1 W alaalahayow, ugu dambaysta, waxaan idinku leeyahay, Rabbiga ku farxa. Sida xaqiiqadaa anigu inaan isla wixii idiin soo qoro dhib iguma aha, laakiinse idinka way idiin roon tahay.
Наконец, братья, радуйтесь в Господе! Мне не трудно писать об этом еще и еще раз, потому что для вас это будет надежней.
2 E eyaha iska jira, oo iska jira kuwa sharka sameeya, oo iska jira gudniinta beenta ah,
Берегитесь псов, берегитесь людей, делающих зло, берегитесь «членовредителей».
3 w aayo, innagu waxaynu nahay kuwa gudan oo Ruuxa Ilaah ku caabuda, oo Ciise Masiix ku faana, oo aan jidhkana ku kalsoonayn,
Истинно обрезанные – это мы с вами, поклоняющиеся под руководством Духа Божьего, хвалящиеся Иисусом Христом и не полагающиеся на внешнее,
4 i n kastoo aan aniga qudhayduba jidhka ku kalsoonahay, haddii nin u malaynayo inuu jidhka ku kalsoon yahay anigu waan ka sii daranahay.
хотя я и могу полагаться на это. Если у кого-то и есть основания полагаться на внешнее, то тем более у меня.
5 A niga waxaa lay guday maalintii siddeedaad, oo waxaan ahay jinsiga reer binu Israa'iil, oo waxaan ka ahay qabiilka Benyaamiin, oo waxaan ahay Cibraani ka mid ah Cibraaniyada; oo xagga sharcigana waxaan ahay Farrisi;
Я был обрезан на восьмой день от рождения, происхожу из израильского народа, из рода Вениамина. Я чистокровный еврей, и по отношению к Закону – фарисей.
6 x agga qiiradana waxaan ahaa mid silcin jiray kiniisadda, xagga xaqnimada sharciga ku jirtana waxaan ahaa eedlaawe.
Я ревностно преследовал Церковь, и с точки зрения законнической праведности, – беспорочен.
7 H abase yeeshee waxyaalihii faa'iidada ii ahaa kuwaas Masiixa aawadiis ayaan khasaare ku tiriyey.
Но все, что я считал приобретением тогда, сейчас ради Христа считаю потерей.
8 R untii anigu wax kasta ayaan khasaare ku tirinayaa wanaagga aqoonta aan aqaan Rabbigayga Ciise Masiix aawadiis, kaas oo aan aawadiis wax kasta ugu khasaaray, oo haatan waxaan ku tirinayaa inay yihiin qushaash inaan Masiix faa'iido ahaan u helo
И не только это, но и все прочее я считаю потерей в сравнении с бесценным познанием моего Господа Иисуса Христа. Ради Него все остальное в мире я стал почитать за сор, и я все отбросил прочь ради приобретения Христа,
9 o o isaga dhexdiisa layga helo, anigoo aan lahayn xaqnimo tayda ah, taas oo sharciga laga helo, laakiinse anigoo leh tan laga helo rumaysadka Masiixa, taas oo ah xaqnimada xagga Ilaah rumaysadka lagaga helo,
ради того, чтобы быть с Ним не со своей уже праведностью по Закону, но с праведностью по вере в Христа, праведностью, приходящей от Бога через веру.
10 i naan ogaado isaga iyo xoogga sarakiciddiisa iyo wadawadaagidda xanuunsigiisa, anigoo isaga xagga dhimashadiisa ugu ekaanaya,
Я хочу познать Христа и ту силу, что воскресила Его, я хочу разделить с Ним Его страдания и стать как Он в Его смерти.
11 s i kasta ha ahaatee haddii aan gaadhi karo sarakicidda kuwii dhintay.
Тогда, надеюсь, я достигну и воскресения из мертвых.
12 M ana aha inaan hore u helay amase hore la ii kaamilay, laakiinse waan ku sii dadaalayaa inaan qabsado wixii Ciise Masiix ii qabtay.
Не то, чтобы я уже приобрел это или уже стал совершенным, но я стремлюсь приобрести, потому что меня приобрел Христос Иисус.
13 W alaalahayow, anigu ku tirin maayo inaan aniga qudhaydu weli qabsaday, laakiinse wax keliya ayaan samaynayaa, waxyaalihii iga dambeeyey intaan illoobo ayaan waxaan laacayaa waxyaalaha iga horreeya.
Братья, я не считаю, что я уже достиг этого, а лишь забывая все, что осталось позади, иду к тому, что впереди.
14 A nigu waxaan dadaal ugu roorayaa xagga goolka iyo ilaa abaalgudka yeedhista sare oo Ilaah oo ah xagga Ciise Masiix.
Я стремительно иду к цели, чтобы получить награду высшего Божьего звания в Иисусе Христе.
15 S idaas daraaddeed in alla inteennii kaamil ahu aan sidaas ku fikirno, oo haddii aad si kala duwan wax kaga fikirtaan, xataa waxaas Ilaah baa idiin muujin doona.
Нам всем, духовно зрелым людям, следовало бы так смотреть на вещи. Если же вы в чем-то мыслите иначе, то и это Бог вам откроет.
16 L aakiin wixii aynu hore u gaadhnay, isla waxaas aynu ku soconno.
Но давайте будем жить согласно тому, чего мы уже достигли. Наша Родина на небесах
17 W alaalayaalow, idinku kulligiin igu wada dayda, oo u fiirsada kuwa sidaas u socda xataa sidaad annaga masaal noogu haysataan. Cadaawayaasha Iskutallaabta Masiixa
Подражайте мне, братья, и возьмите за образец тех, кто уже следует примеру, который вы имеете в нас.
18 W aayo, waxaa jira kuwa badan oo socda oo aan marar badan wax idiinka sheegay, oo aan haddana anigoo ooyaya idiin sheegayo inay yihiin cadaawayaasha iskutallaabta Masiixa,
Потому что многие, о которых я вам говорил раньше и сейчас говорю со слезами на глазах, живут как враги Христова креста.
19 o o kuwaas dhammaadkoodu waa halligaad, ilaahooduna waa caloosha, ammaantooduna waxay ku jirtaa ceebtooda, oo waxay ka fikiraan waxyaalaha dunida.
Их конец – погибель, их бог – это их желудок, и то, чем они хвалятся, позорит их; их мысли направлены на земное.
20 L aakiinse innaga waddaninimadeennu waxay ku jirtaa jannada halkaasoo aynu weliba ka sugayno Badbaadiye kaas oo ah Rabbi Ciise Masiix.
Наша же родина на небесах, и оттуда мы ожидаем Спасителя Иисуса Христа.
21 I sagu wuxuu beddeli doonaa jidhkeenna liita inuu u ekaado jidhkiisa ammaanta leh, oo wuxuu ku beddelayaa xoogga uu isagu ku awoodo inuu wax kastaba isaga hoosaysiiyo.
Ему дана сила покорить Себе все, и действием этой силы Он изменит наши униженные тела так, что они будут подобны Его славному телу.