Ishacyaah 41 ~ Исаия 41

picture

1 G asiiradahow, hortayda ku aamusa, oo dadkuna xooggooda ha cusboonaysiisteen, ha soo dhowaadeen, oo ha hadleen. Aynu dhammaanteen garsoorid u soo wada dhowaanno.

– Умолкните предо Мной, острова! Пусть народы наберутся сил. Пусть приблизятся, пусть говорят; сойдемся вместе на суд.

2 W aa kuma kan mid xagga bari ka soo kiciyey, oo isaga xaqnimo ugu yeedhay inuu raaco? Quruumaha hortiisuu ku siiyaa, oo isaga ka dhigaa inuu boqorro u taliyo. Iyaga wuxuu seeftiisa kaga dhigaa sida boodh oo kale, oo qaansadiisana wuxuu kaga dhigaa sida xaab bidaya oo kale.

Кто воздвиг победителя с востока и призвал его следовать за Собой? Он отдал ему народы и покорил царей. Его меч обратил их в пыль и лук его – в солому на ветру.

3 I sagu wuu eryadaa iyaga, oo ammaan buu ku dhaafaa jid uusan mar hore marin.

Он преследует их и невредимо шествует по дороге, по которой ноги его не ходили прежде.

4 Y aa waxan sameeyey oo sidan yeelay isagoo facaca bilowgii uga yeedhaya? Anigoo Rabbiga ah, oo ah Kan ugu horreeya iyo Kan kuwa dambe la jira, isagaan ahay.

Кто исполнил и совершил это? Тот, Кто вызывает поколения от начала. Я, Господь – с первыми из них, и с последними – Я Тот же.

5 G asiiradahu way arkeen, wayna cabsadeen, oo dhulka darafyadiisuna way gariireen, wayna soo dhowaadeen oo yimaadeen.

Острова увидели и испугались, затрепетали края земли. Они сблизились и сошлись;

6 M idkood waluba wuxuu caawiyey deriskiisii, oo midkood waluba wuxuu walaalkiis ku yidhi, Dhiirranow.

помогают один другому, говорит брат брату: «Крепись!»

7 M arkaasuu nijaarkii dahabtumihii dhiirrigeliyey, oo kii dubbaha wax ku simi jirayna birtumihii buu dhiirrigeliyey, isagoo leh, Laxaamaddu way wanaagsan tahay. Markaasuu masaamiir ku sii adkeeyey si ayan u dhaqdhaqaaqin.

Ремесленник ободряет плавильщика, а чеканщик – кузнеца, говоря о спайке: «Она хороша!» Он крепит идола гвоздями, чтобы не рухнул.

8 L aakiinse reer binu Israa'iilow, waxaad tihiin addoommadayda, reer Yacquubkii aan doortayow, farcankii saaxiibkay Ibraahimow,

– Но ты, о Израиль, слуга Мой, Иаков, которого Я избрал, потомство Авраама, Моего друга,

9 w axaan idinka soo kaxaystay dhulka darafyadiisa, oo geesihiisa waan idiinka yeedhay, oo waxaan idinku idhi, Waxaad tihiin addoommadayda, waanan idin doortay, idinmana xoorin.

ты, кого Я взял с концов земли и призвал от ее краев, говоря тебе: «Ты Мой слуга», – Я избрал тебя и не отвергну.

10 H a cabsanina, waayo, waan idinla jiraa, ha nixina, maxaa yeelay, Ilaahiinna baan ahay, waan idin xoogayn doonaa, waanan idin caawin doonaa, oo waxaan idinku tiirin doonaa midigtayda xaqa ah.

Не бойся, ведь Я с тобой; не страшись, ведь Я – твой Бог. Я укреплю тебя и помогу тебе; Я поддержу тебя спасающей правой рукой Моей.

11 B al eega, kuwa idinku cadhaysan oo dhammu way wada ceeboobi doonaan, wayna sharafjabi doonaan, oo kuwa idinla dirirayaana waxay noqon doonaan sida wax aan jirin, wayna wada halligmi doonaan.

Всех, кто гневается на тебя, ждут бесчестие и позор; те, кто будет противостоять тебе, будут как ничто и погибнут.

12 W aad doondooni doontaan, mana aad heli doontaan, xataa kuwa idinla diriraya, kuwa idinla dagaallamayaana waxay noqon doonaan sida wax aan jirin oo kale, iyo sida wax baabbah ah.

Станешь искать их и не найдешь. Те, кто воюет против тебя, будут как совершенно ничто.

13 W aayo, anigoo ah Rabbiga Ilaahiinna ah ayaa gacanta midig idinku qaban doona anoo idinku leh, Ha cabsanina, anigaa idin caawin doone.

Ведь Я – Господь, твой Бог; я держу тебя за правую руку и говорю: «Не бойся; Я помогу тебе».

14 D ixiriga reer Yacquub ahow, ha cabsan, dadkiinnan reer binu Israa'iilow, waan idin caawin doonaa, ayuu leeyahay Rabbiga Bixiyihiinna ah oo ah Kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iil.

Не бойся, червь Иаков. малолюдный Израиль, Я помогу тебе, – возвещает Господь, твой Искупитель, Святой Израиля. –

15 B al eega, waxaan idinka dhigi doonaa alaab cusub oo af badan oo ilka leh oo wax lagu tumo, oo waxaad tumi doontaan buuraha, waanad daqiijin doontaan, oo kurahana waxaad ka dhigi doontaa sida buunshe oo kale.

