s idaas daraaddeed Rabbiga ah Ilaaha ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Bal ogaada, dadka Yahuudah iyo kuwa Yeruusaalem deggan oo dhanba waxaan ku soo dejin doonaa masiibadii aan iyaga kaga hadlay oo dhan, maxaa yeelay, waan la hadlay, laakiinse ima dhegaysan, waanan u yeedhay, laakiinse iima ay jawaabin.
Поэтому так говорит Господь, Бог Сил, Бог Израиля: Я нашлю на Иудею и на каждого, кто живет в Иерусалиме, все невзгоды, которые Я им предрек. Я говорил с ними, но они не слушали; Я звал их, но они не отвечали».
Continue reading Report error