Boqorradii Labaad 3 ~ 4-я Царств 3

picture

1 H addaba Yehooraam ina Axaab ayaa dadka Israa'iil Samaariya boqor ugu noqday, taasuna waxay ahayd sannaddii siddeed iyo tobnaad ee Yehooshaafaad boqorkii dalka Yahuudah, oo wuxuuna boqor ahaa laba iyo toban sannadood.

Иорам, сын Ахава, стал царем Израиля на восемнадцатом году правления Иосафата, царя Иудеи, и правил в Самарии двенадцать лет.

2 O o wuxuu sameeyey wax Rabbiga hortiisa shar ku ah, laakiinse uma samayn sidii aabbihiis iyo sidii hooyadiis u sameeyeen oo kale, waayo, wuu riday tiirkii Bacal oo aabbihiis sameeyey.

Он делал зло в глазах Господа, но не так, как его отец и мать, потому что убрал священный камень Баала, который сделал его отец.

3 H abase yeeshee wuxuu ku dhegay dembigii Yaaraabcaam ina Nebaad, ee uu dadkii Israa'iil dembaajiyey, kaas kama uu tegin.

И все же он держался грехов Иеровоама, сына Навата, к которым тот склонил Израиль. Он не отступал от них. Поражение Моава

4 H addaba boqorkii reer Moo'aab oo Meeshaac ahaa ido buu lahaa, oo wuxuu boqorkii dalka Israa'iil baad u siin jiray boqol kun oo baraar ah, iyo boqol kun oo wan dhogortood.

Меша, царь Моава, разводил овец, и должен был поставлять царю Израиля сто тысяч ягнят и шерсть со ста тысяч баранов.

5 L aakiinse markii Axaab dhintay ayaa boqorkii Moo'aab ku caasiyoobay boqorkii dalka Israa'iil.

Но после смерти Ахава царь Моава восстал против израильского царя.

6 O o markaasaa Boqor Yehooraam ka baxay Samaariya, oo wuxuu soo safay dadkii Israa'iil oo dhan.

Тогда царь Иорам вышел из Самарии и собрал все израильское войско.

7 O o intuu tegey ayuu u cid dirtay Yehooshaafaad oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah, oo wuxuu ku yidhi, Waxaa igu caasiyoobay boqorkii Moo'aab, haddaba ma i raacaysaa aan Moo'aab la dirirnee? Isna wuxuu yidhi, Haah, waan ku raacayaa, waayo, waxaan ahay adigoo kale, dadkayguna waa sida dadkaaga oo kale, fardahayguna waa sida fardahaaga oo kale.

Еще он послал сказать Иосафату, царю Иудеи: – Царь Моава восстал против меня. Ты пойдешь со мной воевать против Моава? – Пойду, − ответил он. − Как ты, так и я, мой народ − твой народ, мои кони − твои кони.

8 O o isna wuxuu yidhi, War jidkee baynu maraynaa? Markaasuu ugu jawaabay, Jidka cidlada Edom.

Потом он спросил: – Какой дорогой мы выступим? Иорам ответил: – Через пустыню Эдома.

9 S idaas daraaddeed waxaa israacay boqorkii dalka Israa'iil, iyo boqorkii dalka Yahuudah, iyo boqorkii dalka Edom; oo waxay wareegeen meel toddoba maalmood loo socdo; oo ciidankii iyo xayawaankii la socday toona biyo ma helin.

Царь Израиля отправился в путь с царем Иудеи и царем Эдома. После семи дней кружной дороги у войска не осталось воды ни для себя, ни для животных, которые были с ними.

10 M arkaasaa boqorkii dalka Israa'iil wuxuu yidhi, Hoogay! waayo, Rabbigu wuxuu saddexdayadan boqor isugu yeedhay inuu gacanta reer Moo'aab na geliyo.

– Горе! − воскликнул царь Израиля. − Господь созвал нас, трех царей, чтобы отдать в руки Моава!

11 L aakiinse Yehooshaafaadba wuxuu yidhi, War sow ma joogo nin ah Rabbiga nebigiis aan Rabbiga wax ka weyddiinnee? Oo mid ka mid ah boqorkii dalka Israa'iil addoommadiisii ayaa ugu jawaabay, Waxaa jooga Eliishaa ina Shaafaad oo biyo ku shubi jiray Eliiyaah gacmihiisii.

Но Иосафат спросил: – Неужели здесь нет пророка Господа, чтобы спросить через него Господа? Один из приближенных царя Израиля ответил: – Здесь есть Елисей, сын Шафата. Он поливал воду на руки Илии.

12 M arkaasaa Yehooshaafaad wuxuu yidhi, Isaga Eraygii Rabbigaa la jira. Kolkaasay boqorkii dalka Israa'iil, iyo Yehooshaafaad, iyo boqorkii Edomba isagii u tageen.

Иосафат сказал: – С ним слово Господне. Тогда царь Израиля, Иосафат и царь Эдома пошли к нему.

13 M arkaasaa Eliishaa wuxuu boqorkii dalka Israa'iil ku yidhi, War maxaa inaga dhexeeya? Nebiyadii aabbahaa iyo nebiyadii hooyadaa u tag. Oo boqorkii dalka Israa'iilna wuxuu ku yidhi, Maya, waayo, Rabbigu wuxuu saddexdayadan boqor isugu yeedhay inuu gacanta reer Moo'aab na geliyo.

Елисей сказал царю Израиля: – Что у нас с тобой общего? Ступай к пророкам твоего отца и твоей матери. – Нет, − ответил царь Израиля, − ведь это Господь созвал нас, трех царей, чтобы отдать в руки Моава.

