1 M arkaas madaxdii qabiilka reer Gilecaad oo ahaa ina Maakiir, ina Manaseh oo ka mid ahaa qabiilooyinkii ilma Yuusuf way soo dhowaadeen, oo waxay ku hor hadleen Muuse iyo amiirradii ahaa madaxdii qolooyinka reer binu Israa'iil,
Главы семей из клана потомков Галаада, сына Махира, из рода Манассии, которые вели свой род от потомков Иосифа, пришли и сказали Моисею и вождям, главам семей израильтян.
2 o o waxay yidhaahdeen, Sayidkayagiiyow, Rabbigu wuxuu kugu amray inaad reer binu Israa'iil dalka dhaxal ahaan saami ugu kala qaybiso, oo weliba, sayidkayagiiyow, waxaa Rabbigu kugu amray inaad walaalkayo Selaafexaad gabdhihiisa dhaxalka siiso.
Они сказали: – Повелев нашему господину раздать по жребию землю в удел израильтянам, Господь велел тебе отдать удел нашего сородича Целофхада его дочерям.
3 O o hadday guursadaan wiilasha qabiilooyinka kale oo reer binu Israa'iil, markaas dhaxalkoodii waa laga gooynayaa dhaxalka awowayaashayo, oo waxaa lagu dari doonaa dhaxalka qabiilka ay ka guursadeen, oo sidaasaa looga qaadan doonaa qaybtii dhaxalkayaga.
Но если они выйдут замуж в другие израильские роды, их надел будет взят из надела наших отцов и присоединен к наделу рода, в котором они будут женами. Таким образом, часть надела, который достался нам, будет отнята.
4 O o markii reer binu Israa'iil ay gaadhaan sannaddii Yubilii, ayaa dhaxalkooda lagu dari doonaa dhaxalka qabiilka ay ka guursadeen, oo sidaasaa dhaxalkooda looga qaadi doonaa dhaxalka qabiilka awowayaashayo.
Когда у израильтян настанет юбилейный год, эта часть будет также присоединена к наделу рода, в котором они будут женами, и их надел будет взят из родового надела наших отцов.
5 M arkaasaa Muuse reer binu Israa'iil ku amray sidii uu eraygii Rabbigu ahaa, oo wuxuu ku yidhi, Qabiilka ilma Yuusuf wax qumman bay ku hadleen.
Тогда по слову Господа Моисей дал израильтянам повеление: – Сказанное родом потомков Иосифа, верно.
6 W axyaalaha ku saabsan Selaafexaad gabdhihiisa oo Rabbigu amray waa kuwan, oo wuxuu yidhi, Iyagu ha guursadeen kii la wanaagsan iyaga, laakiinse qabiilka aabbahood uun ha ka guursadeen.
Господь повелевает о дочерях Целофхада: они могут выходить замуж за кого хотят, но только внутри клана, который принадлежит к роду их отцов.
7 S idaasaanu dhaxalka reer binu Israa'iil qabiil uga tagayn oo qabiil kale ugu dhaafayn, waayo, reer binu Israa'iil nin waluba waa inuu sii xajiyaa dhaxalkii qabiilka awowayaashiis.
Наделы в Израиле не должны переходить от одного рода к другому. Пусть каждый израильтянин держит родовой надел, полученный от отцов.
8 O o gabadh kasta oo dhaxal ku leh qabiilooyinka reer binu Israa'iil middood waa inay afo u ahaato mid ka mid ah qolada qabiilka aabbaheed, si reer binu Israa'iil nin waluba u lahaado dhaxalkii awowayaashiis.
Пусть дочери, которые владеют наделом в каждом израильском роду, выходят замуж внутри клана, который принадлежит к роду их отцов, чтобы израильтяне владели наделами своих отцов.
9 S idaasaanu dhaxalna qabiil uga tagayn oo qabiil kale ugu dhaafayn, waayo, qabiilooyinka reer binu Israa'iil mid waluba waa inuu dhaxalkiisa sii xajiyaa.
Надел не должен переходить из рода в род. Пусть все израильские роды держат ту землю, которую получили в удел.
10 O o sidii Rabbigu Muuse ku amray ayay Selaafexaad gabdhihiisu yeeleen,
Дочери Целофхада сделали, как повелел Моисею Господь.
11 w aayo, Maxlaah, iyo Tirsaah, iyo Xoglaah, iyo Milkaah, iyo Nocaah, oo ahaa Selaafexaad gabdhihiisii, waxay wada guursadeen ilma-adeerradood.
Махла, Тирца, Хогла, Милка и Ноа, дочери Целофхада, вышли замуж за двоюродных братьев по отцу.
12 O o waxay ka guursadeen qabiilooyinkii ilma Manaseh oo ahaa ina Yuusuf, oo dhaxalkoodii wuxuu ku hadhay qabiilkii reerka aabbahood.
Они вышли замуж внутри кланов потомков Манассии, сына Иосифа, и их надел остался за родом, к которому принадлежал клан их отца.
13 I ntaasu waa amarradii iyo xukummadii uu Rabbigu u soo dhiibay Muuse oo uu ku amray reer binu Israa'iil oo jooga bannaankii Moo'aab oo Webi Urdun u dhowaa ee Yerixoo ka soo hor jeeday.
Таковы повеления и установления, которые Господь дал через Моисея израильтянам на равнинах Моава, у Иордана напротив Иерихона.