и сейчас там, между Кадешем и Бередом.
15 O o Haagaar waxay Aabraam u dhashay wiil; oo Aabraamna wuxuu wiilkiisii Haagaar dhashay u bixiyey Ismaaciil.
Агарь родила Авраму сына, и Аврам дал сыну, которого она родила, имя Измаил.
16 A abraamna wuxuu jiray lix iyo siddeetan sannadood, markii ay Haagaar Ismaaciil u dhashay Aabraam.
Авраму было восемьдесят шесть лет, когда Агарь родила ему Измаила.