M arkaasaa Rabbigu wuxuu Samuu'eel ku yidhi, War ilaa goormaad Saa'uul u ooyaysaa, adigoo og inaan u diiday inuu reer binu Israa'iil boqor u ahaado? Haddaba geeskaaga saliid ka buuxso oo tag, waxaan kuu dirayaa Yesay oo ah reer Beytlaxam; waayo, boqor baan wiilashiisa ka dhex doortay.
Господь сказал Самуилу: − Сколько ты еще будешь скорбеть по Саулу? Я отверг его как царя над Израилем. Наполни рог маслом и отправляйся в путь. Я посылаю тебя к Иессею из Вифлеема. Я выбрал Себе в цари одного из его сыновей.
Continue reading Report error