1 O o haddana eraygii Rabbigu waa ii yimid, isagoo leh,
Было ко мне слово Господне:
2 T ag oo Yeruusaalem dhegaha kaga qayli, oo waxaad ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaan xusuusnahay roonaantii yaraantaada iyo jacaylkii doonanaantaada, markaad igu raaci jirtay cidladii ahayd dal aan waxba lagu beerin.
– Иди и провозгласи во всеуслышание в Иерусалиме: Так говорит Господь: Я вспоминаю о преданности твоей юности, когда ты любила Меня, как невеста, и шла за Мной по пустыне, по незасеянной земле.
3 R eer binu Israa'iil wuxuu Rabbiga u ahaa quduus, iyo midhihii ugu horreeyey ee beergooyskiisii, oo kuwii isaga cunay oo dhammu eed bay lahaayeen, oo masiibo baa iyaga ku soo degtay, ayaa Rabbigu leeyahay.
Израиль был святыней Господа, был первым плодом Его жатвы; все, кто его поедал, осуждались, их постигала беда, – возвещает Господь.
4 R eer Yacquub iyo qolooyinka reer binu Israa'iil oo dhammow, bal maqla erayga Rabbiga:
Слушайте слово Господне, дом Иакова: все кланы Израиля.
5 R abbigu wuxuu leeyahay, Awowayaashiin maxaa xaqdarro ah oo ay iga heleen oo ay iiga fogaadeen, oo ay waxyaalaha aan waxtarka lahayn u raaceen, oo ay waxmatarayaal u noqdeen?
Так говорит Господь: Что за зло нашли во Мне ваши отцы, что так отдалились от Меня? Они поклонялись ничтожным идолам и сами стали ничтожными.
6 O o iyagu innaba ma ay odhan, Meeh Rabbigii dalka Masar naga soo bixiyey, oo nagu soo hor kacay cidlada dhexdeeda, taasoo ahayd dal lamadegaan ah oo godad badan, iyo dal abaar iyo hooska dhimashada ah, iyo dal aan ciduna dhex marin, iyo meel aan la degin?
Они не спрашивали: «Где Господь, Который вывел нас из Египта, провел нас сквозь безлюдный край, по земле пустынь и расселин, по земле засухи и кромешной тьмы, по земле, где никто не странствует, и никто не живет?»
7 O o waxaan idin keenay waddan barwaaqo badan, inaad midhihiisa iyo wanaaggiisa cuntaan, laakiinse markaad soo gasheen ayaad dalkaygii nijaasayseen, oo dhaxalkaygiina waxaad ka dhigteen wax karaahiyo ah.
Я привел вас в плодородную землю, чтобы вы ели ее плоды и пользовались ее благами. Но вы пришли и осквернили Мою землю, и сделали Мой удел мерзостью.
8 W adaaddadii ma ay odhan, Rabbigii meeh? Oo kuwa sharciga hayaana ima ay aqoon, oo taliyayaashiina way igu xadgudbeen, oo nebiyadiina waxay wax ku sii sheegeen Bacal, oo waxay iska daba galeen waxyaalo aan innaba faa'iido lahayn.
Не спрашивали священники: «Где Господь?» Учителя Закона Меня не знали; вожди восстали против Меня. Пророки пророчествовали от имени Баала и поклонялись ничтожным идолам.
9 O o sidaas daraaddeed weli waan idinla muddacayaa, oo carruurtiinna carruurtoodana waan la muddici doonaa.
Поэтому у Меня тяжба с вами, – возвещает Господь, – и тяжба с детьми ваших детей.
10 W aayo, bal u gudba xagga gasiiradda Kitiim, oo bal wax eega, oo xagga Qedaarna cid u dira, oo aad u fiirsada, oo bal eega hadday waxaas oo kale halkaas jiraan.
Переправьтесь на побережья киттеев и взгляните, пойдите в Кедар и разведайте тщательно; посмотрите, бывало ли что-нибудь подобное,
11 M iyey jirtaa quruun beddeshay ilaahyadeed aan ilaahyo ahayn? Laakiinse dadkaygu waxay ammaantoodii ku beddeleen wax aan waxtar lahayn.
менял ли какой народ своих богов? (Хоть они и не боги вовсе.) А Мой народ променял свою Славу на ничтожных идолов.
12 R abbigu wuxuu leeyahay, Samooyinkow, bal waxan la yaaba, oo aad iyo aad u cabsada, oo haddana aad u gariira.
Поразитесь этому, небеса, содрогнитесь от ужаса, – возвещает Господь. –
13 W aayo, dadkaygii laba waxyaalood oo shar ah ayay sameeyeen, way iga tageen anigoo ah isha biyaha nool, oo waxay qoteen berkedo daldaloola oo aan innaba biyo celin karin.
