Yacquub 4 ~ Иакова 4

picture

1 D agaallada iyo dirirta idinku dhex jira xaggee bay ka yimaadaan? Miyaanay ka imanin damacyadiinna ku dhex dagaallamaya xubnihiinna?

Откуда среди вас враждебность и распри? Не от ваших ли страстей, которые борются внутри вас самих?

2 W aad damacdaan, mana lihidin; waad dishaan, waadna xaasiddaan, mana heli kartaan; waad dirirtaan, waadna dagaallantaan, mana lihidin, waayo, ma aad weyddiisataan.

Вы чего-то хотите, но не имеете, и поэтому убиваете. Вы чему-то завидуете, но не можете этого достичь, и поэтому вступаете в борьбу и враждуете. Но вы не имеете потому, что не просите;

3 W aad weyddiisataan, mana heshaan, waayo, si xun baad u weyddiisataan inaad ku bixisaan damacyadiinna aawadood.

просите и не получаете, потому что просите из неправедных побуждений, желая употребить просимое на свои наслаждения.

4 D hillayo iyo dhillooyin yahow, miyeydnaan garanayn inay saaxiibnimada dunidu Ilaah la col tahay? Sidaas daraaddeed kii kasta oo doonaya inuu saaxiib la ahaado dunida, Ilaah buu la col noqdaa.

Неверные люди, разве вы не знаете, что дружба с миром – это вражда против Бога? Тот, кто хочет быть другом этому миру, становится врагом Богу.

5 M ise waxaad u malaynaysaan in Qorniinku micnela'aan ku hadlo, Ruuxa uu ka dhigay inuu ina dhex joogo ayaa aad iyo aad inoo jecel isagoo inoo masayra?

Или вы думаете, Писание напрасно говорит, что Бог до ревности любит наш дух, который Он и поселил в нас?

6 L aakiin isagu wuxuu bixiyaa nimco badan oo badan. Haddaba Qorniinku wuxuu leeyahay, Ilaah waa hor joogsadaa kuwa kibra, laakiin kuwa is-hoosaysiiya ayuu nimco siiyaa.

Но Он тем большую дает нам благодать. Поэтому Писание и говорит: «Бог – противник гордых, но смиренным Он дает благодать».

7 H addaba Ilaah ka dambeeya, laakiin Ibliiska hor joogsada, wuu idinka carari doonaaye.

Поэтому покоритесь Богу, противостаньте дьяволу, и он убежит от вас.

8 U soo dhowaada Ilaah, isaguna wuu idiin soo dhowaan doonaa. Dembilayaashow, gacmihiinna nadiifiya. Labaqalbiilayaashow, qalbiyadiinna daahiriya.

Приблизьтесь к Богу, и Он приблизится к вам. Грешники, омойте ваши руки, и вы, двоедушные, очистите ваши сердца.

9 D hibtooda oo baroorta oo ooya. Qosolkiinnu baroor ha u rogmado, farxaddiinnuna caloolxumo.

Сокрушайтесь, плачьте и рыдайте. Пусть в плач обратится ваш смех, а радость – в печаль.

10 I s-hoosaysiiya Rabbiga hortiisa, isna wuu idin sarraysiin doonaa.

Смиритесь перед Господом, и Он возвысит вас.

11 X umaan ha iskaga hadlina, walaalayaalow. Kii xumaan walaalkiis kaga hadlaa ama walaalkiis xukumaa, sharciga ayuu xumaan kaga hadlaa, sharcigana wuu xukumaa. Haddaad sharciga xukuntid, adigu ma ihid mid sharciga yeela, laakiin waxaad tahay mid isaga xukuma.

Братья, не говорите друг о друге плохо. Кто говорит плохо о брате или судит его, тот говорит плохо о Законе и судит этот Закон. А когда человек судит Закон, то он уже не исполнитель Закона, а судья.

12 W aa mid keliya kan sharciga bixiyaa oo wax xukumaa, oo waa kan kara inuu wax badbaadiyo oo uu wax dumiyo. Laakiin adigu yaad tahay, kan deriskiisa xukumow? Kadigidda Faanka Taajiriinta

Есть только один Законодатель и Судья, и только Он может спасти или погубить. А ты кто такой, чтобы судить ближнего? Не будьте самонадеянны

13 B al kaalaya hadda, kuwiinnan yidhaahda, Maanta ama berri waxaannu tegi doonaa magaalo, oo halkaasaannu sannad joogi doonnaa, waannu baayacmushtari doonnaa oo faa'iidaysan doonnaa,

Послушайте теперь те, кто говорит: «Сегодня или завтра мы поедем в такой-то город, поживем там год, будем торговать и получать прибыль».

14 k uwiinnan aan garanaynin waxa berri dhici doona. Noloshiinnu waa maxay? Waayo, idinku waxaad tihiin ceeryaamo, tan wakhti yar muuqata dabadeedna libidha.

Вы даже не знаете, что произойдет завтра. Что такое ваша жизнь? Ведь вы как пар, который на некоторое время появляется и потом исчезает.

15 W aa inaad tidhaahdaan, Haddii Rabbigu doonayo, waannu noolaan doonnaa oo waxaannu samayn doonnaa tan ama taas.

Скажите лучше: «Если на то будет воля Господня, то мы еще поживем и сделаем то или другое».

16 L aakiin idinku haatan waxaad ku faanaysaan isla weynaantiinna. Faanka caynkaas ah oo dhammu waa shar.

Вы же теперь хвастаетесь в своей самонадеянности, а всякое такое хвастовство есть зло.

17 H addaba kii garanaya inuu wax wanaagsan sameeyo laakiin aan samayn, dembi bay u tahay isaga.

Всякий, кто знает, какое добро должен делать, и не делает, тот грешит.