Sabuurradii 43 ~ Псалтирь 43

picture

1 I laahow, ii gar soor, oo dacwadayda kala muddac quruun aan cibaado lahayn, Iga samatabbixi ninka khiyaanada badan oo xaqa daran.

Оправдай меня, Боже, вступись в мою тяжбу с народом безбожным от лживых и злобных спаси меня.

2 W aayo, waxaad tahay Ilaaha xoogga ii ah, bal maxaad ii xoortay? Dulmiga cadowga daraaddiis bal maxaan ula sii cabaadaa?

Ты – Бог, крепость моя. Почему Ты отверг меня? Почему я скитаюсь, плача, оскорбленный моим врагом?

3 N uurkaaga iyo runtaada ii soo dir, oo ha i hoggaamiyeen, Oo ha i keeneen buurtaada quduuska ah, iyo taambuugyadaada.

Пошли Свой свет и истину – пусть они меня направляют; пусть приведут на святую гору Твою, к месту, где Ты обитаешь.

4 O o markaasaan tegi doonaa meesha allabariga Ilaah, Iyo Ilaaha ah farxaddayda weyn, Ilaahow, Ilaahaygiiyow, kataaradda waan kugu ammaani doonaa.

Тогда приду я к Божьему жертвеннику, к Богу радости и веселья моего. Буду славить Тебя на арфе, Боже, мой Бог.

5 N aftaydoy, bal maxaad u murugaysan tahay? Oo bal maxaad gudahayga ugu rabshaysan tahay? Ilaah ku kalsoonow, waayo, weli waxaan ammaanayaa Isagoo ah caawimaadda wejigayga iyo Ilaahay.

Что унываешь, моя душа? Зачем тревожишься? Возложи надежду на Бога, ведь я еще буду славить Его – моего Спасителя и Бога.