1 M arkaasaa Rabbigu wuxuu Samuu'eel ku yidhi, War ilaa goormaad Saa'uul u ooyaysaa, adigoo og inaan u diiday inuu reer binu Israa'iil boqor u ahaado? Haddaba geeskaaga saliid ka buuxso oo tag, waxaan kuu dirayaa Yesay oo ah reer Beytlaxam; waayo, boqor baan wiilashiisa ka dhex doortay.
Господь сказал Самуилу: − Сколько ты еще будешь скорбеть по Саулу? Я отверг его как царя над Израилем. Наполни рог маслом и отправляйся в путь. Я посылаю тебя к Иессею из Вифлеема. Я выбрал Себе в цари одного из его сыновей.
2 O o Samuu'eelna wuxuu yidhi, Sidee baan u tegi karaa? Waayo, haddii Saa'uul taas maqlo wuu i dili doonaa. Oo Rabbiguna wuxuu ku yidhi, Waxaad kaxaysataa qaalin lo' ah, oo waxaad tidhaahdaa, Waxaan u imid inaan Rabbiga allabari u bixiyo.
Но Самуил спросил: − Как же я пойду? Саул услышит об этом и убьет меня. Господь ответил: − Возьми с собой телицу и скажи: «Я пришел, чтобы принести жертву Господу».
3 O o Yesay allabariga ugu yeedh, waanan ku tusi doonaa waxaad samayn doonto; oo waxaad ii subagtaa kii aan kuu magacaabo.
Пригласи Иессея к жертве, и Я укажу тебе, что делать. Ты должен помазать Мне того, кого Я укажу.
4 O o Samuu'eelna wuxuu Rabbigu kala hadlay ayuu sameeyey, wuxuuna yimid Beytlaxam. Oo odayaashii magaaladuna way ka hor tageen, iyagoo gariiraya, oo waxay ku yidhaahdeen, Nabad ma u timid?
Самуил сделал, как сказал Господь. Когда он пришел в Вифлеем, старейшины города с трепетом вышли ему навстречу. Они спросили: − Ты пришел с миром?
5 M arkaasuu yidhi, Haah, nabad baan u imid, waxaanan u imid inaan Rabbiga allabari u bixiyo. Haddaba isa soo daahiriya, oo kaalaya, meesha allabariga ii raaca. Markaasuu wuxuu daahirshay Yesay iyo wiilashiisii, dabadeedna meeshii allabariga buu ugu yeedhay.
Самуил ответил: − Да, с миром. Я пришел, чтобы принести жертву Господу. Освятитесь и идите к жертве со мной. Затем он освятил Иессея и его сыновей и пригласил их к жертве.
6 O o markay yimaadeen wuxuu fiiriyey Elii'aab, oo yidhi, Hubaal kii Rabbigu subkaday ayaa hortiisa jooga.
Когда они пришли, Самуил увидел Елиава и подумал: «Конечно, это помазанник Господа стоит здесь перед Господом ».
7 M arkaasaa Rabbigu wuxuu Samuu'eel ku yidhi, Ha fiirin soojeedkiisa, ama dhererkiisa, maxaa yeelay, waan diiday isaga. Rabbigu wax uma arko sida dadku wax u arko, waayo, dadku wuxuu fiiriyaa muuqashada dusha, Rabbiguse qalbiguu fiiriyaa.
Но Господь сказал Самуилу: − Не смотри на его внешность и на высокий рост, потому что Я отверг его. Господь смотрит не так, как человек. Человек смотрит на внешний вид, а Господь смотрит на сердце.
8 M arkaasaa Yesay u yeedhay Abiinaadaab, oo soo mariyey Samuu'eel hortiisa, Samuu'eelna wuxuu yidhi, Rabbigu kanna ma uu dooran.
Тогда Иессей позвал Авинадава и провел его перед Самуилом. Но Самуил сказал: − Господь не выбрал и этого.
9 O o haddana Yesay wuu soo hor mariyey Shammaah. Oo wuxuu yidhi, Rabbigu kanna ma dooran.
Тогда Иессей провел Шамму, но Самуил сказал: − Господь не выбрал и этого.
10 Y esayna wuxuu Samuu'eel soo hor mariyey toddoba wiilashiisii ka mid ah. Markaasaa Samuu'eel wuxuu Yesay ku yidhi, Rabbigu kuwan ma dooran.
Иессей провел перед Самуилом семерых своих сыновей, но Самуил сказал ему: − Господь не выбрал их.
11 S amuu'eelna wuxuu Yesay ku yidhi, War carruurtaadii halkan ma wada joogaan? Markaasuu yidhi, Weli waxaa hadhay kii ugu yaraa, oo idahuu ilaalinayaa. Oo haddana Samuu'eel wuxuu Yesay ku yidhi, Cid u dir oo keen; waayo, innagu fadhiisan mayno jeeruu halkan yimaado.
Он спросил Иессея: − Все ли твои сыновья здесь? − Есть еще самый младший, − ответил Иессей, − но он пасет овец. Самуил сказал: − Пошли за ним и приведи его. Мы не сядем, пока он не придет сюда.
