Sefanyaah 2 ~ Софония 2

picture

1 I sa soo urursada, quruuntan aan xishoodka lahaynay, isa soo urursada,

Собирайся, собирайся, народ бесстыжий,

2 i ntaan amarku soo bixin, oo aan maalintu u dhaafin sida xaab oo kale, intaan Rabbiga xanaaqiisa kululu idinku soo degin, intaan maalinta cadhada Rabbigu idinku soo degin.

пока не исполнилось определенное Господом, и не пролетели благоприятные дни как гонимая ветром мякина, пока не опалил вас пылающий гнев Господень, пока не пришел к вам день Господнего ярости.

3 R abbiga doondoona, dhammaantiin kuwiinna camalka qabow ee dhulkow, oo xukunkiisa yeelayow, xaqnimo doondoona, oo qabownaan doondoona. Waxaa laga yaabaa inaad maalinta cadhada Rabbiga qarsoonaan doontaan. Digniin Ka Gees Ah Reer Falastiin

Ищите Господа, все смиренные на земле, творящие Его волю. Ищите праведности, ищите кротости – может быть, вам удастся укрыться, в день Господнего гнева. Суд над филистимлянами

4 W aayo, Gaasa waa la dayrin doonaa, oo Ashqeloonna waxay noqon doontaa meel cidla ah, oo dadka Ashdoodna waxaa la eryi doonaa hadh cad, Ceqroonna waa la rujin doonaa.

Будет покинута Газа, и Ашкелон руинами ляжет. Опустеет в полдень Ашдод, и с корнем будет исторгнут Экрон.

5 W axaa iska hoogay dadka deggan badda xeebteeda, waana quruunta reer Kereetiim! Kancaan oo ah dalka reer Falastiinow, Rabbiga eraygiisu waa kaa gees. Waan ku baabbi'in doonaa si aan qof keliyuhuna kuu sii degganaan.

Горе вам, жители побережья, народ с Крита; Господь оглашает тебе приговор, Ханаан, земля филистимлян: – Я погублю тебя – и не останется уцелевших.

6 B adda xeebteedu waxay noqon doontaa berrimmo daaqsiin ah, oo leh rug adhijirro iyo xeryo adhi.

Станет пастбищем ваше побережье, с пастушьими хижинами и загонами для овец.

7 O o xeebta waxaa yeelan doona kuwa dadka Yahuudah ka hadhay. Iyana adhyahooda ayay halkaas daaqsan doonaan, oo fiidkiina waxay jiifsan doonaan guryihii reer Ashqeloon, waayo, Ilaaha Rabbigooda ah ayaa iyaga soo booqan doona, oo maxaabiistoodiina wuu soo celin doonaa. Digniin Ka Gees Ah Reer Moo'aab Iyo Reer Cammoon

Достанется побережье уцелевшим из дома Иуды; там они будут пасти свои стада, и вечерами в домах Ашкелона будут ложиться спать. Господь, их Бог, позаботится о них и вернет им благополучие. Суд над Моавом и Аммоном

8 A nigu waan maqlay caydii reer Moo'aab iyo canaantii reer Cammoon oo ay dadkayga ku caayeen, iyo inay iska sii weyneeyeen soohdintooda.

– Я услышал брань Моава и насмешки аммонитян – как они ругали народ Мой и угрожали его земле.

9 S idaas daraaddeed Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Noloshaydaan ku dhaartay oo sida xaqiiqada ah Moo'aab waxay noqon doontaa sida Sodom oo kale, oo reer Cammoonna waxay noqon doonaan sida Gomora oo kale, oo waxay ahaan doonaan meel maraboob ka baxo, iyo godad cusbo, iyo meel had iyo goor cidla ah. Kuwa dadkayga ka hadhay ayaa dhici doona oo inta quruuntayda ka hadhay ayaa dhaxli doonta.

Поэтому верно, как и то, что Я живу, – возвещает Господь Сил, Бог Израиля, – с Моавом будет то же, что и с Содомом, с аммонитским народом, что и с Гоморрой, станут царством крапивы, соляной ямой и мертвой пустошью навеки. Оставшиеся из Моего народа, разграбят их, уцелевшие из Моего народа унаследуют их землю.

10 K ibirkoodii aawadiis ayay waxan u heli doonaan, maxaa yeelay, waxay caayeen oo iska weynaysiiyeen dadkii Rabbiga ciidammada.

Вот что они получат за свою кичливость, за то, что издевались и заносились над народом Господа Сил.

11 R abbigu wuxuu iyaga u noqon doonaa mid aad looga cabsado, waayo, wuu wada macaluulin doonaa ilaahyada dhulka oo dhan, kolkaasay dadku isaga caabudi doonaan, oo mid kastaaba wuxuu isaga ka caabudi doonaa meeshiisa, oo xataa quruumaha gasiiraduhu way wada caabudi doonaan isaga. Digniin Ka Gees Ah Itoobiya

Страшен будет для них Господь, когда истребит всех богов земли. Народы всех побережий поклонятся Ему – каждый в своем краю. Суд над Кушом

12 O o weliba reer Itoobiyow, idinkana waxaa laydinku layn doonaa seeftayda. Digniin Ka Gees Ah Ashuur

– И вы, кушиты, от Моего меча падете. Суд над Ассирией

13 O o isagu gacantiisuu u fidin doonaa xagga woqooyi, oo dalka Ashuur wuu wada baabbi'in doonaa, oo Ninewehna cidla buu ka dhigi doonaa iyo lamadegaan engegan.

Он протянет Свою руку на север и погубит Ассирию, и сделает Ниневию пустошью мертвой, сухой, как пустыня.

14 O o waxaa dhexdeeda jiifsan doona xoolo iyo xayawaanka quruumaha oo dhan, oo cantalyaaga iyo caanaqubtuba waxay ku dhex hoyan doonaan tiirarkeeda. Cod baa ka gabyi doona daaqadaheeda, oo waxaa marinnada joogi doona abaar, waayo, isagu wuu soo bandhigay shuqulkii qoriga kedarka ah laga qabtay.

Там будут ложиться на отдых стада и разные дикие звери. Пустынная сова и еж будут ночевать в капителях колонн, лежащих повсюду, и голос их будет доноситься из окон. На пороге будет запустение, и обнажится кедровая обшивка дверей.

15 T anu waa magaaladii faraxa badnayd oo feyigla'aanta ku degganayd, oo qalbiga iska tidhi, Anigaa ah, oo aniga mooyaane mid kale ma jirto. Waxay noqotay cidla iyo meel dugaag ku hoydo! Mid kasta oo agteeda soo maraaba wuu ku foodhyi doonaa oo gacanta quudhsasho la ruxi doonaa.

Тот ли это ликующий город, живший беспечно, говоривший себе: «Со мной никто не сравнится»? Он обратился в руины, стал логовом для зверья! Все, кто мимо идет, издеваются и презрительно машут рукой.