Два греха совершил Мой народ: оставил Меня, источник живой воды, и вытесал себе водоемы, разбитые водоемы, которые не могут хранить воду.
14 D alka Israa'iil ma addoon baa, mase waa bidde guriga ku dhashay? Maxaa isaga loo kala boobay?
Разве Израиль слуга? Разве он раб по рождению? Почему же он стал наживой?
15 L ibaaxyo qayrabyo ah ayaa ku ciyey, oo codkoodiina way dheereeyeen, oo dalkiisiina way baabbi'iyeen, oo magaalooyinkiisiina way gubteen oo ciduna ma deggana.
Львы взревели, зарычали на него. Сделали его землю пустыней; города его сожжены и покинуты жителями.
16 O o waxaa dhalada kaa jebiyey reer Nof iyo reer Taxfanees.
А сыновья Мемфиса и Тахпанхеса обгрызли твое темя.
17 S ow adiga qudhaadu isuma aad keenin belaayadan, waayo, waxaad ka tagtay Rabbiga Ilaahaaga ah markuu jidka kugu hagayay?
Разве не ты сама навлекла это на себя, оставив Господа, своего Бога, когда Он вел тебя по дороге?
18 O o haatan bal maxaad ka samaynaysaa jidka Masar inaad cabto biyaha Shiixoor? Amase bal maxaad ka samaynaysaa jidka Ashuur inaad cabto biyaha Webi Yufraad?
А теперь что толку ходить в Египет, чтобы пить воду Шихора? Какой прок ходить в Ассирию, чтобы пить воду из реки Евфрата ?
19 H addaba xumaantaada ayaa ku edbin doonta, oo dibunoqoshadaada ayaa ku canaanan doonta. Sayidka ah Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Haddaba bal ogow oo arag inay tahay wax shar ah oo qadhaadh inaad iga tagtay anigoo Rabbiga Ilaahaaga ah, iyo inaadan iga cabsan.
Твое беззаконие накажет тебя, и твое отступничество осудит. Подумай же и посмотри, как плохо тебе и горько от того, что оставила ты Господа, своего Бога, и нет в тебе страха предо Мной, – возвещает Владыка, Господь Сил. –
20 W aayo, waa hore ayaad harqoodkaagii jebisay, oo waxaad kala gooysay silsiladihii kugu xidhnaa, oo waxaad tidhi, Anigu kuu adeegi maayo, oo buur kasta oo dheer korkeed iyo geed kasta oo doog ah hoostiis ayaad ku jiifsatay sida dhillo oo kale.
Давным-давно ты разбила свое ярмо и разорвала свои оковы, и сказала: «Не буду служить!» На любом высоком холме и под каждым тенистым деревом ты распутствовала.
21 L aakiin waxaan kuu beeray canab wacan, oo kulligiis abuur wanaagsan ah, haddaba sidee baad ugu beddelantay inaad igu noqotid canab ba'ay oo qalaad?
Я посадил тебя благородной лозой от самого чистого семени. Как же превратилась ты у Меня в пустоцвет и дикую лозу?
22 W aayo, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, In kastoo aad soodhe isku maydhid, oo aad saabuun iska badisid, weli xumaantaadii sida calaamad oo kale bay ii muuqataa.
Помоешься ли ты щелоком, изведешь ли много мыла, пятно твоего греха все равно передо Мной, – возвещает Владыка Господь. –
23 S idee baad u odhan kartaa, Anigu ma nijaasoobin, oo Bacaliimna ma raacin? Bal fiiri socodkii aad dooxada ku martay, oo garo wixii aad samaysay. Waxaad tahay qaalin geel oo dheeraysa oo warwareegta,
Как ты можешь говорить: «Я не осквернилась; я не ходила вслед Баалам»? Посмотри, как вела ты себя в долине; подумай о том, что сделала. Ты норовистая верблюдица, мечущаяся из стороны в сторону,
24 i yo dameerdibadeed cidlada baratay, oo iyadoo orgoonaysa dabaysha ursanaysa. Yaa damaceeda ka celin kara? Oo kuwa iyada doonaya oo dhammuna isma ay daalin doonaan, waayo, iyaday bisheeda heli doonaan.
дикая ослица, выросшая в пустыне, задыхающаяся от страсти – кто умерит ее пыл? Все, кто ищет ее, без труда найдут ее в пору случки.
25 C agahaaga kabola'aan ka dhawr, oo hungurigaagana harraad ka dhawr, laakiinse waxaad tidhi, Rajo ma leh innaba, waayo, waxaan jeclaaday shisheeyayaal, oo iyagaan iska daba gelayaa.
Побереги свои ноги, чтобы не остаться разутой, и свое горло – чтобы не пересохло. Но ты сказала: «Бесполезно! Я люблю чужих богов и буду бегать за ними».