Вот, Я сделаю тебя молотильной доской, новой, с острыми зубьями. Ты будешь молотить горы и растирать их, и сделаешь мякиной холмы.

16 W aad haadin doontaan, oo dabayshaa kaxaysan doonta, cirwareentuna way kala firdhin doontaa, oo waxaad ku rayrayn doontaan Rabbiga, waanad ku faani doontaan kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iil.

Ты их провеешь, а ветер развеет, и ураган их рассеет. Но ты возликуешь о Господе, будешь славить Святого Бога Израиля.

17 M asaakiinta iyo saboolka baahanuba biyay doondoonaan, mana jiraan, carrabkoodiina oon buu la engegay, anigoo Rabbiga ah ayaa u jawaabi doona, anigoo ah Ilaaha reer binu Israa'iil ma dayrin doono.

Бедные и нищие ищут воду, но ее нет; их языки пересохли от жажды. Но Я, Господь, им отвечу; Я, Бог Израиля, их не брошу.

18 M eelaha sarsare ayaan webiyo ka furi doonaa, ilona dhooxooyinka dhexdood ayaan ka soo dayn doonaa. Oo cidladana waxaan ka dhigi doonaa balli biya ah, dhulka engeganna durdurro biya ah.

Я пущу по бесплодным высотам реки, и источники по долинам; превращу пустыню в пруды с водой, и иссохшую землю – в источники.

19 W axaan cidlada ku soo beeri doonaa geedaha la yidhaahdo kedar, iyo qudhac, iyo hadaas, iyo geedsaliid, oo lamadegaankana waxaan ka soo bixin doonaa geedaha ah beroosh, iyo tidhaar, iyo te'ashuur,

Я посажу в пустыне кедр и акацию, мирт и маслину. Насажу в необитаемой земле кипарис, платан и сосну вместе,

20 i n la arko, oo la ogaado, oo laga fiirsado, oo dhammaan la wada garto in gacanta Rabbigu ay waxaas samaysay, iyo in kan Quduuska ah oo reer binu Israa'iil uu waxaas uumay.

чтобы народ мог видеть и знать, задуматься и понять, что рука Господня сделала это, Святой Израилев сотворил. Невежество идолов

21 R abbigu wuxuu leeyahay, Dacwadiinna keena. Boqorka reer Yacquub wuxuu leeyahay, Sababihiinna adag soo saara.

– Представьте ваше дело, – говорит Господь. Приведите свои доказательства! говорит Царь Иакова.

22 I yagu ha soo saareen, oo waxa dhici doona ha noo sheegeen. Waxyaalihii jiri jiray iyo waxay yihiin noo sheega, si aannu uga fiirsanno, oo aannu u ogaanno waxay ugudambaystoodu noqon doonto, amase waxyaalaha iman doona na tusa.

Пусть приведут их и скажут нам, что случится. Пусть расскажут нам о прежних делах, чтобы нам в них вникнуть и узнать, каков их исход. Или объявите нам о грядущем,

23 W axyaalaha hadda dabadeed iman doona noo sheega si aannu u ogaanno inaad idinku ilaahyo tihiin. Bal wanaag ama shar sameeya, si aannu u naxno, oo aannu dhammaantayo u wada fiirinno.

расскажите о том, что явится после, чтобы мы за богов вас признали. Сделайте что-нибудь доброе или злое, чтобы нам ужаснуться и наполниться страхом.

24 B al eega, idinku waxaad tihiin sida waxaan jirin oo kale, oo shuqulkiinnuna waa baabba', oo kii idin doortaana waa karaahiyo.

Но вы ничто, и ваши дела совершенно ничтожны; тот, кто вас предпочтет, омерзителен.

25 M id baan xagga woqooyi ka soo kiciyey, wuuna yimid, kaasoo tan iyo marka qorraxdu soo baxdo magacayga ku baryootama, oo wuxuu amiirro ugu dul tuman doonaa sida dhoobada malaasta ah loogu tunto oo kale, iyo sida dheryasameeyuhu dhoobada ugu tunto oo kale.

Я воздвиг того, кто на севере, и он идет; с солнечного восхода он призовет Мое Имя. Он топчет правителей, будто грязь, будто горшечник топчет глину.

26 K umaase waa hore sii sheegay, si aannu u nidhaahno, Waa runtiis? Hubaal mid wax sheega ma jiro, oo mid wax tusa ma jiro, oo mid erayadiinna maqla ma jiro.

Кто сказал об этом сначала, чтобы мы могли знать, заранее, чтобы мы могли сказать: «Он прав»? Никто не сделал этого, никто не предсказал, никто не слышал от вас ни слова.

27 A naa ah Kan ugu horreeya oo Siyoon ku yidhi, Bal eega, bal eega iyaga, oo waxaan Yeruusaalem siin doonaa mid war wanaagsan u keena.

Я первым возвестил Сиону: «Вот оно, сбывается!», и дал Иерусалиму вестника, несущего добрую весть.

28 O o markaan eego, ninna ma jiro, oo markaan wax weyddiiyana taliye eray iigu jawaabi kara dhexdooda laguma arag.

Я смотрю, но нет никого – никого среди них, чтобы дать совет, никого, чтобы ответить, если Я их спрошу.

29 B al eega, kulligood shuqulladoodu waa wax aan waxba ahayn, waana baabba' oo sanamyadooda la shubayna waa dabayl iyo wax aan micne lahayn.

Вот, все они – обман! Их дела ничтожны; их изваяния – ветер и пустота.