Yeremyaah 35 ~ Иеремия 35

picture

1 K anu waa eraygii Yeremyaah xagga Rabbiga uga yimid wakhtigii Yehooyaaqiim ina Yoosiyaah uu boqorka ka ahaa dalka Yahuudah, oo wuxuu ku yidhi,

Вот слово, которое было к Иеремии от Господа во время правления иудейского царя Иоакима, сына Иосии:

2 W axaad u tagtaa reer Reekaab, oo la hadal, oo guriga Rabbiga qolladihiisa middood geli, waxaanad siisaa khamri ay cabbaan.

– Пойди к членам рода рехавитов, пригласи их прийти в одну из боковых комнат дома Господня и предложи выпить вина.

3 M arkaasaan soo kaxaystay Ya'asanyaah ina Yeremyaah oo ahaa ina Habasinyaah, iyo walaalihiis, iyo wiilashiisii oo dhan, iyo qoyskii reer Reekaab oo dhan,

Я пошел к Яазании, сыну Иеремии, внуку Хаваццинии, к его братьям и сыновьям – ко всему роду рехавитов.

4 o o gurigii Rabbigana waan keenay, oo waxaan soo geliyey qolladdii ilma Xaanaan kaasoo ahaa ina Yigdalyaah oo ahaa nin Ilaah u go'ay, taasoo ku dhinac tiil qolladdii amiirrada, oo ka sii korraysay qolladdii Macaseeyaah ina Shalluum ee iridjooge ahaa.

Я привел их в дом Господень, в комнату сыновей Ханана, сына пророка Игдалии. Она была рядом с комнатой вождей, которая находилась над комнатой привратника Маасеи, сына Шаллума.

5 M arkaasaan wiilashii reer Reekaab soo hor dhigay weelal khamri ka buuxo iyo koobab, oo waxaan ku idhi, Khamrigan cabba.

Я поставил перед членами рода рехавитов чаши, полные вина, и несколько кубков и сказал им: – Выпейте вина.

6 L aakiinse waxay yidhaahdeen, Innaba khamri cabbi mayno, waayo, awowgayo Yoonaadaab oo ahaa ina Reekaab ayaa nagu amray oo nagu yidhi, Weligiin idinka iyo wiilashiinnuba waa inaydaan khamri cabbin.

Но они ответили: – Мы не пьем вина, потому что наш предок Ионадав, сын Рехава, повелел нам: «Ни вы, ни ваши потомки не должны никогда пить вина.

7 O o innaba guri ha dhisanina, abuurna ha daadinina, oo beercanabna ha beeranina, hana yeelanina, laakiinse cimrigiinna oo dhan waxaad degganaataan teendhooyin si aad wakhti dheer u sii joogtaan dalka aad deggan tihiin.

Еще вы не должны строить домов, сеять и возделывать виноградники; пусть ничего этого у вас не будет, потому что вы должны всегда жить в шатрах. Тогда вы долго проживете на той земле, где вы являетесь чужеземцами».

8 O o annagu waannu addeecnay codkii awowgayo Yoonaadaab ina Reekaab oo nagu amray inaannan innaba khamri cabbin cimrigayaga oo dhan, annaga, iyo naagahayaga, iyo wiilashayada, iyo gabdhahayaguba,

Мы послушны всему, что повелел нам Ионадав, сын Рехава. Ни мы, ни наши жены, ни наши сыновья и дочери никогда не пьем вина,

9 i yo inaannan guryo aan ku degnona innaba dhisan, oo weliba annagu ma aannu lihin beercanab, ama beer kale, amase abuurba,

не строим домов, чтобы жить в них, и у нас нет ни виноградников, ни полей, ни посевов.

10 l aakiinse teendhooyin baannu ku degganayn, oo waannu addeecnay, waanan wada samaynay sidii awowgayo Yoonaadaab uu nagu amray oo dhan.

Мы живем в шатрах и исполняем все, что повелел нам Ионадав, сын Рехава.

11 L aakiinse markii Nebukadresar oo boqorka Baabuloon ahu uu dalka yimid ayaannu isnidhi, Ina keena aynu Yeruusaalem u guurnee, waana cabsida aannu ciidanka reer Kaldayiin, iyo ciidanka reer Suuriya ka cabsannay aawadeed, oo sidaas daraaddeed ayaannu Yeruusaalem ku deggan nahay.