26 S iduu tuug markii la qabto u ceeboobo oo kale ayay reer binu Israa'iil u ceeboobeen, iyaga, iyo boqorradooda, iyo amiirradooda, iyo wadaaddadooda, iyo nebiyadooduba,
Как вор опозорен, когда он пойман, так будет опозорен и дом Израиля – его народ, его цари, его вельможи, его священники и пророки.
27 k uwaasoo geed ku yidhaahda, Waxaad tahay aabbahay, oo dhagaxna ku yidhaahda, Adigaa i dhalay. Dhabarkay ii soo jeediyeen, wejigiina way iga sii jeediyeen, laakiinse wakhtigii ay dhibaataysan yihiin waxay i odhan doonaan, Kac oo na badbaadi.
Дереву они говорят: «Ты отец мой», – и камню: «Ты меня родил». Они повернулись ко Мне спиной, а не лицами; а когда случается беда, они говорят: «Приди и спаси нас!»
28 L aakiinse meeye ilaahyadaadii aad samaysatay? Iyagu ha keceen hadday ku badbaadin karaan wakhtigii aad dhibaataysan tahay, waayo, dadka Yahuudah ahow, ilaahyadiinnu waxay tiro le'eg yihiin magaalooyinkiinna.
А где же те боги, которых вы сделали себе? Пусть придут, если в силах спасти вас, когда случится беда! Ведь богов у тебя, Иудея, столько же, сколько и городов.
29 S idaas daraaddeed Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal maxaad iila muddacaysaan? Waayo, idinku kulligiin waad iga gudubteen.
Почему вы хотите тягаться со Мной? Все вы восстали против Меня, – возвещает Господь. –
30 A nigu waxtarla'aan baan carruurtiinnii u dilay, iyaguse innaba kuma ay waano qaadan. Seeftiinnii ayaa nebiyadiinnii baabbi'isay sidii libaax wax baabbi'inaya oo kale.
Напрасно наказывал Я твой народ – урока они не усвоили. Твой меч пожрал твоих пророков, точно лев-убийца.
31 D adka qarniganow, bal erayga Rabbiga ka fiirsada. Reer binu Israa'iil ma waxaan u ahaa cidlo ama dal gudcur ah? Haddaba bal maxaa dadkaygu u yidhaahdaan, Xor baannu nahay, oo mar dambe kuu iman mayno?
О нынешнее поколение, поразмысли над словом Господним: – Разве Я был пустыней Израилю, или краем кромешной тьмы? Почему Мой народ говорит: «Мы свободны бродить; мы больше к Тебе не придем»?
32 G abadhu miyey illoobi kartaa wixii ay isku sharaxdo, aroosadduse miyey illoobi kartaa wixii ay xidhato? Laakiinse dadkaygu waxay i illoobeen maalmo badan oo aan la tirin karin.
Позабудет ли девушка украшения, и невеста – свой свадебный наряд? А Мой народ забыл Меня, – нет числа дням.
33 S idee baad jidkaaga u hagaajisaa markaad caashaq doondoonto? Sidaas daraaddeed xataa naagaha xunxunna jidadkaagaad bartay.
Как же умело ты домогаешься любви! Даже блудницам есть чему у тебя поучиться.
34 O o weliba darfaha dharkaagana waxaa laga helaa dhiiggii masaakiinta aan xaqa qabin, sababtuna ma aha inaad heshay iyagoo guriga dhacaya, laakiinse waa waxyaalahaas oo dhan daraaddood.
Найдена на твоих одеждах кровь невинных бедняков, которых ты убила, хотя и не застала, как воров, при взломе. Но, несмотря на все это,
35 O o weliba waxaad istidhaahdaa, Anigu xaq ma qabo. Sida xaqiiqada ah cadhadiisu way iga noqotay. Bal ogow, anigu waan kula muddici doonaaye, maxaa yeelay, waxaad tidhaahdaa, Anigu ma aan dembaabin.
ты говоришь: «Я безвинна; Он на меня не гневается». Я осуждаю тебя за то, что ты говоришь: «Я не согрешила».
36 M axaad u warwareegtaa si aad jidadkaaga u beddesho? Ceeb baa dalka Masar kaaga iman doonta siday dalka Ashuur kaaga timid oo kale.
Как легко тебе бродить, меняя свой путь! Ты будешь опозорена Египтом, как была опозорена Ассирией.
37 O o weliba isagana waad ka soo bixi doontaa, adigoo gacmahu madaxa kuu saaran yihiin, waayo, Rabbigu waa diiday kuwa aad ku kalsoon tahay oo dhan, oo iyaga innaba ku dhex liibaani maysid.
И уйдешь ты оттуда, обхватив голову руками: Господь отверг тех, кому ты поверила, и они тебе не помогут.