1 T anu waa salaaddii Xabaquuq, oo lagu luuqeeyo Shigyonood.
Молитва пророка Аввакума, для пения.
2 R abbiyow, waxaan maqlay warkaagii, waanan cabsanayaa. Rabbiyow, shuqulkaaga soo noolee sannadaha dhexdooda, Sannadaha dhexdooda ogeysii, Oo markii aad cadhootid naxariis soo xusuuso.
Господи, я услышал весть о Тебе, и я устрашен Твоими делами. Господи, возобнови их в наши дни, яви их и в наши времена, и в гневе будь милостив.
3 I laah wuxuu ka yimid Teemaan, Kii Quduuska ahaana wuxuu ka yimid Buur Faaraan. (Selaah) Sharaftiisii waxay ku fidday samooyinka, Oo dhulkiina waxaa ka buuxsamay ammaantiisii.
Бог пришел из Темана, Святой – от горы Паран. Пауза Небеса покрылись Его величием, и наполнилась земля Его славой.
4 O o dhalaalkiisiina wuxuu ahaa sida nuurka, Wuxuuna lahaa iftiin gacantiisa ka soo baxaya. Oo waxaa halkaas ku qarsoonaa xooggiisa.
Его сияние – как солнечный свет; лучи исходят из Его рук, где скрыта Его сила.
5 W axaa hortiisa socday belaayo, Oo waxaa daba socday xummad.
Болезнь идет перед Ним, мор – по Его стопам.
6 W uu istaagay, oo dhulkuu qiyaasay, Wax buu fiiriyey, oo quruumihii buu kala eryay. Kolkaasaa buurihii weligood ahaa kala firdheen, Oo kurihii daa'imiska ahaana way wada foororsadeen. Socodkiisuna wuxuu ahaa sidii waagii hore.
Он стал и сотряс землю; от Его взгляда затрепетали народы. Рушились вечные горы, исчезали древние холмы, но пути Его вечны.
7 W axaan arkay teendhooyinkii reer Kushan oo dhib ku dhex jira. Daahyadii dalka reer Midyaanna way gariireen.
Я видел кушанские шатры в беде, дома мадианитян в страданиях.
8 R abbigu ma wuxuu u cadhooday webiyaasha? Ma waxaad u xanaaqday webiyaasha Mase waxaad u cadhootay badda? Ma saas aawadeed baad u soo fuushay fardahaaga, Iyo gaadhifardoodyadaadii badbaadinta?
Разве Ты прогневался на реки, Господи? Разве Ты прогневался на потоки? Разве Ты прогневался на море, что воссел на Своих коней и на Свои победоносные колесницы.
9 Q aansadaadii daaha baad ka qaadday, Dhaartii aad qabiilooyinka ugu dhaaratayna waxay ahayd eray run ah. (Selaah) Dhulka waxaad ka dillaacisay webiyaal.
Ты обнажил Свой лук и колчан наполнил стрелами. Пауза Ты рассек землю реками;
10 B uurihii way ku arkeen, oo way cabsadeen. Biyaha xoogga lahuna way iska gudbeen, Moolkii codkiisuu ku hadlay, Gacmihiisiina kor buu u taagay.
горы видели Тебя и содрогались. Обрушились потоки вод, бездна морская взревела и подняла свои волны ввысь.
11 Q orraxdii iyo dayaxiiba waxay istaageen rugtoodii, Markay fallaadhahaaga nuuraya lalayeen, Iyo markuu warankaaga dhalaalaya birbirqay.
Солнце и луна застыли в небесах, когда увидели Твои сияющие стрелы и блеск Твоих сверкающих копий.
12 D alkii xanaaq baad kula dhex socotay, Quruumihiina cadho baad ku tuntay.
Ты прошел по земле в гневе, и в ярости Ты уничтожил народы.
13 W aad u soo baxday inaad dadkaaga badbaadiso daraaddeed, Iyo inaad badbaadiso kaaga subkan. Reerka sharrowga madaxiisa waad dhaawacday. Aasaaskiina waad soo bandhigtay. (Selaah)
Ты пришел, чтобы освободить Свой народ, спасти Своих избранных. Ты сразил главу дома беззакония, обнажив его с головы до пят. Пауза
14 M adaxii dagaalyahanyadiisa waxaad ku mudday ulihiisii, Waxay u yimaadeen sidii dabayl cirwareen ah inay i kala firdhiyaan daraaddeed. Rayrayntoodu waxay ahayd inay masaakiinta qarsoodi u dhammeeyaan.
Его собственным копьем Ты пронзил ему голову, когда его воины, как вихрь, ринулись, чтобы разбить нас. Они торжествовали, словно те, кто тайком обкрадывает бедняка.
15 F ardahaagii waad kula tumatay baddii, Taasoo ahayd biyaha aad u badan oo iskor taallaysan.
Ты со Своими конями проложил путь через море, вспенивая великие воды.
16 A nigu waan maqlay, kolkaasaan caloosha ka naxay, Oo codkii aawadiis ayaa bushimahaygu la qadhqadheen, Lafahaygiina way qudhmeen, oo meeshaydaan ku gariiray, Inaan iska nasto intaan sugayo maalinta dhibka Oo ay ciidammadu ku soo kici doonaan dadka.
Я услышал это, и сердце мое дрогнуло, мои губы задрожали от Твоего голоса, мое тело ослабло, и ноги подкосились. Однако я буду терпеливо ждать дня расплаты наших завоевателей.
17 W aayo, in kastoo berduhu uusan ubxin, Ama aan midho ku oollin geedaha canabka ah, Oo hawsha saytuunka lagu khasaaro, Ama aan beeraha quud ka bixin, Oo adhigu xerada ka baabbo'o, Oo golahana aan xoolo lagu arag,
Даже если инжир не расцветет, и не будет винограда на лозе, если маслины не принесут плода, и поля не дадут урожая, если не останется овец в загоне и волов – в стойлах,
18 H addana Rabbiga waan ku rayrayn doonaa, Oo Ilaaha badbaadadayda ah waan ku farxi doonaa.
я все равно буду радоваться Господу и ликовать о Боге, моем Спасителе.
19 R abbiga Sayidka ah ayaa xoog ii ah, Cagahaygana wuxuu ka dhigaa sida cagaha deerada, Oo wuxuu igu socodsiin doonaa meelahayga sarsare. Tan waxaa lagu tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu qaadaa alaabtayda xadhkaha leh.
Владыка Господь – моя сила; Он делает ноги мои сильными, как у оленя, и возводит меня на высоты. Дирижеру хора. На струнных инструментах.