12 M arkaasuu u cid diray, oo soo geliyey. Oo isna wuxuu ahaa mid cas, oo soojeed qurxoon, oo midabkiisuna aad u wanaagsan yahay. Markaasaa Rabbigu wuxuu Samuu'eel ku yidhi, Kac, oo subag, waayo, kanu waa isagii.
Он послал за ним, и его привели. Он был румяным, с красивыми глазами и приятной внешностью. Господь сказал: − Встань и помажь его − это он.
13 M arkaasaa Samuu'eel qaaday geeskii saliiddu ku jirtay, wuuna ku subkay isagoo walaalihiis dhex jooga; oo maalintaas intii ka dambaysay Ruuxii Rabbigu aad buu ugu soo degay Daa'uud. Dabadeedna Samuu'eel wuu kacay, oo Raamaah buu tegey. Daa'uud Oo U Adeegayaa Saa'uul
Самуил взял рог с маслом и помазал Давида в присутствии братьев. Тогда Дух Господень сошел на Давида и с того дня пребывал на нем. Самуил же вернулся в Раму. Давид на службе у Саула
14 H addaba Ruuxii Rabbigu Saa'uul wuu ka tegey, oo ruux shar leh oo xagga Rabbiga ka yimid ayaa dhibay isagii.
Дух Господа отошел от Саула, и злой дух от Господа мучил его.
15 M arkaasaa Saa'uul addoommadiisii waxay ku yidhaahdeen, Bal eeg, haatan waxaa ku dhibaya ruux shar leh oo xagga Ilaah ka yimid.
Слуги Саула сказали ему: − Злой дух от Бога мучит тебя.
16 S ayidkayagow, nagu amar annagoo ah addoommadaada ku hor jooga inaannu kuu doondoonno nin aad kataaradda u yaqaan; oo markuu ruuxa sharka leh ee xagga Ilaah ka yimid kugu soo dego, ayuu kataaradda garaaci doonaa, waanad bogsan doontaa.
Пусть наш господин велит своим слугам найти кого-нибудь, кто умеет играть на арфе. Он будет играть, когда злой дух от Бога будет находить на тебя, и тебе будет лучше.
17 M arkaasaa Saa'uul wuxuu addoommadiisii ku yidhi, Ii doona nin aad u yaqaan, oo ii keena.
Саул сказал слугам: − Найдите кого-нибудь, кто хорошо играет на арфе, и приведите его ко мне.
18 D abadeedna raggii dhallinyarada ahaa midkood ayaa ku jawaabay oo yidhi, Waxaan arkay Yesayga reer Beytlaxam wiil uu dhalay oo aad u yaqaan sida kataaradda lagu dhufto oo ah nin xoog leh oo dagaalyahan ah, codkarna ah, oo suurad qurxoon, oo weliba Rabbiguna wuu la jiraa.
Один из его слуг ответил: − Я видел сына Иессея из Вифлеема. Он умеет играть на арфе. Он храбрый человек и воин, благоразумен в речах, хорошо выглядит, и Господь с ним.
19 S idaas daraaddeed Saa'uul wargeeyayaal buu u diray Yesay oo ku yidhi, Wiilkaaga Daa'uud oo idaha ilaalinaya ii soo dir.
Саул послал вестников к Иессею и сказал: − Отошли ко мне своего сына Давида, который пасет овец.
20 M arkaasaa Yesay wuxuu soo kexeeyey dameer ku raran kibis iyo sibraar khamri ah, iyo orgi yar, oo Saa'uul buu u diray. Wuxuuna ugu sii dhiibay wiilkiisii Daa'uud.
Иессей взял осла, навьючил на него лепешки, взял козленка и бурдюк с вином и послал все это вместе со своим сыном Давидом к Саулу.
21 M arkaasaa Daa'uud Saa'uul u yimid, oo hortiisuu soo istaagay, oo isna aad buu u jeclaaday Daa'uud, oo wuxuu Saa'uul u noqday kii hubka u siday.
Давид явился к Саулу и поступил к нему на службу. Саул очень полюбил его, и Давид стал одним из его оруженосцев.
22 K olkaasaa Saa'uul farriin u diray Yesay oo ku yidhi, Waan ku baryayaaye, ii daa Daa'uud, hortayda ha joogee, waayo, isagu aad buu iiga farxiyey.
Саул послал сказать Иессею: − Позволь Давиду остаться у меня на службе, потому что я им доволен.
23 O o markuu ruuxii sharka lahaa ee xagga Ilaah ka yimid Saa'uul ku soo degay ayaa Daa'uud qaatay kataaraddiisii, oo garaacay, dabadeedna Saa'uul wuu qaboobay, wuuna bogsaday, oo ruuxii sharka lahaana waa ka tegey.
Всякий раз, когда дух от Бога находил на Саула, Давид брал свою арфу и играл. Саулу становилось легче, и злой дух оставлял его.