14 O o Eliishaana wuxuu yidhi, Waxaan ku dhaartay Rabbiga ciidammada oo aan hor taagnahay noloshiisa ee hubaal haddii aanan xurmaynayn horjoogidda Yehooshaafaad oo ah boqorka dalka Yahuudah, xaggaaga ma aanan fiiriyeen kuna arkeen.

Елисей сказал: – Верно, как и то, что жив Господь Сил, Которому я служу – если бы я не уважал Иосафата, царя Иудеи, то я и не вглянул бы на тебя и даже не заметил.

15 H addaba waxaad ii keentaan nin kataarad wada. Oo markii ninkii kataaraddii ka dhawaajiyey ayaa gacantii Rabbigu ku soo degtay isagii.

А теперь приведите мне арфиста. И когда арфист играл, на Елисея сошла сила Господа,

16 O o wuxuu yidhi, Rabbigu wuxuu idinku leeyahay, Dooxadan boholo miidhan ka dhiga.

и он сказал: – Так говорит Господь: «Копайте рвы по всей этой долине».

17 W aayo, waxaa Rabbigu leeyahay, Dabayl ma arki doontaan, roobna ma arki doontaan, laakiin dooxadaas waxaa ka buuxsami doona biyo, oo idinna waad cabbi doontaan idinka, iyo lo'diinna, iyo xoolihiinnuba.

Потому что так говорит Господь: «Вы не увидите ни ветра, ни дождя, но эта долина наполнится водой, и вы, ваш скот и другие ваши животные будете пить».

18 O o taasu Rabbiga hortiisa waa ku fudud dahay; oo weliba isagu reer Moo'aabna gacantiinnuu soo gelin doonaa.

Сделать это для Господа легко, Он отдаст в ваши руки и Моав.

19 O o waa inaad dumisaan magaalo kasta oo deyr leh, iyo magaalo kasta oo la doortay, oo geed kasta oo wanaagsan waa inaad jartaan, oo waxaad xidhaan ilo walba oo biyo ah, oo waxaad dhul kasta oo wanaagsan ku hallaysaan dhagaxyo.

Вы захватите все укрепленные и большие города. Вы срубите хорошие деревья, завалите источники и забросаете камнями хорошие поля.

20 O o subaxdii dambe markii allabariga la bixin jiray goor ku dhow ayaa biyo ka yimaadeen xagga Edom, oo waddankiina biyaa ka buuxsamay.

На следующее утро, в то время, когда приносят жертву, со стороны Эдома потекла вода! И земля наполнилась водой.

21 H addaba markay reer Moo'aab maqleen in boqorradii ay yimaadeen inay la dagaallamaan ayaa waxaa is-urursaday dhammaan kuwii hub qaadi karay iyo kuwii ka weynaa, oo waxay istaageen soohdinta.

А моавитяне уже прослышали, что цари идут на них войной, и всех мужчин, и молодых, и старых, собрали и поставили на границе.

22 O o iyana waxay kaceen aroor hore, oo qorraxdiina biyihii bay dhalaalisay, oo reer Moo'aabna waxay arkeen biyihii hortooda ka muuqday oo guduudan sida dhiig oo kale.

Когда рано утром они поднялись, солнце светило на воду, и вода показалась моавитянам красной, как кровь.

23 M arkaasay yidhaahdeen, War waxanu waa dhiig, hubaal boqorradii waa islaayeen oo nin waluba saaxiibkiis buu dilay; haddaba, reer Moo'aabow, xagga dhaca u kaca.

– Это кровь! – сказали они. – Должно быть, цари сражались и перебили друг друга. Что ж, на добычу, Моав!

24 O o markay yimaadeen xeradii dadka Israa'iil ayaa dadka Israa'iil ku kaceen oo laayeen reer Moo'aab; iyana way ka carareen hortooda, oo dadka Israa'iilna dhulkii bay hore u galeen iyagoo reer Moo'aab laynaya.

Но когда моавитяне пришли к израильскому лагерю, израильтяне поднялись и стали разить их, и те побежали. Войдя в Моав, они продолжали разить их.

25 O o magaalooyinkii way burburiyeen, oo dhul kasta oo fiicanna nin waluba dhagaxiisii buu ku tuuray, oo way buuxiyeen; oo ilihii biyaha ahaa oo dhanna way wada xidheen, oo geedihii wanaagsanaa oo dhanna way wada jareen, ilaa ay Qiir Xaresed oo keliya dhagxanteedii u daayeen, habase yeeshee wadhafleydii ayaa isku wareejisay oo ku dhufatay.

Они разрушили города, и каждый воин бросал по камню на всякое хорошее поле, пока оно не было завалено. Они завалили источники и срубили хорошие деревья. Лишь в Кир-Харесете оставались каменные стены, пока пращники не окружили его и не напали на него.

26 O o boqorkii reer Moo'aab markuu arkay in dagaalku ku kulul yahay ayuu kaxaystay toddoba boqol oo nin ee seefqaad wada ah si uu ugu gudbo xagga boqorka Edom, laakiinse way kari waayeen.

Когда царь Моава увидел, что проигрывает сражение, он взял с собой семьсот человек, владеющих мечом, чтобы прорваться к царю Эдома, но не смог.

27 M arkaasuu kaxaystay wiilkiisii curadka ahaa oo meeshiisa boqor ka noqon lahaa, oo derbiga korkiisa ayuu sida allabari la gubo ugu bixiyey. Oo dadka Israa'iilna cadho weyn baa loo qabay, oo iyana way ka tageen isagii, oo waxay ku noqdeen dalkoodii.

Тогда он взял первенца, который должен был стать царем вместо него, и принес его в жертву на городской стене. Это вызвало большое негодование против израильтян. Они отступили и вернулись в свою землю.