Но когда Навуходоносор, царь Вавилона, пошел войной на эту страну, мы сказали: «Соберемся и уйдем в Иерусалим, чтобы спастись от войск халдеев и арамеев». Потому мы и поселились в Иерусалиме.

12 M arkaasaa eraygii Rabbigu Yeremyaah u yimid, isagoo leh,

И сказал Господь Иеремии:

13 R abbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Tag, oo dadka Yahuudah iyo kuwa Yeruusaalem degganba waxaad ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu leeyahay, War, tacliin miyeydaan qaadanayn inaad erayadayda maqashaan?

– Так говорит Господь Сил, Бог Израиля: Пойди и скажи людям Иудеи и жителям Иерусалима: «Неужели вы не научитесь слушаться Моих слов? – возвещает Господь. –

14 Y oonaadaab ina Reekaab erayadiisii uu wiilashiisa ku amray inayan innaba khamri cabbin waa la wada oofiyey, oo ilaa maantadan la joogo iyagu khamrina ma cabbaan, waayo, waxay addeecaan amarkii awowgood, aniguse waan idinla hadlay, anigoo goor wanaagsan idinla hadlaya, laakiinse innaba ima aydaan dhegaysan.

Ионадав, сын Рехава, повелел своим сыновьям не пить вина, и его повеление было соблюдено. Они и сегодня не пьют вина, потому что послушны повелениям своего предка. А Я снова и снова говорил вам, и вы не слушались Меня.

15 O o weliba waxaan idiin soo diray nebiyadii addoommadayda ahaa anigoo goor wanaagsan idiin soo diraya, oo idinku leh, Midkiin kastaaba haatan jidkiisa sharka ah ha ka soo noqdo, oo falimihiinnana hagaajiya, oo ilaahyo kale ha daba gelina inaad u adeegtaan aawadeed, oo markaas waxaad iska degganaan doontaan dalkii aan siiyey idinka iyo awowayaashiinba, laakiinse idinku dheg iima aydaan dhigin, oo innaba ima aydaan dhegaysan.

Снова и снова Я посылал к вам всех Моих слуг пророков. Они говорили: “Обратитесь каждый от своего злого пути и оставьте свои злые деяния; не следуйте за чужими богами, чтобы служить им. Тогда вы будете жить на земле, которую Я дал вам и вашим отцам”. Но вы не обращали внимания и не слушали Меня.

16 Y oonaadaab ina Reekaab wiilashiisii way wada oofiyeen amarkii awowgood uu iyaga ku amray, laakiinse dadkanu aniga ima ay dhegaysan,

Потомки Ионадава, сына Рехава, исполняют повеление, которое дал им их отец, а этот народ не слушается Меня.

17 s idaas daraaddeed Rabbiga ah Ilaaha ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Bal ogaada, dadka Yahuudah iyo kuwa Yeruusaalem deggan oo dhanba waxaan ku soo dejin doonaa masiibadii aan iyaga kaga hadlay oo dhan, maxaa yeelay, waan la hadlay, laakiinse ima dhegaysan, waanan u yeedhay, laakiinse iima ay jawaabin.

Поэтому так говорит Господь, Бог Сил, Бог Израиля: Я нашлю на Иудею и на каждого, кто живет в Иерусалиме, все невзгоды, которые Я им предрек. Я говорил с ними, но они не слушали; Я звал их, но они не отвечали».

18 M arkaas Yeremyaah wuxuu reer Reekaab ku yidhi, Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Idinku waxaad addeecdeen amarkii awowgiin Yoonaadaab, oo qaynuunnadiisii oo dhanna waad dhawrteen, oo waxaad wada samayseen wixii uu idinku amray oo dhan,

А роду рехавитов Иеремия сказал: – Так говорит Господь Сил, Бог Израиля: Вы послушны воле своего предка Ионадава, исполняете все его наставления и делаете все, что он повелел.

19 h addaba sidaas daraaddeed, Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Yoonaadaab ina Reekaab marnaba weligiis ma waayi doono nin hortayda istaaga.

Поэтому так говорит Господь Сил, Бог Израиля: Ионадав, сын Рехава, не останется без потомка, который будет Мне служить.