Sabuurradii 87 ~ Псалтирь 87

picture

1 A asaaskiisu wuxuu ku jiraa buuraha quduuska ah.

Основание его на святых горах.

2 R abbigu degmooyinka reer Yacquub oo dhan Wuxuu ka jecel yahay irdaha Siyoon.

Господь любит врата Сиона больше всех поселений Иакова.

3 M agaalada Ilaahay, Waxyaalo ammaan badan ayaa lagaa sheegaa. (Selaah)

Славное возвещается о тебе, город Божий. Пауза

4 A nigu waxaan ka sheekayn doonaa Rahab iyo Baabuloon sidii kuwo i yaqaan, Bal eeg, Falastiin, iyo Turos, iyo Itoobiya. Midkanu halkaasuu ku dhashay.

«Упомяну знающим Меня о Рааве и Вавилоне, вот филистимляне и Тир с Кушом: “Такой-то родился там”».

5 H aah, oo Siyoonna waxaa laga odhan doonaa, Midkan iyo midkaasuba iyaduu ku dhashay, Oo Ilaaha ugu sarreeya ayaa iyada dhisi doona.

О Сионе скажут: «Такой-то и такой-то родился в нем, и Всевышний Сам укрепит его».

6 R abbigu wuu tirin doonaa markuu dadka qorayo, Midkanu halkaasuu ku dhashay. (Selaah)

Господь в переписи народов напишет: «Такой-то родился там». Пауза

7 K uwa gabya iyo kuwa cayaaraaba waxay odhan doonaan, Waxaa kugu jira ilahayga oo dhan.

Все поющие и играющие скажут: «Все источники мои в Тебе».